gobdoon wrote: Sat Nov 19, 2022 8:17 am
Oo kaalay marxumka Allah u naxariisto e maxad ku gasheen mise waxa ka dudaysan side bu fikir ka yaga SL/IL u qaadan wayey ee idinkuba waxan idinka qaatay marka hadu asagu tolki Harti, calanka buluuga iyo Somalia qaatay
Idinkiina wa kas waxad Isaaq ahan ku dhodhobten bad Habar Habar isugu haysatan
Marka Garaad ka u so duceeya koleyba idinkama baahna oo gobonimo iyo sharaf bu dhintay
Nimaad marku noolaaba is hayseen haduu dhinto , weli waad is haysaan . Waa ninka basar xumada iyo dibad wareega baray
garaadada dhulbahante. Xagaa lagu arkay garaad reer kale hoos fadhiya maalin kasta yadoo ilaahay dhulkiisa barakeeyey. Waxad midgaan moodana wuu ahaa , oo aan xitaa laba erey isku toosin karin. Wuu carrab la,aa wuuna calool buurna kirishaw mirish.