The superiority of the Islamic courts, together with their determination and organisation skills have indeed succeed in the War for Moqadisho.
On top of their miliatary gains, they also have won the battle for the mind and soul of Moqadisho residents.
I do not entirely trust the Islamic courts but I've supported them from day one, as I see this as a choosing of two evil, but I took the lesser evil and therefore supported the Islamic courts.
I am happy to see them gaining so much control miliatary and politic wise as they're in the vicinities of Balcad as reported they're 15 km away from the strong hold of Muuse Suudi and inshallaah, they will also capture Jowhar and this would be the end of warloditry in Moqadisho and surrounding areas.
My greatest wish and hope is, that the Islamic courts can really peacify Moqadisho and remove the roadblocks for good inshallaah and I hope, that the TFG government then will inshallaah settle in Moqadisho!
The courts will participiate in the political climate of this country in three years time inshallaah, when universal sufferage will be granted to all Somalis to elect, who they want for President.
They can, then ofcourse elect Sheikh Shariif, Sheikh Hassan Dahir Aweys or even Sheikh Yusuf Indhacadde!
But they have to peacify the whole city first as they have the upper hand in Moqadisho! The only hope Moqadisho has to get out of it's anarchy are the Islamic courts, who can bring back something that resembles normality in Moqadisho inshallaah.
The war is over and the warlords are capitulating, how wonderful! If only the Islamic courts would hold fast to their promises of pacifying the whole city!
Islamic Courts' proclaim victory over Mogadishu.
Midowga Maxkamadaha Oo Sheegay Inay Dhamaadeen Dagaaladii Muqdisho Iyo Maamul Ay Dhowaan ku Dhawaaqi Doonaan
Shir jaraa'id oo ku qabtay xarunta Maxkamadaha ee magaalada Muqdisho, guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee magaalada Muqdisho Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhowaaqay inay dhowaan magaalada loo dhisi doono maamul mideysan oo loo wado dhan yahay.
Sheekh Shariif ayaa shirka jaraaid ku sheegay "Waxaan ku talo jirnaa inaan maamul u dhisno magaalada Muqdisho maadaama ay meesha kabaxday awooddii hogaamiye kooxeedyada ee gacan ku haynta magaalada Muqdisho oo ay hadda intooda badan ay ka carareen magaalada". Sheekh Shariif ayaa ka gaabsaday inuu sheego xilliga ay doonayaan inay ku dhowaaqaan maamulka Muqdisho.
Hadalka gudoomiyaha ayaa waxay ku soo beegantay xilli ay ciidamada maxaakiimta ay ka kaga guuleysteen dagaaladii ay isaga horyimaadeen magaalada Muqdisho Isbaheysiga la dagaalanka argagixisida iyo soo celinta nabadda.
Sheekh Shariif ayaa sheegay in dagaalladii magaalada Muqdisho dhamaan la soo afjaray haddana ay u gudbeen gobolka Shabeellada Dhexe oo ku tilmaamay goobtii laga soo abaabuli jiray dagaallada lagu soo qaadayo ciidamada maxkamadaha Islaamiga ah. Gudoomiyaha oo ku tilmaamay guusha ay gaareen mid ka yimid shacabka oo ku tilmaamay inay hogaamiye kooxeedyada magaalada Muqdisho ay in muddo dhan 16 sano ay dalka iyo dadka Soomalida ay dhibaato badan ku hayeen, hadana laga xoreynayo shacabka ay afduubka ku haysteen ee magaalada Muqdisho.
GedoNews Desk
Garba, GEDO
----------------------------------------------------------------------------------
All you can get from me is war, nothing else. If you want peace I also content. But if you want peace, go from my country to your own,†Sayid Mohamed Abdulla, 1904
ISLAMIC COURTS PROCLAIM VICTORY OVER MUQADISHO.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
ISLAMIC COURTS PROCLAIM VICTORY OVER MUQADISHO.
Last edited by fagash_killer on Sun Jun 04, 2006 2:44 pm, edited 4 times in total.
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Maleeshiyada maxkamadaha oo 45 Km u jira magaalada Jowhar!
Jowhar- 04.June.2006
Maleeshiyada maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho oo ku itaal roonaadeey dagaaladii ay la galeen Isbahaysiga la magac baxay la
dagaalanka argagixisada ayaa lagu soo waramayaa inay caawa ku hoydeen deegaanka Gololeey oo 45 KM u jira magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe.
Maleeshiyaadka Maxkamadaha ayaa dagaalkii saaka ka soo bilowdey Tuulada Basra iyo deegaanada ku dhaw dhaw waxay dagaal aad u qaraar la galeen maleeshiyada Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada waxaana dagaalkan oo ahaa mid aad u culus looga itaal roonaadey maleshiyadii Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada oo laga qabsadey degmada Balcad iyo goobo kale oo fara badan.
Dad goob joogayaal ah oo ku sugan degmada Balcad ayaa waxay sheegeen in ciidamada Maxkamaduhu ay u dhaqaaqeen dhanka degmada Jowhar, iyagoo iminka ku sugan Deegaanka Gololey oo 45 kM u jira magaalada Jowhar.
Dagaalkii maanta ayaa geystey khasaare dhimasho iyo dhaawac oo soo gaarey labada maleeshiyo ee dagaalamaysey.
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatey dagaalkii maanta halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 20 kale, iyadoo dadka dhintey iyo kuwa dhaawacmayba ay u badan yihiin maleeshiyadii dagaalameysay.
Horjoogayaasha maleeshiyada Maxkamadaha Islaamiga ah ayaa sheegtey inay dagaalkii maanta ku qabteen in ka badan 70 maxbuus oo ka tirsan dhinicii ka soo horjeeday, iyagoo sheegay inay is dhiibeen ciidamadan, inkastoo aysan jirin cid si rasmi ah u cadeysey warkan oo ka madaxbanaan sheegashada Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho.
Saraakiisha horboodeysa maleeshiyada Isbahaysiga la dagaalanka waxa lagu yeero argagixisada ayaan wali ka hadlin guul darada maanta ka soo gaartey dagaalkii dhacey, waxay sidoo kale ka gaabsadeen inay ka hadlaan gaadiidka lagaga qabsadey dagaalkii maanta iyo waliba jiritaanka in ciidamo ka tirsanaa ay isku dhiibeen Maxkamadaha Islaamiga.
MM Dhoore
SBC Muqdisho.

