Kuligeen Somali baynu nahay wana wax xaran ah oo aan la isu quurin, diinta macana wa ino sheegtay in ilaah uusan jeclayn xadgudub ka oo waxay ahayd dadka SL inay is hortaagan waxa ka dhacay Lascanood kuwa wiilasha ciidamada ugu jirana si degdeg ugu sheegan inay iskaga so baxan lkn nasiib xumo dadki waxay noqdeen in ka aamusta iyo in tusaale fiican ka yahay Yusuf Somalinet oo ila hada ku gubabiniya militias da inay gumaad, burburin iyo xadgudub yo badan sameyan dadka deganka na laga safeeyo sida hal hayski habarta cajusada Edna Aadan
Marka hada madama Darawiish haysato The upper hand of the conflict and Biixi militias are defeated and retreating, are the victors entitled to go all the way to Burco and avenge what the boys from that city done to theirs
Magalo La burburiyo Shicib La Qixiyo
Moderator: Moderators
Re: Magalo La burburiyo Shicib La Qixiyo
Militias Biixi wa go'odon wax gurmad u iman kara maleh
Biixi shalay wuxu codsaday in ciidamada iyo hubka lo so gudbiya
Waxa lo sheegay wax hubka iyo babuurta ma qadan karan
Ciidamada hada wa lagu harereysan yahay 'O' bay ku jiran kuwi Tukaraq na meel u dhow bay go'odon ku yihiin
Biixi shalay wuxu codsaday in ciidamada iyo hubka lo so gudbiya
Waxa lo sheegay wax hubka iyo babuurta ma qadan karan
Ciidamada hada wa lagu harereysan yahay 'O' bay ku jiran kuwi Tukaraq na meel u dhow bay go'odon ku yihiin
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Magalo La burburiyo Shicib La Qixiyo
Aniga dagaalka iyo nabaduba waa iga dhab. Adigu midna waxba kama tartid halamashaw. Munaafiqiin baad tihiin.
- LaY-D_LicK
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2764
- Joined: Tue Mar 18, 2003 7:00 pm
- Location: SomaliLand Royalty ... Londons Fynest ... and Your a fake online character
Re: Magalo La burburiyo Shicib La Qixiyo
War wala so nocday dagaalku wa imika akhiro halo diro
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 854 Views
-
Last post by Advo
-
- 0 Replies
- 306 Views
-
Last post by yesman10099
-
- 38 Replies
- 3075 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE