Gubbet wrote: Sat Dec 03, 2022 2:03 pm
theyuusuf143 wrote: Sat Dec 03, 2022 1:03 pm
Gubbet wrote: Sat Dec 03, 2022 12:48 pm
I am always interested in any Somali historical information of any kind and have noted this to look into when I have some time to do a little digging.
Please do it indr , weliba waxan kaagala dardaarmaya waxba haku dardari. Just bring the evidence as it is. Waan kugu kalsoonahay waayo dhuloos iyo cagdheer kuma kala xigaan they are both your brothers . Ninkii marka aynu dhukkeena raadinaynay fataalka ahaa iyo iyo kii diidiina in la qaato dhukkeena mareexanaw ogaada. Buuga qaybe waa very important reference. And I believe in him (qaybe)
Yusufoow warkaa, labaduba waa waalaale
Kablalax haday yihiin, Sade waw simanyihiine
Dhiigoodu aan kala xigsado, waw sabab la'aane
Wacadallah baan maray, waa hadal rumeede
Midse waw raacin, waa Eebe caadilkiise
Inkastooy siman tahay, dhalashadooduye
Waaw ii kala dheer, gacaladooduye
You can entertain that lame attempt with Hawiye and perhaps Marehan. The formerly lowly and subjugated, like your Edoor.
Ma nin dhalad Daarood Ismaaciil oo Siciid Harti ah baa waxaas i oran lahaa?
Yaahuu!
Adigaa unaagaynaya, Iiddoorkan. Sidaasaan idiinku tufay, waana idinka raali galinayaa, Madaxdaydii. War Iiddoorku waa nasab dhiman aan Maganta bixinin.
Qaybe, Dhulbahante hagaagsan ma ahayn ee Iiddoor la mood, gun ah oo Indho-indho oo kale ah buu ahaa. Warkiisu, qabad ma leh