- SomaliLight
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1484
- Joined: Wed Dec 21, 2005 6:34 pm
- Location: Like a bird without wings, I have been down and down here......
- michael_ital
- SomaliNet Super

- Posts: 16191
- Joined: Sat Jun 05, 2004 7:00 pm
- Location: Taranna
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Midowga maxkamadaha oo sheegay in mar dhow dowlad kaga dhawaaqi doonaan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya
Dagaaladii dhowaan ka socdey magaalada Muqdisho ayaa u muuqda in midowga maxkamaduhu ay ku guuleysteen kadib markii dhamaan goobihii ugu muhiimsan magaalada ay gacanta ku dhigeen.
Maxakamadaha ayaa iyagu sheegay inay sugi doonaan ammaanka magalada Muqdisho ayna mamnuuci doonaan in magalada gudaheeda lagu qaato hubka waaweyn isla markaana cidii diida amarka midowga maxkamaduhu ay la kulmi doonaan ciqaab adag iyo in lagala wareego gadiidka dagaalka ay heysato.
Waxaa kale oo ay maxkamaduhu sheegeen inay maamul loo dhan yahay u samayn doonaan magaalada Muqdisho kadibna si tartiib tartiib ah ay uga taqalusi doonaan dowladda federaalka ku meelka gaarka oo ay yiraahdeen waa dowlad uu cadowga ummadda Soomaaliyeed soo dhoodhoobay.
Dad ka tirsan beelaha maxkamadaha ayaa iyagu qaba in maxkamaduhu ay ku gorgortamaan awoodooda milatari isla markaana ay heshiis la galaan dowladda si wax looga siiyo awooda dalka laakiin sarkaal ka tirsad ciidanka midowga maxkamadaha oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in nimanka fitnada la dhex wareegaya magaalada Muqdisho ee raba inay kala jajabiyaan oo ay kala furfuraan awooda midowga maxkamaduhu inay ka shalaayi doonaan oo ay mari doonaan wadadii ay mareen saaxiibadoodii ka horeeyey ayuu yiri sarkaalkaas oo codsadey inaan magaciisa lagu xusin magaciisa warbaahinta.
Sarkaalkaas waxaa uu sheegay in ujeedadoodu ay tahay mid fog oo aanay dooneyn in xukun cilmaano oo ilaahay cid aan aheyn la siinayo in ay la sameeyaan isbahaysi taasna ay tahay micnahoodu inaan qiyaano boqolaalkii dhalinyaro ee naftooda ku waayay ujeedadii aan u sheegnay ee aheyd in hadan guuleysano aan soo rogeyno dhaqan islaam ah haddaba cidii maxkamadaha ka mid ah e eka baxda balantaasna waxaa ay noqoneysaa inaan iyaga naftooda la dagaalano maadaama anagu waxa aan u dirireynay aysan aheyn kursi iyo qabiil ee ay ahaayeen in aan aragno Soomaaliya oo ku midowda magaca islaamka.
Sarkaalkaas ayaa ka codsadey in dhamaan dadka doonaya inay ka qayb qaataan fidinta nuuraanka ka iftiimaya magaalada Muqdisho inay dhaqso u imaadaan si ay uga qayb qaataan dhisida dowladda islaamka ee caga dhigatay.
Hogaamiyayaasha kooxaha ee magaalada Muqdisho ayaa iminka u muuqda in ogolaadeen in dagaalkii looga guuleystey isla markaana ay noqdaan shaqsiyaad caadi ah oo aan dooneyn inay dagaal danbe la galaan maxkamadaha.
Dadweynaha Muqdisho oo ka baqaayay in dagaalkan uu ka daba dheeraan doono dagaalkii afarta bilood ee jeneraal Ceydiid iyo Cali Mahdi maadaama la filaayay in hubka hogaamiyayaal kooxeedyada ay heystaan uu aad uga fara badam yahay kii ay heysteen Cali Mahdi iyo Ceydiid ayaa hadda waxaa ka soo fuqdey neef weyn maadaama hogaamiyayaal kooxeedyadii ku jiray isbahaysiga mid meel looga adkaatay oo ay isku soo gurman waayeen.
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxaa dhawaan lagu qabaan doonaa magaalada Muqdisho mudahaaryo iyo dabaaldag loogu talagalay guusha midowga maxkamadaha waxaana xigi doonaa kulan balaaran oo ay yeelan doonaan dhamaan maxkamada gobolka Banaadir iyagoo ka arinsan doonaa inay magaalada Muqdisho kaga dhawaqaan maamul maadaama markii ugu horeysey muddo 15 sano ka badan ay u muuqato in magaalada ay ka talineyso hal awood oo kaliya taasoo suurta galin karta in la furo gegida dayuuradaha iyo dekeda weyn ee magaalada Muqdisho oo u xirneyd kooxaha faraha badan e eka arimin jiray magaalada Muqdisho.
maryan cabdulaahi,dayniile
maryancabdulah1991@msn.com
Ku noqo beejka

