ABDI HASSAN AWALE DEFECTS TO ISLAMIC COURTS....
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- SomaliLight
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1484
- Joined: Wed Dec 21, 2005 6:34 pm
- Location: Like a bird without wings, I have been down and down here......
ABDI HASSAN AWALE DEFECTS TO ISLAMIC COURTS....
Yep the warlords lost a man to the Courts today...I guess reer Sacad will not be supporting Abgaal warlords....apparently Abdi Hassan Awale felt some heavy Reer Sacad pressure to defect to the Courts. But i must say I was disappointed, i was hoping his reasons for defecting were as a result of some religious awakening in which he was suddenly inspired to fight for the so called "good" intentions of the Islamic Courts that i have been hearing from some of you religious fanatics. But he defected for Qabil loyalty?? Kambuli was right, a population of qabil ridden fools, what becomes of such sheep?
http://news.yahoo.com/s/afp/20060613/wl ... 0613232934

-
- Posts: 81
- Joined: Sun Jun 11, 2006 12:38 am
There are no islamic courts. Every clan has established what they call an islamic court- and guess who are sentenced? Minorities, have-nots, unarmed. But some might argue that they brought some hope of law and order. I am going to support these "islamic" courts when they arrest the warlords, give back the riverine farmlands to their owners.
The warlords are very tactical when their strategies fail. It wouldn't surprise me if they become alied to the islamic courts.
The warlords are very tactical when their strategies fail. It wouldn't surprise me if they become alied to the islamic courts.
-
- Posts: 81
- Joined: Sun Jun 11, 2006 12:38 am
Advocator, maxaad ii caaneynsaa? Are you telling me that the "islamic courts" are true muslims? Every small clan has with the help of a warlord established an islamic court. Why didn't they arrest the warlords from their own clans???? Is it the interriverine word that has made you angry????
You are supporting "an islamic court" and hurling abuse at my mother who you don't know!!!!!!! That is my point!

[quote="Intellectualsomali"]Advocator, maxaad ii caaneynsaa? Are you telling me that the "islamic courts" are true muslims? Every small clan has with the help of a warlord established an islamic court. Why didn't they arrest the warlords from their own clans???? Is it the interriverine word that has made you angry????[/quote]
Where are you getting the idea that the islamic courts aren't arresting every person, regardless if their in there own clan, Everyone is being excluded no one is being concealed from being arrested.
Where are you getting the idea that the islamic courts aren't arresting every person, regardless if their in there own clan, Everyone is being excluded no one is being concealed from being arrested.
-
- Posts: 81
- Joined: Sun Jun 11, 2006 12:38 am
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Cabdi Qeybdiid oo isaga baxay Isbaheysiga la dagaalanka argagixisada.
Mogadishu 14 June. 06 ( Sh.M.Network) Col, Cabdi Qeybdiid oo xubin ka ahaa isbaheysigii lagaga awood roonaaday dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in uu isaga baxay ka mid ahaanshaha isbaheysigaasi, oo uu sheegay in haatan ay ku soo hareen shaqsiyaad kooban.
Col. Cabdi Xasan Cawaale
Dhageyso wareysiga Qeybdiid
Col. Cabdi Qeybdiid waxa uu ka hadlay sababo uu tilmaamay in ay ku riixeeyso ka bixitaanka xubnaha isbaheysiga oo uu shaqsiyan sheegay in ay tahay Isbaheysiga in dagaalo iyo iska horimaadyo uu lugaha la galay.
Cabdi Qeybdiid oo ahaa shaqsigii ugu dambeeyay ee ku biirey isbaheysiga ayaa waxa uu sheegay in codsiyo uu uga yimid dad kala soo xiriirey gudaha iyo dibadda oo dalbanayay in uu isaga haro ka mid ahaanshaha isbaheysigaasi, ayay hadana isaga u muuqato in aanu qumaneyn sii socoshada dagaalada isbaheysiga lugaha la galay ee lagala horyimid durba markii la aas-aasay.
Waxa uu xusay in haatan ay kala daadatay howshii Isbaheysiga loo sameeyay, ayna ku soo hareen dad kooban.
Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa waxa uu sheegay in uu soo jeedinayo wada hadal in lagu dhameeyo arimaha murugsan ee magaalada Muqdisho, isagoo sheegay intii uu ka mid ahaa isbaheysiga dagaalada kula jirey Midowga Maxkamadaha aysan dhicin wax dhibaato ah oo dhiniciisa ka tagay.
Col, Qeybdiid oo ah qofkii ugu horeeyay ee ku dhawaaqa ka mid ahaanshaha isbaheysiga dagaalada lugaha la galay ee sababay dhimashada dad badan oo gaaraya 400 ayaa ah shaqsigii ugu dambeeyay ee ku biirey isbaheysiga, isagoo horey ugu gacan seyray shirar isdaba joog ah oo beeshiisu laheyd maalmaahaan cadaadis lagu saaro in uu isku dhiibo Maxkamadaha.
Waxa uu ka bixitaankiisa ay ka dhigeysaa mid aan sii sameyneyn jiritaanka isbaheysigaasi oo ay wali ku harsan yihiin xubno uu ka mid yahay Bashiir Raage, Muuse Suudi iyo Cumar Filish oo Xamar ku sugan iyo kuwo kale oo xalay Jowhar isaga baxay.
Xubnaha wali ku jira Isbaheysiga la dagaalanka argagixisada ayaan wali ka hadlin waxyaabaha ay u dhimi karto jiritaanka isbaheysigooda.
Shabelle Media Network, Somalia

