After August term end, new President of Jubbaland to be declared in Garbahaarey. Ethiopia will immediately recognize it.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

After August term end, new President of Jubbaland to be declared in Garbahaarey. Ethiopia will immediately recognize it.

Post by Gubbet »

Do not underestimate what is causing them panic to the point Culusoow has been forced to display his hand.

The position I have always advocated has triumphed;

  • Denounce even the "formation" of whatever has been called "Jubbaland" under Madoobe
  • That means the so-called "capital" of Bu'aale (who agreed to "Bu'aale???), her composition, her basic non-existent legitimacy.
  • They will denounce it because they have never even participated in it. Garbahaarey the capital of Gedo has NEVER seen the existence of something called "Jubbaland" under Madoobe (authority, representative, even flag)
Following the end of term already existent as an "interim period," giving enough courtesy for clipping legal liability issues that would be"irritating" to Gedo's friends, a new Jubbaland will be declared in its RIGHTFUL capital of Garbahaarey.

Ethiopia will immediately recognize it and this is not even a secret. What I will not say a peep about are the other entities that will be recognizing including domestically from within the country.

Mogadishu will deeply regret a multi-generational watershed regret for Hassan Sheekh Mohamud's creation of this level of "bad political blood" between Hawiye and Marehan at that level.

We always had a twin whose name starts with an M just like ours

MA•EE•••N
MA•EE••••N

Whom we only differed in one thing in modern political history ---"mindset" towards Mogadishu.

There is not a grain of sand difference in our mindsets today.

Mogadishu, you couldn't handle "1" of us with that mindset; I look forward to seeing your long-term experience with this development.

Ninaan kuu furi karin, yuusan kuu rarin. :idea:

Image
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: After August term end, new President of Jubbaland to be declared in Garbahaarey. Ethiopia will immediately recognize

Post by eliteSomali »

:lol: You'd think this guy would learn from past predictions that have all failed. Stop this nonsense waryaa @gubbet.
Madobe isn't going anywhere in August, that's for sure. The guy might even be reelected for another 5 years next year dragging his term to 2030. :lol:
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: After August term end, new President of Jubbaland to be declared in Garbahaarey. Ethiopia will immediately recognize

Post by gobdoon »

You have to remember on this occasion all Darood/Puntland would be supporting MX, and Axmed Dhuxuleyste would be kicked out from Kismayo
Sbashi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1097
Joined: Tue Sep 08, 2020 5:05 am

Re: After August term end, new President of Jubbaland to be declared in Garbahaarey. Ethiopia will immediately recognize

Post by Sbashi »

Tick tock, tick tock. About damn time. Gedo has been quiet recently, i guess they were cooking.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: After August term end, new President of Jubbaland to be declared in Garbahaarey. Ethiopia will immediately recognize

Post by Murax »

Gubbet tbh I’m concerned about some things. In any type of election the planning happens months before. I don’t really see any grand conference organizing happening. I’m worried August will come with nothing organized.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: After August term end, new President of Jubbaland to be declared in Garbahaarey. Ethiopia will immediately recognize

Post by barbarossa »

Ethiopia and Kenya have a long-standing tacit "gentlemen's" agreement to take turns installing puppet regional administrations throughout that sorry bitch of nonentity called Somalia.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: After August term end, new President of Jubbaland to be declared in Garbahaarey. Ethiopia will immediately recognize

Post by theyuusuf143 »

Laba adoon baad tihiine waxba cuqdad haysu qaadina mar haday daan xorba u ahayn inaad ama is dishaaan ama heshiisan. Ilaa kenya iyo Ethiopia go,aan idinka gaadhaan mooye. This is pure slave mentality. Somalida ceeb baad Ku tihiin daarodaw laba nin baa iska kiin dhalee. Waxad isku haysaan waa qabaalkii celi geri oo kale. Ma wax kismayo Ka waynbad isku haysan horta waa maya. Weliba mareexaanaw idinka nagnag badan. Caadi gacanta isugu fura nacala hooyadiin Ku yaale ama wuxuun Ku heshiiya.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: After August term end, new President of Jubbaland to be declared in Garbahaarey. Ethiopia will immediately recognize

Post by Gubbet »

theyuusuf143 wrote: Fri Jun 02, 2023 6:50 am Laba adoon baad tihiine waxba cuqdad haysu qaadina mar haday daan xorba u ahayn inaad ama is dishaaan ama heshiisan. Ilaa kenya iyo Ethiopia go,aan idinka gaadhaan mooye. This is pure slave mentality. Somalida ceeb baad Ku tihiin daarodaw laba nin baa iska kiin dhalee. Waxad isku haysaan waa qabaalkii celi geri oo kale. Ma wax kismayo Ka waynbad isku haysan horta waa maya. Weliba mareexaanaw idinka nagnag badan. Caadi gacanta isugu fura nacala hooyadiin Ku yaale ama wuxuun Ku heshiiya.
Kaalay walaaloow, anigu cidaada waad iiga soocantahay. Doqon baa tahay, dabeecad qalafsan oo marna tacsi baa ku gasho marna sida habar masayrsan iska bacbacleedahay laakiin waan ku qadariyaa waayo balaayo aad u caqli badan baa tahay, xataa XIS adag ayaad leedahay oo qofkaan iraahdl qalbiguu la'yahay taa baddalkeeda maw sidaadoo kale ahaado ayaan ka wada oo waxaad tahay "emotionally intelligent" lakiin soo dhawoow oo dhaliil ayaan kuu hayaa---

---adigu inaad ka hiilisid nin walbaaba xaqdarro tabanaya maahe waligaa maad is tiri cadaallada u hiili????


