idoor don't need you. the way we expand into hawd is how we gonna expand into jubalnd



Moderator: Moderators
Relax man. Don't insult the poor guy.balwarama wrote: Sun Mar 05, 2023 3:23 pmGubbet wrote: Sat Mar 04, 2023 10:31 am The historic Garxajis & HY community of Lugh-Ferrandi that has cleared out the last 60 years because of colaad quruntay will be recognized once again.
Garxajis xaquu u istaagay nin walboow Soomaali Maxamed ah abaal ayuu ka mutastay khaas ahaan reerka sida gaar ahaaneed loogu soo duulay.
Garxajisoow I will advocate personally for recognizing your heritage in Gedo.
Xubin waa inaad baarlamaanka Jubbaland ku yeelataan waliba kasoo jeedo degmada Luuq laydun kusoo dhaweeyaane iyo xaal. Waxay ba tahay xaq gobolka Gedo ka maqan xaqaas idin ka maqan!
War Mooryaankii ku dhalay wasee, Jubbaland ma daa samaystay?
Maxaa Jubbaland kaa galay, Midgaanyahow, Ilkayar?
Ma isbaaraad moodaysaa in la dhiganayo,Dowlad baa la dhisayaaye?
7 sano oo xidhiidh ah (1999-2006), baad Kismaayo, joogteene maxaad wax maamul ah uga dhisi waydeen, Mooryaan yahay?
Jubbaland waa Dowlad Ogaadeen samaystay.
Magaca, Ciidanka, Calanka, Dastuurka, Xafiista, Guriga Madaxtooyada, Maskaxdii dhulka lagu xoraystay, intaba Ogaadeen baa iska leh.
Aygii ku dhalay ee Mooryaankaa ahaa wasee, Jubbaland danbe yaanaan kaa maqlin