Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by Gubbet »

"KABA TOLAHAADA KABAHIISA EEG.'

Laa xawla walaa quwata ilaa bilaa billah. :holdup:

Those are the folks trying to take Puntland's leadership??

Men like Jimcaale, a commander who DESERTED his post? I mean the guy is in active military engagement anf he literally, consequentially, and materially DESERTED his post. That is a capital punishment in military code of conduct the world over and throughout history.

Cumar Maxmuud boys on the Front making fun of Jimcaale;

He came back HOME to shut down Garowe's airport---

---for thrifty personal politics that is not even URGENT.

"KABA TOLAHAADA KABAHIISA EEG.'

Abdullahi Yusuf considered my clan an enemy and my clan considered him an enemy even up to his death. Yet there are two thing that will forever endear that man to me which causes me to fundamentally respect the man he was;

1. He was not implicated in petty corruption which is now a DISEASE, nay a PANDEMIC in Somali governance;

2. He slapped his clan hard and fast into a straight single file line with form, discipline, and order that would make robot soldiers open their mouth with jealousy.

Most people do not know or no longer recall, but Faroole was kicked out of Puntland to flee back to Australia during Abdullahi Yusuf's time.

The apples apparently didn't fall far from the tree, because Faroole himself attempted what his boys and clansmen are attempting to now do in Garowe which they consider first their sub-clan fiefdom before Puntland's capital.

Abdullahi Yusuf bulldozed through Faroole and his supporters INSIDE Garowe and ACTUALLY chased him back to AUSTRALIA.

Clearly Puntland needs a tough hand from within to slap this kind of shenanigans back out of Puntland once again.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by theyuusuf143 »

Why somalidu dagaal jufiyedka u buunbuuniyan. Afar midhoo ciise maxamuud ahi uma babac dhigi karaan majeerteen Ka kaloo dhan. Waanba shakiye nimanka majeerteen ma waxay doonayan inay dagaalka laascaanood uga baxaan marmarsiiyo ay leeyahay ciise riyoola garowe kusoo duulay. Kkkkkkk nimanka Horta aadbaanu u laynay. Kaaga darane markay meesha xoreeyaan , dhulbahante waxay rabaan inay puntland na kasii goostan. Appetite Kay dagaalka u hayeen baa soo yaraanaya baan u malaynaya .
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by Gubbet »

theyuusuf143 wrote: Wed May 17, 2023 4:29 am Why somalidu dagaal jufiyedka u buunbuuniyan. Afar midhoo ciise maxamuud ahi uma babac dhigi karaan majeerteen Ka kaloo dhan. Waanba shakiye nimanka majeerteen ma waxay doonayan inay dagaalka laascaanood uga baxaan marmarsiiyo ay leeyahay ciise riyoola garowe kusoo duulay. Kkkkkkk nimanka Horta aadbaanu u laynay. Kaaga darane markay meesha xoreeyaan , dhulbahante waxay rabaan inay puntland na kasii goostan. Appetite Kay dagaalka u hayeen baa soo yaraanaya baan u malaynaya .
Sxb, you are peripheral to this issue.

This is purely about greed and what is being taken advantage of is the original sin in Puntlandian politics, the Mohamud Saleeban Monopolization.

If there is one thing I have learned about Somali political instability, it would be "never cut corners."

Cutting corners ALWAYS comes back to bite you in the ass and most often it destroys whatever it is that was being protected.

If Puntland had never had the backrupt rotating Trifecta, there would be nothing righ being used right now to create, fan, and even legitimize this shocking level of spoiled entitlement we are we are seeing.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by theyuusuf143 »

Gubbet wrote: Wed May 17, 2023 8:52 am

Only maxamuud saleebaan and few more clans in Bari, Contributed to Puntland. I am not blaming them. The other major clans in the region such the dhulmahante and warsangeli have always been backstabbing mejerten, they took large junk of the pie but they Contribute the least. In fact they contribute nothing but problems.

Somalida waxa waalay dad aan waxba ahayn oo hadana raba in wax kasta afka loogu guro , noloshu waa tartan. Systemka maxamuud saleebaan haday cidi Ku dulmantahay yagaa laftooda Ku dulmana walaahi. Same goes to the isaaqs , system kaanu kaadidayada usoo cabnay isaaq laftiisa Ku dulman. All ex faqash small clans are disadvantaged peaple with big mouth. Idinka lafteenu dulmi baad Ku haysan galmudug iyo jubaland.

Maalinta laandheerayashu idiin tashadan , kadab danbe calaalin maysan. Ciise maxamuud na waa markoodii bahashu oo ma khaldana laakiin nidaam Ka cusub hala qabsadan. Wixii majeerteen ka kale isku raacaan way Ku khasban yihiin.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by Gubbet »

Only maxamuud saleebaan and few more clans in Bari, Contributed to Puntland. I am not blaming them. T
And that is why your "Somaliland" is a 'failed' project today.

I don't want to even be part of this argument, so don't sxb. I am just going to ignore it.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by theyuusuf143 »

Gubbet wrote: Wed May 17, 2023 9:40 am
Only maxamuud saleebaan and few more clans in Bari, Contributed to Puntland. I am not blaming them. T
And that is why your "Somaliland" is a 'failed' project today.

I don't want to even be part of this argument, so don't sxb. I am just going to ignore it.
That's your choice , but I fully support maxamuud saleebaan to take care of themselves , beentayna maaha in reeraha kale ee harti ay weligoodba dhibaato Ku hayeen puntland (minus the reer Bari clans) hartiga inta kale oo dhan waa cadawga maxamuud saleebaan waana cadawga Isaaq. Waxa madaxa isu kaayo geliyeyna waa yaga. Dhillada dhuloos for example (ina quute) waa mar ay guska ii jaqayso iyo maray majeerteen u jaqayso.

