if not outside of SL
waxaan nahay qabiilka kaliya oo kurti xildhibaanadooda Doorasho ku imaadaan tartan furan ah marka laga reebo hal mid oo jufadiisa dhexdooda isu tanaasuleen waana Cabdi Yuusufka oo reer Iidle kamaqnaa saaxada since USC loo dhaafey.
hada waxaa socda Hirshabelle, Jubaland, Galmudug democratization oo south Somalia aha Thanks to the unelected Guudlaawe, QoorQoor and madoobe oo lacag ku cunaya balse ma ogtahay in Baladweyne dooratey mayor Mohamed Hassan Nuriye in 2012 in a free elections?
Hiiraan waxaa ka jiray Golo deegaan oo wax doorta ma aheen meel uu warlord xoog ku heesto xata Xassan Qalaad oo markii hore USC magacowdey ka dib waa la doortey in late 90skii, Late ambassador laqanyo hiiraan land waa la doortey londin uu ka tagey ma heesan wax tikniko ah cod uu ku yimid. waa ninkii maamulka Hiiraan TFGdii Yeey ku darey saasna ku noqdey safiirka AU iyo Ethiopia heshiis ka dhacay mustaxiil asaga iyo Yeey laakin laqanyo wuxuu ka horyimid yeey kadib markuu Xamar galay dawlada itoobiya uu ka qabsadey sida inay hawiyaha la heshiiso wuxuu la mid ahaa axmed cabdisalam dad qabay fikirka in Hawiye itoobiyo la shaqeystaan. waxey ku jirtaa Wikileakska hubkii dawladiisana hiiraan baa toos loo siiyay.
waxaanahay bulsho diimoqoraadiyeed oon saameyn ku yeelan dhaqankii askarta iyo warlordska iyo Al Shabaab
laakin aan u nimaadno xiliga dawladnimada. In 2012 waxaa Baladweyne ka dhacay doorashada duqa magaalada waxaan wadnay doorashada Gudoomiyaha waa tii xassan Sh markuu tagay uu dhahay waan soo dhaweynayaa inaad doortaan gudoomiyaha oo JL ka carootey waxay keentay inuu Laqanyo magacaabo laakin ka hor doorasha gudoomiyahaa socdey oo larabay in Cabdifatax Afrax oo jabhad ahaa lagu dissolve gareeyo
On May 7, 2012, Beledweyne held its first mayoral elections since the start of the civil war in the early 1990s. Two hundred delegates took part in the contest, which was overseen by the Hiran region's head of elections, Sadaq Omar Sabriye. Mohamed Hassan Nuriye emerged as the new city mayor, obtaining 135 votes versus 11 and 8 votes, respectively, for the two nearest competitors.[6]
In his first day in office, Mayor Nuriye officially banned firearms within the city limits. He also warned that people found contravening the edict would have their weapons impounded and could face imprisonment. In addition, Nuriye indicated that for security reasons, government soldiers who were not on patrol should remain within their bases. Soldiers would likewise only be permitted to carry weapons in the city while conducting security operations.[7]
To further tighten up on security, Beledweyne municipality over a three-day period started simultaneously registering all local residents.[7] Mayor Nuriye also unveiled plans for a citywide beautification campaign.[7] In July 2012, his administration imposed a two-day night-time curfew in Beledweyne, while government soldiers demolished structures that had been illegally erected along the area's main road in one of the Municipality's first urban renewal initiatives.[8]
Nuuriye waxaa lagu badalay mid wasiirka gudaha hassan Sh soo magacaabay. wuu ka horeeyay hassan Sh. jidadka iyo suuqyada ayuu habeeyay wuxuu dumiyay meelaha sharci darada lagu dhisay oo jidadka saaran
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Mohamed_Hassan_Nuriye
Hiiraan Online
Home
Wararka Manta
Jobs
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo talaabo hormar ah ku tilmaamay doorashada Duqa degmada Beledweyne






Talaado, May 08, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo maalintii shalay goob-joog ka ahaa kulan ay gollaha deegaannka degmada Beledweyne ku soo dooranayeen Duqa degmada, ayaa sheegay in uu soo dhamaaday waqtigii bulshada loo soo magacaabi jiray hogaan-ka, laakiin wixii hadda ka danbeeya la doonayo in dadku iyaga soo doortaan cidii ay doonayaan.
"Marka ugu horeysay waan idinku hanbalyeeynayaa haddii aad tihiin gollaha deegaannka degmada Beledweyne doorashada Duqa degmada, waa talaabo muhiim, waxaana ay arintani muujineysaa in uu soo dhamaaday waqtigii dadka dusha looga keeni jiray hogaan-ka, dadka iyaga ayaa u madaxbanaan in ay soo doortaan cida ay doonayaan,’’ ayuu yiri,’’ guddoomiyaha maamulka gobollka Hiiraan.
Waxaa uu sheegay in taalabada ay qaadeen gollaha deegaannka degmada Beledweyne ay tahay hormar iyo waliba biseyl muuqda oo ay dadku ka gaareen in ay xushaan cida ay is leeyihiin waad ku aamin kartaa howsha aad markaa u baahan tihiin.
Duqa degmada Beledweyne Max’ed Xassan Nuuriye oo maalintii shalay la doortay ayaa sheegay in xilku uusan aheyn wax fudud, hasse ahaatee uu rajenayo in uu ka soo baxo mas’uuliyada la saaray.
"Waxaan hortiina ka balan-qaadayaa in aan si daacadnimo ku jirto aan u gudan doono xilka aad i saarteen, dabcan haddii aan ka soo dhalaali waayo waajibaadka i saraan, waxaad xaq iigu leedihii in aad igala noqotaan, ‘’ ayuu yiri,’’ Max’ed Xassan Nuuriye.
https://hiiraan.com/news/2012/May/warar ... -17913.htm
https://www.hiiraan.com/news/2012/may/w ... -17987.htm
First elected mayor in South-Central Simalia if not...
Moderator: Moderators
Re: First elected mayor in South-Central Simalia if not...
as much as i criticize ustad sahal he still. my fave qadadweynlander. in here
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 425 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 272 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 20 Replies
- 1011 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 0 Replies
- 291 Views
-
Last post by TarTar
-
- 0 Replies
- 11598 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 32 Replies
- 2833 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 0 Replies
- 575 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 1 Replies
- 379 Views
-
Last post by flyWOODY
-
- 2 Replies
- 1049 Views
-
Last post by TarTar
-
- 28 Replies
- 4615 Views
-
Last post by XimanJaale