Last edited by fagash_killer on Sun Jun 04, 2006 2:47 pm, edited 1 time in total.
- SomaliLight
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1484
- Joined: Wed Dec 21, 2005 6:34 pm
- Location: Like a bird without wings, I have been down and down here......
Mike,
What is this anti-terrorist coalition? are they not the same old thugs who were carrying their AK47s for the past 20 years? the definition of terrorist is relative, it depends on what side of the battlefield you are standing at. Like i said,"every dog must have his day" if the wadaads have something to show somalis, then the stage is theirs now...So play on , play on...
I fear that the win of the Waadaads will be an entrance into another heavy war breakout in the capital, and there are lots of external of forces in the region, the warlord defeat is a sigh of relief but there is an 80% chance that with the help of external forces.....(a recent appeal by the puntland goverment shows that many SOmali leaders will envoke external aid to crush their enemies.) Now, i would bet my life that the US is currently as we speak aiding the warlords. This looks like it is just getting started and getting uglier.

This has to be the best news I have ever heard from Mogadishu. This does not mean that I am happy because a lot of innocent people lost their lives, but hey, it is better to wipe out warlords and Moorayaans who have been killing innocent people for the last 16 years. Therefore, if this culminates the prolonged civil war and can also united Somali nation without enmity and hatred, let us congratulate for Islamic Courts and Sheikh Shariif and anyone else who have played a big role and supported this achievement. I hope the rest of warlords would be destroyed very soon.
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
we must suffer before freedom the blood must be shed than only we can have our freedom
and watch the pictures of even an somali women fighting on their side i always wondered why dont these ppl start a new movement
http://www.somalilife.com/ftopic32032.html
VIVA LA ISLAMIC REPULIBIC OF SOMALIA

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 544 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 91 Replies
- 6971 Views
-
Last post by Ashlee~
-
- 0 Replies
- 724 Views
-
Last post by chimini
-
- 25 Replies
- 2325 Views
-
Last post by Lil_Cutie..
-
- 30 Replies
- 3464 Views
-
Last post by ariel sharon
-
- 4 Replies
- 900 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 37 Replies
- 2909 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 0 Replies
- 666 Views
-
Last post by Somaliman%