
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1164469851
"Xildhibaan sanbaloolshe haloo sheego inaan kamid ahayn abgaalka dildilooma ee galgasho sida miss maamii"


Korneyl cismaan xaadoole iyo xildhibaan yuusuf kabaale oo maantoo jimco ah la wareegay deegaanada kala maxaa saciid, cadaan laxeey, iyo nuur dugle, iyo qaar kale
Wacbuudhan abgaal dhulkiisa 95 boqolkiiba waa laga xoreeyay khawaarijta inta harsana maalmaha nagu soo aadan ayaa laga xoreenayaa kadibna qaraabada kale ayaan ka caawineynaa xoreynta deegaanada kale ee khawaarijta dadkeena ku dhibaateeyaan insha allah
Xildhibaan sanbaloolshe haloo sheego inaan kamid ahayn abgaalka dildilooma ee galgasho sida miss maamii
Alalahu akbar guul iyo gobanimo reer tolkeey