PPL IN BAY AND BAKOOL GETTING READY FOR DJIHAAD

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

PPL IN BAY AND BAKOOL GETTING READY FOR DJIHAAD

Post by fagash_killer »

People in Baay and Bakool getting ready for Jihaad

CulumaÂ’u-diinka Gobalada Baay iyo Bakool oo Iclaamiyey Jihaad

Wararka naga soo gaaraya Gobalada Baay iyo Bakool waxay sheegayaan in salaaddii Jimcaha ee shalay Masajidda ku yaala gobaladaasi laga iclaamiyay in lala jihaado ciidamada shisheeye ee la damacsan yahay in la keeno Soomaaliya.

“Waxaan u diyaar garoobeynaa sidii aan ula jihaadi lahayn ciidamada shisheeye iyo cid kasta oo ku taageerta” ayuu yiri Sheekh ka is taagay masjid ku Magaalada Baydhabo oo sheegay in Dowladda Federaalka ay noqotay dowlad u adeegta, Caddowga Ummadda Soomaali-yeed, isagoo farta ku fiiqay wadanka Itoobiya.

Dadweynaha ku nool Magaalada Baydhabo ayaa caro weyn ka muujiyay in Dowladda Federaalka siiba Baarlamaanka uu u codeeyo in Soomaaliya la keeno ciidamo ka socda wadamada Afrika gaar ahaan wadamada deriska la ah Soomaaliya sida Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti.

source: Somalitalk
Steeler [Crawler2]
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12405
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Post by Steeler [Crawler2] »

What time is it? It's Jihad time!!!

Sounds like a football chant.
User avatar
SAIFULLAH_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2946
Joined: Sat Jun 10, 2006 10:42 pm
Location: 96,345

Post by SAIFULLAH_1 »

CASHO YUSUF IS FINISHED THEN PUNTLAND AND THEN SOMALILAND!!!#

INSHALLAH THERE WILL BE AN ISLAMIC STATE OF SOMALIWEYN SOON WEN CASHO IS ELIMINATED AND THE SOMALI'S OF OGADENIA UPRISE AGAINST THE AXMARRO WITH THE HELP OF THE SOMALI PPL Smile

INSHALLAH!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Smile Smile Smile Smile Smile Smile
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

inshallah sister
User avatar
SAIFULLAH_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2946
Joined: Sat Jun 10, 2006 10:42 pm
Location: 96,345

Post by SAIFULLAH_1 »

SISTER AH Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

IM A MAN!!!!!


A BROTHER Smile
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Laughing

okey inshallah brother
User avatar
SAIFULLAH_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2946
Joined: Sat Jun 10, 2006 10:42 pm
Location: 96,345

Post by SAIFULLAH_1 »

INSHALLAH FELLOW BROTHER Smile
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Smile
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Post by gobdoon »

Nimanyohow ino kadiya,seef labodyayal hanoqonina e,16 sano bay somali isleyneysay,qof kasta oo an masuul ahayn,iyo kadi qas kastana hub bu sida,sida daraded somali8du wax u miyiriya oo cabsidi ilah kuso celiya wa ubahanyihiin,hadii ciidamo dibada ka yimi wadanka yimadan waxay u imanayan gurmad ahan iyo inay nabadgelyada wax kasugan,marka ma aha inti aynu gacmo furan kuso dhoweyn lahayn oo an lashaqeyn lahayn si ay wadanka hoyo nabad uguso celiyan,Xata hay'adihi gurmadka bini aadmanimo wadey oo mattida iyo caruurta cuntada usidey hadi dariiqa la'isutagayo maxa ino dhiman WAXBA DHAWRSAN MEYNO E ALOW DHAGAXYO SO DADI.
User avatar
same
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 505
Joined: Tue Oct 30, 2001 7:00 pm
Location: Europe
Contact:

Post by same »

[quote="SAIFULLAH_1"]CASHO YUSUF IS FINISHED THEN PUNTLAND AND THEN SOMALILAND!!!#

INSHALLAH THERE WILL BE AN ISLAMIC STATE OF SOMALIWEYN SOON WEN CASHO IS ELIMINATED AND THE SOMALI'S OF OGADENIA UPRISE AGAINST THE AXMARRO WITH THE HELP OF THE SOMALI PPL Smile

INSHALLAH!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Smile Smile Smile Smile Smile Smile[/quote]


It is not an insult to call someone "Caasho!" or "Woman!".
Please respect women. You are not better.
User avatar
SAIFULLAH_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2946
Joined: Sat Jun 10, 2006 10:42 pm
Location: 96,345

Post by SAIFULLAH_1 »

I'LL TAKE THAT ON BOARD, BUT SOMALIWEYN IS COMING ITS JUST A MATTER OF TIME Smile
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”