BANAANBAX KA DHICI DOONA LONDON OO LAGU DIIDANYAHAY CIIDAN

Soomaalida waddankan ku dhaqan

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods, uk mods

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

BANAANBAX KA DHICI DOONA LONDON OO LAGU DIIDANYAHAY CIIDAN

Post by fagash_killer »

i cant discribe how i feel right now wallahi this is an wonderful news

if you live in uk be their do this for oure pll who knows thnx to this shit you can save million of lives thnx

Banaanbax ka dhici doona London oo lagu diidanyahay Ciidan shisheeye
Posted on Sunday, June 18 @ 07:16:50 PDT by editor


London: Waxaa jira in Aqoonyahano Soomaaliyeed oo degan magaalada London ay ugu baaqday in shacabka Soomaaliyeed, dhamaan aqoonyahanka, iyo wax garadka Soomaaliyeed oo wadanka dibbadda ka jooga ay abaabulaan muharaadyo looga soo horjeedo in Ciidama shisheeye la keeno Gayiga Soomaaliya iyo faragelinta qaawaan oo ay sameeynayaan Dalka Ethiopia iyo Yemen.

Wargelin: Aqoonyahanku waxaa uu ugu baaqday shacabka iyo Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee dibadda degan iney sameeyeen banaanbax looga soo horjeedo in Ciidamo shisheeye la keeno cariga Soomaaliyo

Qoraalka oo ay nasoo gaarsiisay Dahabo Dowlo oo ka mid ah aqoonyahanka degan magaalada London ayaa ugu baaqday in shacabka Soomaaliyeed, dhamaan aqoonyahanka, iyo wax garadka Soomaaliyeed oo wadanka dibbadda ka jooga ay abaabulaan muharaadyo looga soo horjeedo in Ciidama shisheeye la keeno Gayiga Soomaaliya iyo faragelinta qaawaan oo ay sameeynayaan Dalka Ethiopia iyo Yemen.

Waxaa aad beryahan loo hadal hadal hayaa in dalka Yemen oon walaalo aheyn iney khiyaameynayaan Soomaaliya, Shariif Hassanna ay madadaalinayaan oo la soo sheegay in lala dhexdhexaadinayo dowlada ku meelgaarka ah inta shirku u socdana la rabo in ciidan shisheeye la soo geliyo wadanka, haddana deegaanka Bay ay soo geliyeen hub xad dhaaf ah si Soomaaliya dagaal cusub uga dhex dhaco. Yemen ayaa jebisay xeerka caalamiga ah ee xayaaridda hubka soo geliya soomaaliya ee qaramada midoobay sameysaysay.

Saraakiil Ciidanka Yemen iyo Amxaaro ah ayaa la soo xaqiijiyey iney la joogaan maanta dowladda fideraalka ah ee degan Gobolka Bay, ayna Cabdullahi Yusuf kula kulmeen magaalada baydhabo si ay dagaal ugu soo qaadaan gudaha Soomaaliya.

Yemen ayaa markii Soomaaliya iyo Itoopianka isku jiireen dagaal 1977kii la safatay Itoopianka oo Soomaaliya diyaaradaheedu wax ka duqeynayeen.

Haddaba Soomaalida ku nool Wadankan UK waxaan ka codsanayaa iney Jimcaha soo socda eey tahay Bisha June 23, 2006, saacadda 3Pm, salaada Jimce ka dib iyo 25 June Axadda 1PM, si ay mudaharaad socdaal dheer lagu sameynayo ku tagaan Safaaradda Yamen, ka dibna ay u dhaqaaqaan midda Ithopia, ugu danbeyna ay istaagaan 10 Downing street ayaga oo muujinaya sida ay uga xun yihiin in wadoonkooda la keeno ciidamo shisheeye. Waa Waajib Muqadis ah in dalkaaga laga horsitaago ciidama shisheeye oon waqtigaan lxaadirka ah loo baahneyn.

