Somaliland Flag flying high in Adis Ababa!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

I realy enjoy when i see Faqash bastards crying, it puts a big SMILE ON MY FACE.



Suldaan qudhac happyman today maygaag
LaDy-Qac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1725
Joined: Thu Nov 20, 2003 7:00 pm
Location: AWDAL

Post by LaDy-Qac »

Laughing ......IsaaqLand should join ethiopia and call it a day....... Laughing

It makes sense to me I mean islaan amxaaro ah bey ku abtirsadan Smile
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Xilligii goobashada ayaa la gaadhay Laughing Laughing

Ilaahay amarkii markaan arko dad sidan isu neceb waxaa maskaxdayda kusoo dhaca keliya...


Doqontu 11 indhood bay leedahay, 10 sokeeyaha ayey iskaga Ilaalisaa,
1 (only 1) waxay iskaga Ilaalisaa shisheeyaha... Sad

Maxaa iskukiin direy? Maxaa iskiin necbeysiiyey?
Marka mutacallimkii sidaa u buko, yaa u maqan Somaali?
Colaad iyo nacayb lama arag lagu gaadho guul.
Waar hoy jooga, oo dabkan iyo nacaybkan aad Somaali ka dhex shideysaan joojiya.
Maxaad kala gureysaan ee meesha yaal? Ma 8 deeda milyan.
Waar jooga oo cuqdadda kala dhex baxa Somaali.

At the end of the day we are all Somalis... None of you go to the Ethiopian cafee... But you know what? you all crowd in Somali cafee. But when you guys think that nobody sees you, this is what you write Sad

Qofna sharaf kuma laha inuu u tego Xabashi.... It is a shame to every Somali.....

Shame on you guys Evil or Very Mad

Diyaarna waan u ahay, qolyihiinii hoosta naagaha ka dhigan jirey dood Exclamation Soo daaya madaafiicdii Laughing Laughing
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Lady Qac

How Qac are you?
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Lady Qac

How Qac are you?
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

[quote="kambuli"]
Samatr,

Miyaan weli kuu fasaxay inaad ii jawaabto? Waa kaa xidhan yahay la hadalkaygu... Mar dambe ha ila hadlin ilaa aad ka noqoneyso nin xurmo yaqaan.... And I mean it...[/quote]

Intaad is waal waalayso waan ku jawaabi doona, ma boqorad ayaad is mooday, dadka kama fiicnid waana lagu jawaabi doona markaad khaldanto.

hadaad soo hadal qaado S'land waan ku jawaabi doona, hadaadna soo hadal qaadin S'land waan ku dhaafi doona saas uu la soco.

Qudhac-Maygaag
Suldaankii maxa kugu dhacay beryahan waa lagaa hadal waayay? Laughing
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Samatroow

Waar ii waran inaar, ma ogtahay faqashtu wax kale kama xanaaqsana
ee 6 Generations bay qurbaha inagaga danbaynayaaan.

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


Suldaan qudhac maygaag
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

Laughing Laughing Laughing

Waa runtaa qof kugu farxi waayay oo wax xun kula doonaya ina la la doodo waa khasaaro.
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Samatar
haa, siiba habarta meesha fadhida ee MURAAYO GARAAD


Suldaan qudhac maygaag
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Alla hoogney!

Qudhcaow, sharaf isu yeel, yaan sida eyga soo qabo lagu odhan! Waan garanyey markii laguu yeedhayey in lagu leeyahay qabo! Waar hooy xishood ma necbi dadka eh... Haddaan idin naco waxaan noqonayaa doqon 11 indhood leh.... Ma garatay!

Doqonka uumbaa dadkiisa naca oo cuqdad meel la yuurura ilaa qiyaamaha......

Laakiin iska jir yaan qabo qabo lagu odhan... Dhega dhega! Sharaf isu yeel... Laughing Laughing Laughing

Miyaad ilowdey hoostii ayo amuurihii? Mese maanta waxaad ku deysey uun habar Laughing Laughing Laughing
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Eeyaahe Muraayo

Maxaad ka shakiday, baryahan tii da'a ahayd fara kulul bay kugu haysaaye.

Suldaan qudhac kuleh inagaa is leeg maygaag
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Qudhacow,

Waxaan ka shakiyey walaal. Nin weyn Ilaahbaa weyne oo lagu odhanyo "Waar qofkan Cay", oo deedna amarkii qaadanaya?

Ha beddelin topic-ga OK my age has nothing to with Melez iyo dadka u guurguuranaya.... Ma garatay walaal... Ka hadal ceebta ina haysata...
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

[quote="qudhac-m"]Samatar
haa, siiba habarta meesha fadhida ee MURAAYO GARAAD


Suldaan qudhac maygaag[/quote]

Suldaankiis ma ila aragtay, marka soomaali laga tuuro bada cas uma hanjabto qaar aan aqaano laakinsee marka S'land xabashida isku daweeyaan wey ka cadootaa, tani is yeel yeelis wey dhaaftay.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

Ruuxan haween ee habeen iyo maalinba dadka kala guraysa hadana Duriyada'oon isha ku haysa waa kuwii uu Qaasim ku sheegay gabaygiisi

Daandaansigii Faqash raggii diidey ka adkaaye
Nimankii is damalloolin jirey dacar la leefsiiye
Derejooyin been ah yaa garbaha loogu daabacaye

Diidiga markii laysla galay Daab ma soo roganne
Kuwii Shaarubaha duubi jirey daadshe qalabkiiye
Digtii horeba waatay baqaha docaha jiidheene

Odaygii dalqada weyn lahaa derejadii xoorye
Daandaan Tumaalkii markii laysu daadsadaye
Wax la yidhi ma daaficine wuu sii dabayshadaye

Laamuu ka degey baa la yidhi Doon intuu koray'e
Isagiyo Dafleba meesha way dacal banneeyeene
Dabatadiyo ways kaashadeen nimanki Daaroode

Degdeg bay dhulkii uga baxeen duhur dharaareede
Alla doori waa waxan lahayn dir ay ku dhaataane
Dad hadday yihiin sida Riyaha looma didiyeene

Dalan-doolki Nayroobi bay dalaq yidhaahdeene
Dal la'aani waw kow dhul ay dib ugu laabtaane
Debedaha ha meereen illeen diide nabaddiiye
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Xiidigta,

Acuudu bilaah, qabiil iyo hiilo ayaa indhihii ku tirey. Xataa maad akhriyin wax aan qorey. Seefta uumbaad galka kala soo baxday. Subxaana Allaah.
Waad bugtaaye is daba qabo.

Teeda labaad maba ka xishootaan miyaa inaad hal qof ku goobataan? Acuudu bilaah. Ma ogtahay inay idinka wax idiin dhimeyso?

Haddaad odey iyo habar iyo ciyaala suuqba isu wacan lahaydeen iyo haddaad hal qof oo ila dooda ii deyn lahaydeebna.

Caawa iyo berriba anigaa idhi " Xabashi in loo gurguurto waa gunimo"
In Somaali la kala qaybiyana kasii daran.

U dooda sidii bani Adaamka, maxaad qofka shakhsi ahaan u caydaan marka la idinla doodo? Maxaa cayayaanka idinka dhigey Shocked
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”