
The very first somali song I have heard was "Tiimo dheer" by Mohamed N Gariig. My uncle used to play it in his car when he drove us to school



Been laguma dhaartee
Dhan loo dayaba gabaryay
jacaly iga dhab weeyee
timahagan dheeree
dhabarkaga joogee
ilahay dhameyee
ilkahaaga dhuuxiyo
dibnahaaga dhuxushaa
dhakafaar ka qaadee
waxa aad u dhigantaa
dhibicdiyo cadceedo
isu soo dhawaadee
dhaqan kaama luminoo
dhismaha ma liicine
waqti kuma dhirbaaxine
sidii ad u dhalatay
dheehii u leeyiin
wali dhabanadaduye
anna waxa ii dhaawacay
dhaayaha u rooney
dhoola ka qosolkagee
* I gave up after that verse


Click to listen to the song
http://www.hobyonet.com/audio/tima.ram