Uncompassionate Neighbourism Of Yemenis To Displaced Somalis
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15780
- Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
- Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan
Uncompassionate Neighbourism Of Yemenis To Displaced Somalis
Booliska dalka Yemen oo dilay Qaxooti Soomali ah
Sanca 18 Dec. 05 ( Sh.M.Network) Ugu yaraan saddex qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa geeriyooday, iyadoo tobaneeyo kalena ay ku dhaawacmeen iska horimaadyo dhex maray iyaga iyo ciidamada amaanka Yemen ee ku sugan magaalada caasimada ee Sanca.
Isku-dhaca ayaa bilowday markii booliska ay cirka u rideen rasaas nool nool, si ay u kala eryaan boqolaal Soomaali ah ay dibadbax fadhiya ka sameynayey xafiisyada hay’ada Q.M u qaabilsan arrimaha qaxootiyada ee UNHCR, sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah.
Waxaa sidoo kale la sheegay in iska horimaadkaasi ay ku dhawaacmeen ilaa shan ka tirsan booliska Yemen.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in boolisku ay isticmaaleen sunta dadka kaga ilmeysiisa iyo budhadh si ay u kala eryaan dibadbaxayaasha Soomaalida, waxaana goobtaasi markiiba ugu dhintay laba nin iyo canug yar oo sagaal bilood jira, ka dib markii ay ku somoobeen gaaskii sunta ahaa ee la furay, waxaan sidoo kale xabsiga lo taxaabay tobaneeyo rag Soomaaliyeed ah oo gadoodsanaa.
Sida ay sheegtay wakaalada wararka u faafisa dalka Germany ee DPA, boqolaal haween iyo caruur Soomaali ah, ayaa la arkayey iyagoo agabkoodii la yuurara wadooyinka gala xafiisyada UNHCR ay ku leedahay xaafad la yiraahdo Hadda oo ka taalla galbeedka magaalada Sanca, iyadoo dadkaasi qaarkooda ay la booyayeen dhibaatada u geysteen booliska Yemen.
Saraakiisha booliska Yemen ee ku sugan goobta ayaa diiday in ay la hadlaan weriyayaasha, iyadoo mas’uuliyiinta UNHCR-na aanay si dhaqso ah uga hadli hadlin dhibaatada dhacday.
Mas’uuliyiinta Yemen waxa ay sheegeen in aduunka uu diyaariyey sidii ugu yaraan shan kun oo socota-sharci daro ah oo Soomaaliyeed dib loogu celin lahaa wadankooda, taasoo qeyb ka ah qorshe lagu rarayo qaxootiga ku sugan Yemen.
Sanad kasta, kumaan kun oo qaxooti Soomaaliyeed oo ka cararaya dagaalada dalkooda ama raadinaya nolol wanaagsan ayaa dalka Yemen ku gaara doonyo ay ka raacaan xeebaha bari ee dalka Soomaaliya.
Hay’ada UNHCR ayaa qiyaasaysa in ilaa konton kun oo Soomaali qaxooti ah ay galeen dalka Yemen ilaa markii ay bilowdeen dagaalada sokeeye ee dalka Soomaaliya sanadkii 1991-kii.
Shabelle Media Network, Yemen

- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Fakkkkin A rabs this is what you should do them
http://www.filecabi.net/video/brooklynterrorism.html

- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3541
- Joined: Mon Jun 20, 2005 9:24 am
- Location: Azore
- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Hey let's be fair here. First of all , tear gas is what killed these people , it is normal procedure for dispersing agitated crowds in any askar in the world , so the intention here from the Yemenis askaris wasn't to kill.
No2, Yemen is also a third world country , and they already have a lot of somalis refugees. Djibouti sent back all the somalis refugees back to Somalia , nobody fu.ckin ever said , fu.ckin' cise they should all die , blahblahblahblah.
No2, Yemen is also a third world country , and they already have a lot of somalis refugees. Djibouti sent back all the somalis refugees back to Somalia , nobody fu.ckin ever said , fu.ckin' cise they should all die , blahblahblahblah.
- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 365 Views
-
Last post by Deqa111
-
- 5 Replies
- 782 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 13 Replies
- 1325 Views
-
Last post by Shirwac_1
-
- 7 Replies
- 473 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 15 Replies
- 1143 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 75 Replies
- 4591 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 6 Replies
- 593 Views
-
Last post by SAIFULLAH_1
-
- 3 Replies
- 478 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 18 Replies
- 1418 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 17 Replies
- 1330 Views
-
Last post by The_Emperior5