Anigu waad i aragtay anigoo nin Hawiye cadaalladiisa kaga hiiliyey nin Daarooda. Xataa waxaad aragtay, oo usoo joogtay ood markhaatiga ka noqon kartaa inaan nin Isaaqa cadaalladiisa kaga hiiliyey nin Darooda. Kuweeyga MX baan kaga hiiliyaa cadaalladaada hadii ay qabato!

Adigu mar qura indha maan saarin adigoo cadaallada si dhab ah u hiiliyey oon leexad iyo ka gaabsasho lahayn.

Cadaalladu maaha in GARTU AY simantahay, cadaalladu waa in GARTU LOO simanyahay!
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: After August term end, new President of Jubbaland to be declared in Garbahaarey. Ethiopia will immediately recognize

Post by theyuusuf143 »

Gubbet wrote: Fri Jun 02, 2023 8:32 am
theyuusuf143 wrote: Fri Jun 02, 2023 6:50 am Laba adoon baad tihiine waxba cuqdad haysu qaadina mar haday daan xorba u ahayn inaad ama is dishaaan ama heshiisan. Ilaa kenya iyo Ethiopia go,aan idinka gaadhaan mooye. This is pure slave mentality. Somalida ceeb baad Ku tihiin daarodaw laba nin baa iska kiin dhalee. Waxad isku haysaan waa qabaalkii celi geri oo kale. Ma wax kismayo Ka waynbad isku haysan horta waa maya. Weliba mareexaanaw idinka nagnag badan. Caadi gacanta isugu fura nacala hooyadiin Ku yaale ama wuxuun Ku heshiiya.
Kaalay walaaloow, anigu cidaada waad iiga soocantahay. Doqon baa tahay, dabeecad qalafsan oo marna tacsi baa ku gasho marna sida habar masayrsan iska bacbacleedahay laakiin waan ku qadariyaa waayo balaayo aad u caqli badan baa tahay, xataa XIS adag ayaad leedahay oo qofkaan iraahdl qalbiguu la'yahay taa baddalkeeda maw sidaadoo kale ahaado ayaan ka wada oo waxaad tahay "emotionally intelligent" lakiin soo dhawoow oo dhaliil ayaan kuu hayaa---

---adigu inaad ka hiilisid nin walbaaba xaqdarro tabanaya maahe waligaa maad is tiri cadaallada u hiili????


Anigu waad i aragtay anigoo nin Hawiye cadaalladiisa kaga hiiliyey nin Daarooda. Xataa waxaad aragtay, oo usoo joogtay ood markhaatiga ka noqon kartaa inaan nin Isaaqa cadaalladiisa kaga hiiliyey nin Darooda. Kuweeyga MX baan kaga hiiliyaa cadaalladaada hadii ay qabato!

Adigu mar qura indha maan saarin adigoo cadaallada si dhab ah u hiiliyey oon leexad iyo ka gaabsasho lahayn.

Cadaalladu maaha in GARTU AY simantahay, cadaalladu waa in GARTU LOO simanyahay!
Dee maxaan Ku dhaliila axmed madoobe weligayba maanaa arkayba xumaan xagiisa idinkaga socota , magaalada idinkamuu saarin
dadna idin kamuu layn dhul aad leedihiin xoog kuma haysto , Shaqo idiinmuu diidin , xikalka idin kumuu yarayn. Wax alaale wax magac ama manfac leh oo uu idinka qadiyey ma jirto. Wuxuunbay idinkaga dhegtay booskisa.

Ninkuna waa jabhad , lugahiisa oo dhan waa finish waxa sidaa u galay waa xabad iyo halgan dheer oo uu soo galay. Markaasad 10 sanoo xunoo yar aad u quudhi la,adahay inaad daacadnimo kula shaqayso. Midh intaa le,eg oo gar ah malihid Mujaahid kuna meesha kaadidiisu usoo cabee kalkiina sugta.

Wax alaale wax ay idiin kordhisay weerarkad wadaadkaa miskiinka ah Ku haysa ma jirto. Aan ahayn inay cagdheertu idinka aamin baxday. Markii hore waxbaba kuumay diidanayn laakiin imika run baan kuu sheegayaye lafahooday kaaga baqayan inaad Ku ciilbaxdo. Bahalkaba inay kaa dhaariyan baan Ka baqaya , oo ay gurumgaram u dhiibtaan. Kursiga laguma haliilo, waxan ilaahay baa bixiya. Qofkii yimaadana halkii kii hore uunbuu shaqada kasii wada. Idinka iyo garxajis kuba qaab cilqabnimo ah baad wax u raadisan.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: After August term end, new President of Jubbaland to be declared in Garbahaarey. Ethiopia will immediately recognize

Post by Gubbet »

War waa tuug rabbi ka furtay oo khaa'inul wadan ah! Waadna ogtahay keliya waxaad cadeeysay dhaliishaan dusha ka suray mooyaane!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”