Maleeshiyooyinka Maxkamadaha oo ku siqaya Mag. Jowhar
Jowhar 13 June. 06 ( Sh.M.Network) Maleeshiyooyinka Midowga Maxaakiimta islaamiga ayaa ku dhawaaday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe, iyadoo laga cabsi qabo in dagaal halkaasi uu ka dhaco, waxaana dadku ay ka qaxayaan magaalada Jowhar.
Maleeshiyooyinka Maxaakiimta islaamiga
Maleeshiyooyinka maxaakiimta islaamiga ayaa gaaray maanta Meel u jirta magaalada Jowhar 15 km, iyadoo laga cabsi qabo in halkaasi uu dagaal ku dhex maro maleeshiyooyinka Maamulka gobolka Sh/dhexe Max'ed Dheere oo ka mid ah isbaheysiga la dagaalanka argagixisada iyo Kuwa Midowga Maxkamadaha islaamiga.
Maleeshiyooyinka Maxaakiimta islaaamiga oo ku hubeysan gawaari dagaal oo aad u fara badan ayaa waxa ay 4 meelood kaga hareersan yihiin magaalada Jowharm, iyadoo laga cabsi qabo in halkaasi uu ka qarxo dagaalo lagu hoobto.
Sida ay tilmaamayaan warar laga helay ilo muhiim ah oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa waxa ay tilmaamayaan in saakay iyo shalay magaaladaasi dadku ay ka qaxayeen cabsi ay ka qabaan dagaalo halkaasi ka dhaca.
Shabelle Media Network, Sh/dhexe

Dagaal culus oo ka qarxay meel u dhow magaalada Jowhar
Jowhar 14 June. 06 ( Sh.M.Network) Dagaal xoogan oo la isku adeegsanayo hubka fudud iyo kuwa culus ayaa waxa uu ka soconayaa deegaanka Boorow oo masaafo yar u jira magaalada Jowhar,, iyadoo dagaalkaasina uu ku siqay dhinaca garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi.
Dagaalkaan oo u dhaxeeya Maleeshiyaadka Midowga Maxaakiimta islaamiga iyo kuw Max'ed Dheere oo ka mid ah isbaheysiga la dagaalanka argagixisada ayaan si rasmi ah loo ogeyn qasaaraha rasmiga ah ee dagaalkaasi, rasaasta oo si culus u bilaabatay owgeed, iyadoo dhawaqa rasaasta laga maqlayo gudaha magaalada Jowhar.
Dagaalkaan ayaa waxa uu ku soo beegmay xilli Xalay magaalada Jowhar ay isaga baxeen xubno uu ka mid yahay Max'ed Qanyare, Bootaane Ciise, Cabdi Nuurre Siyaad iyo Ciise Cismaan. oo dhamaantood u baqoolay gobolada dhexe oo ay ka soo jeedaan.
Waxii ku soo kordha kala soco www.shabellenews.com

- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 32 Replies
- 5063 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 29 Replies
- 2114 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 21 Replies
- 3241 Views
-
Last post by The`Republic
-
- 22 Replies
- 1626 Views
-
Last post by wife
-
- 0 Replies
- 933 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 11 Replies
- 3160 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 620 Views
-
Last post by chimini
-
- 25 Replies
- 1996 Views
-
Last post by Lil_Cutie..
-
- 91 Replies
- 6028 Views
-
Last post by Ashlee~