Farmaajo fully endorsed the deal but was deeply concerned by social media backlash" Ex petroleum minister Shiikhalow.
Energy ministry waxaa gacanta ku hayay Qaraabada Farmaajo sida kan Qaatka Ethiopia. Hilaal wasiir ku xigeenka ayaa ahaa wasiirka dhabka ah sidoo kale carabey oo ila hada ah agaasimaha guud ee wasaarada waxaana filaa inuu kashifo Farmaajo dhawaan haduu inkiro! Shikhaalow waa nin uu aad Farmaajo ugu kalsoonaa oo ka mid ah ragii Rooble dhisay waa laba engineers isku saf ahaa kuliyadii gaheyr ee jaamacada umada kadibna Nairobi ayay kawada shaqeeyeen. Farmaajo lacag weyn ayuu Coastline Explorations ka qaatey uu bankiyo sir ah gashtey. waxaa qarxiyay Shikhaalow kadib markuu waayey kursigi xildhibaanimada hal mar ayaa Farmaajo la soo boodey alaheey ka ale waxba kama ogi balse wasiirka ayaa sheegay inuu asaga howsha la wadey. Tuug la qabtey talo maleh

Farmaajo 7 million ayuu ka qaatey Coastline Explorations sida Sheekhalow sheegay
aniga wax ma qariyo Abdirizaq Hassan Sh qaraabo ay yihiin wax bey isla qarsadaan laakin in Farmaajo iyo qaraabadiisa waliba ku cid ah corruption ka dhaxeeyay ayay agoontii Farmaajo iyo CBB inkirayaan