daahirkii waal waalaa iga dhehtheyuusuf143 wrote:ma awal baan faro adag ku hayey taasLeJusticier wrote:Ha gelin meeshaas bilaa calayk. Hadaad gasho waxaa suurta gal ah inaad xaaskaaga furto.theyuusuf143 wrote:instagram kaas waan uun maqlaa ma libaax dhego lehbaa bahalku horta.sawdinkan isla wada garanaya meesha ee qaar leh tu kalaa tan ka fiican it seems meeshu waa maqaaxi shidan oo familiar and popular ah. last couple of years waan maqlayey bahalkaas laakiin weli ninka food geliyey ma ihi. I might try hadii aan marar kale arko wax I hor wadwada arko !
