Gabar Talooyin fiican bixisay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Gabar Talooyin fiican bixisay

Post by gobdoon »

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Gabar Talooyin fiican bixisay

Post by theyuusuf143 »

gobdoon wrote: Sat Jun 10, 2023 12:24 pm
Islaantu waa eedaday doorashadii dhawayd baanu naag ahaan u reebnay markaas bay na habaartoo waanu wada dhacnay , keligayo maahee laandheere oo dhanba dhacay, reer caynaanshe nuuxiyada kulli waanu hadhnay. Habarjeclo Bari baa laakiin xaqii dhulmahantaha cuntay. Oo Lasoo baxday 10 kursi oo extra ah. Isaaqa drama madooda waad Ku dhex waalanaysa . Anagu waanu Ka wada simanahay in dhabayacada la karbaasho , midkaayana naf kuuma hayo.

Waad arki doontaye haduu cirro yimaado intii muuse idinka dilay oo libin laaban baa idinka dhimanaysa. Isaaq waxa ugu daarod nacayb yar muuse biixi iyo tolkii. Intayada kale hadh qabaw kuu jiidi mayno. Weliba Anagu hadaanu habar jeclo Nahay warkayagu waa cadyahay Garxajis ka naga yara xadaarisan oo idin afuufa sidii abeesada intaysan idin qaniinin. Anagu afuuf iyo waxaas ma naqaane toos baanu kuu liqayna sida anaconda ha . :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”