kaliil wrote: Sun Nov 13, 2022 2:28 am
Waar anagu waanu Kaa caqli badanay oo janbal noo tuuri maysid. Muuse biixi iyo maamulkiisa ayaanu is haynaa oo Habar awal iyo sacad muusena ummadda kale uun ayay noola mid yihiin oo iyaga waxba kama rabno.
Caqligu ma imikuu kugu soo degay , waxan halkan kusoo qoraya liis dheer oo muujina inaad muuse iyo reer koodaba isku si u neceb tihiin
1. Muuse marku guulaystay , waxad tidhaahdeen gebiley dadkaa dhintaa Ka codeeyey , Shan jeer baa dib laydiinku tiriyey codadka gebiley magaalo kale maydaan qabsan
2. Markii muuse madaxwaynaha loo dhaariyey , shirbad qabsateen. Shirkaa dir iyo daaroodba waad Ku casuunten laakiin sacad muuse waad Ka mamnuucdeen. Why ? Yagu ma muusaa.
3. Oodwayne waxad sidii fadhaanfadhka Dhulka Kala soo baxdeen xadhkihii shirkada ina aw siciid. Waadna jarjarteen idinkoo muwaadin kaas gaadhsiiyey khasaare maaliyaded just because of haybtiisa
4. Burco fooq yaroo oomaaar Ku leeyahay maalin walba muraayadaha baad jebisaan. Just because of haybta oomaar..
5. Markii natiijada doorashada la shaaciyey , waxad burburiseen shirkada sagal jet oo aan yagu shaqaba Ku lahayn daabacaada waraaqaha doorashooyinka. Waxad shirkada u weerarteen sacad muuse ahaan.
6. Ma jiro hal shakhsi habar awala oo sharaftiisa iyo cirdigiisu idinka nabad gashay mid dhintay iyo mid nool toona. Waar sahra halgan baa xitaa idinka baxsan wayday . Oo aan weligeed waxba idiin geysan. Oo Muj cabdillahi askar baa qabriga idinka ledi waayey.
Qodobada aan taataabtay dhamaantood waa wax runa oo aanan Ka been sheegayn taas oo cadaynaysa inaydaan muuse iyo reer kiisa kala saarin ee tabartu halkaa idin dhigtay. Maanta nuclear ma ridaysa mise waynu laabnaa chapter Kan oo khalad kaaga waad qaadnaysa inaad Ku guuldaraysateen Jar iska xoornimadii.