Walaalahayo surre oo hargeisa dhinac qabsaday

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Walaalahayo surre oo hargeisa dhinac qabsaday

Post by theyuusuf143 »

https://fb.watch/iBU0d0-9hJ/. Ilaaha igu simay surre oo somaliland soo degay baan million jeer u mahad naqaya. Surre waa nimanka risaalada direed nasoo gaadhsiiyey. Yaga hortood anbad baan ahaa. Waa nimanka dir ugu xagjirsan weligood iyo allahood na maalin qudha kamay baaqsan difaaca direed siiba isaaq. Xitaa haday badweyn daarood ama cid kale Ku dhex nool yihiin ma hamradaan. Anigoo nin isaaqa oo habarjeclo ah waxan halkan uga mahad naqaya walaallahayo surre , Insha Allah biimaal na wuu idin soo dhinac degi dooga. Kusoo dhowaada dalkiina somaliland.
Last edited by theyuusuf143 on Fri Feb 10, 2023 6:32 am, edited 1 time in total.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Walaahayo surre oo hargeisa dhinac qabsaday

Post by theyuusuf143 »

Waar nimanyaw farxad baan kala babatay I can't wait intaan hargeisa Ku laabanayo. Si aan uga qayb qaato degmada cusub ee sure city hargeisa.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”