Sharq Awsat: Majerteen leader Abdillahi Yusuf to flee Baidoa (Read 4
Sida ay Qortey jariidada Al- shaq alawsat ee laga leeyahay dalka Sacuudiga
kana soo baxda Magaalada London cadadkeedii maanta, ayaa shaaca ka qaadey in
masuul sare oo ka tirsan xukuumada cabdillaahi yuusuf oo hada ku sugan
Baydhaba uu u sheegay in ay ka taagantahay baydhabo xaalad qalalaasee iyo
degenaanshiiyo laÂ’aani.
Cabdilaahi yuusuf ayaa qarka u saaran inuu iskaga cararo baydhaba sidoo kale waxa
uu walaac ka muujiyey guusha isdaba jooga ah ee ay gaadhayaan maxaakiimta
islaamku, inkastoo uu gudoomiyaha Maxaakiimtu uu cadeeyey inaanu weerari doonin
Baydhabo, ayaa hadana aanu Cabdillaahi yuusuf aamini kareyn Hadalka gudoomiyaha
markii uu arkey waxa ku dhacay xaruntiisii ****** ee Jawhar iyo weliba ninkii ay
saaxiibada iyo xulafada ahaayeen ee Maxamed dheere.
Dhanka kale sida ay qortey jariidadu wafti mareykan ah oo ka kala socda wasaarada
arimaha dibada iyo diplmaasiyiinta u fadhiya Dalka Keyna ayaa laga yaabaa iney
labada maalmood ee soo socda ay tegaan Muqdisho si ay wada hadalo ula yeeshaan
masuuliyiinta maxaakiimta islaamiga ah wada hadaladan oo noqonaya kuwii ugu
horeeyey ee noocooda ah tan iyo intii ay maxaakiimtu sida awooda badan uga soo
dhex baxeen saaxada siyaada iyo milatriga ee Soomaaliya ulana wareegeen gacan ku
haynta inta badan dalkaas muda yar gudaheed
SHARQ AWSAT: MAJERTEEN LEADER ABDILLAH YUSUF TO FLEE BAIDOA
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 354 Views
-
Last post by Intruder
-
- 2 Replies
- 530 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 23 Replies
- 1020 Views
-
Last post by *HannaH*
-
- 7 Replies
- 782 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 6 Replies
- 465 Views
-
Last post by Executive
-
- 1 Replies
- 278 Views
-
Last post by AbdiWahab252