Dhamaan Soomaalida kala degan dalalka kale sida Yurubta Kale, Mareykanka iyo Canada, iwm ah ha sameeyaan mudaharaadyo is daba joog ah, si ay shucuurtooda ugu muujiyaan in arrintaani kenid ciidan shisheeye ayqalad tahay, maanta oo Soomaalia xasilooniye ka jirto, dagaal oogaayaashiina laga awood roonaaday, wadankana uu gacanta ugu jiro Midowga Maxkamada Islaamiga ah oo aqbalay in ay wada xaajood la yeelanayaan dowlada ku meel gaarka ah.

Dareenkaaga muuji, dalkaaga iyo dadkaaga u damqo maanta. Waari meyside war ha kaa haro.
Cinwaanka Safaaradda Ethiopia
17 Princess Gate
London SW7 1PZ

Trainka ugu Dhow: South Kensington
Basaska: 9, 10, 52


Maadaama ay Yamen yihiin dad walaalaheen ah ayaa la tashi ka dib la isku raacay in warqad keliya loo geeyo aan lagu mudahaaraadin. Maxay kula tahay arrinkaasi?
Cinwaanka Safaaradda Yamenta
(Main Embassy)
57 Cromwell Road
London SW7 2ED
Nearest Underground Gloucester Road.
Basaska: 74, 70

Sidoo kale waxaa la yiri downing street waa in warqad keliya la geeyaa. maxaad ka qabtaa ka dhiibo codkaaga?

Cinwaanka downing Street
10 Downing Street,
London,
SW1A 2AA

Safaaradda Yamenta ha la isugu yimaado, ka dibna ha loo lugeeyo midda Ethiopia kama foga waa iska ag dhowyihiin, sidaasna ha looga gudbo downing street.

Wixii talo bixin ah ama wax ka bedel ah Fadlan la soo xiriir

Cabdiwaxid Khaliif
cabdulwaxid@hotmail.com

Mahamed mohamoud Tarsan
teleohone: 07903868451
mohahnur@yahoo.co.uk

Abdirahmaan Moalin
Moalin25@hotmail.com

Engineer Yariisow
07932722651

AbdiAziz Shire
07930432726

Abdullahi Farah
07908769515
Abdullah.Afrah@whittington.nhs.uk

Emailada dhiman dib ayaa looga soo qorayaa

Maanta meel lagu kala haro malaha waa cadow hor leh iyo gumeysi cusub ee amxaaro. FADLAN SOO QAADO BOORKAAGA, CALANKAAGA IYO MICROOFANKAAGA.

Ka soo wada qeyb gala wacan
Dahabo Isse (Dahabo Dowlo)
dahaboisse@yahoo.com
User avatar
DIRACBILANIGIS
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 405
Joined: Mon Apr 03, 2006 8:43 am
Location: OutS!de Crown Court Waiting 2 B Sentenced Fo Undecent Xposure

Post by DIRACBILANIGIS »

translation.. Question Question
User avatar
SAIFULLAH_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2946
Joined: Sat Jun 10, 2006 10:42 pm
Location: 96,345

Post by SAIFULLAH_1 »

^ exactly f-killer soo koob man Smile
User avatar
Say_what1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3423
Joined: Mon Nov 15, 2004 3:39 pm
Location: London

Post by Say_what1 »

Ciidamaha iyo Dowlada fedralka ee kumel garka wa in lalaa Dagaalo.


Amxaaro has been the enemy of somalis for a long time and is sad that Ciidamaha ka socda dalalka safka hore ay ka mid tahay Dowlada Federaalka Ethiopia...
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

well said say_what but we with only sitting back wont help we must show how we feel we must show them that if they invade somalia that we are ready to fight they all remember what happend to america back in 1993 this time somalis are united i know even some ppl who buyed ticked and toke the first flight to muqadisho to fight against the warlords and against the foreign troops not only those somalis in muqadisho and baydaboi cant show the world were they stand for remember that our enemies are spreading propagandas so you dont see that but what if we the youth do that in the western countries i can bet that they they are listening to us anyway this is an good news finnaly were coming together this must stop say no to qabiliism say no to amxaaro say no to the goverment of somalia
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Europe - UK”