Qadiyad na malaha wax tarna malaha. Lugooyo bay Ku hayaan labadayadaba. Waxan dhaar kuugue maraya hadii ilaahay maanta guusha siiyo majeerteen oo ay burco nagu xareeyan. Walaahi thuma wallaahi waaniga kuu dhaartee. Dhulbahante waxay odhanayan majeerteenaw hadaba na dhaafa inaad na gumaysatan ma rabnee. Waryaa dadka noocaasi wax loo dhinto iyo wax wax lasiiyo toona ma istaahilan. Karti, daacadnimo iyo qadiyad toona malaha.

Mareexaankuna waa lamid , waxan boqolkiiba boqol taageersanahay in ogaaden iyo habar gidirba idinka tashadan. Beelaha waaweyn waxa lugta wada haysta waa faqashta yaryar ee aad hogaamisaan. Nacdal baana idinku taala. Maalin maalmaha kamida na isaaq , abgaal, ogaaden, majeerteen iyo habagidir ba waanu idinka tashan doona.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by Gubbet »

Adeer, waxaad doonto dhehe, reerahaad soo hadal qaaday Majeerteen afkaaga ka bixi. Si kasto iyo si walbaan shalay wax allaale wax walba isku haysanay beritanne aan isku haysan doono walle iyo bille nin i dilayo dab iyo baaruud mooyaane wax kale inuusan Majeerteen ka heleyn anane waw sidaaas. Majeerteen waa aniga, anigane Majeerteen baan ahay adeer. :idea:
Last edited by Gubbet on Wed May 17, 2023 11:25 am, edited 1 time in total.
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by skywalker25 »

These are not soldiers or saving anyone. They look like the drunks and alocholics you see sleeping in park benches.

OD you are f.ucked
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by theyuusuf143 »

Gubbet wrote: Wed May 17, 2023 11:21 am Adeer, waxaad doonto dhehe, reerahaad soo hadal qaaday Majeerteen afkaaga ka bixi. Si kasto iyo si walbaan shalay wax allaale wax walba isku haysanay beritanne aan isku haysan doono walle iyo bille nin i dilayo dab iyo baaruud mooyaane wax kale inuusan Majeerteen ka heleyn anane waw sidaaas. Majeerteen waa aniga, anigane Majeerteen baan ahay adeer. :idea:
Munaafaq foqol munaafaq majeerteen hakuuu danbeeyane car bal waakaase walaalkaa ogaaden la heshii, majeerteen waadba Ku khasbanaan doonta waayo anagaaba kuu ogalayn inaad galmudug kusii jirto oo aad dumiso . Car hadaad nasab tahay nabad geli walaalka ogaaden waxba kuumay geysane. Xumaantu DNA giina bay Ku jirta . Anigoo nin issaqa ah baa maalin walba kugula taliya la heshii cagdheer , waa wax fiican laakiin duntaada xun qalbigaagana in yaroo tolniimo ahi kuma jirto.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by theyuusuf143 »

Waxad iswaydiin kartiin ninkan yuusuf muu Ka faa,iidaysto xifaaltanka daarod ka,maxaa waalay . Adeer ma samaynayo waayo anba ifka isaaq wada jiraan ugu jecelahay , what goes around comes around. At the end of the day hadaf kaygu waa Somali nabada , aduunkana waxan ugu necebahay ninka tolkiisa neceb .
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by original dervish »

skywalker25 wrote: Wed May 17, 2023 11:24 am

These are not soldiers or saving anyone. They look like the drunks and alocholics you see sleeping in park benches.

OD you are f.ucked

Look how this hj bufoon seeks me out in a thread I have no part in.

We have killed hundreds of your kinfolk.....and will continue killing them still..

You are a disgusting low born tribe.....without any morals. You were even claiming Berbera the other day.

Watch and see what happens to your people when this war is over......there is a long queue waiting to punish your malfeasance and recalcitrant behavior.

:ufdup:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciise Maxamuud markaan arkay, ilma Faroole, Hassan Shire Abgaal---war Deniyoow towradda u haay Puntland.

Post by theyuusuf143 »

Qurjiilaw Laascaanood lafteeda anaga leh car bal waakaase hooyada hanaga saarto goojacade. Anaga waxayagu waa badheed cad oo aan geedna loogu soo gaban wax noo qarsoonba ma jiraan . Dhulmahante waxaanu Ka qaadno mooyee weligii waxba naga qaadi maayo. In fact waxad naga nabad gashay intii somaliland jirtay. Somaliland isaaqa xiniinyaha bay kasiibtay , berigii hore dad active ah baanu ahayn oo 24 Hours marna daarood dagaal kula jira marna dhexdooda is laaya.

Ilaahay beentu waa Ka xaarane horta nabad gelyadu waa nolol 30kii sano ee u danbeeyey waanu hodanay waanuna taranay. Dhulmahante na wuu nastay markaasu wuxu Isku helay suqaar iyo shaqoba. Dhulmahantuhu homeless ba muu noqon labaatan kii 20kii sano ee u danbeeyey, puntland iyo somaliland ba way u irmaanayen. Laakiin maanta dhulmahante Waxaanu gaadhsiin doona heeruu weligii Ka qoomameeyo. Original dhilloy dagaalba dhamaan maayo ilaa aan gurigaaga kasoo dhex qadeeyo. When it's over kulaha. It's not going to be over any time soon, ciid Mubarak happy 18 may to you :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”