Meki verkoopt Somalische beer uit Somalie

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Meki verkoopt Somalische beer uit Somalie

Post by Gedo_Boy »

Is this Dutch?

Can somebody tell me what he is saying?

http://video.google.com/videoplay?docid ... 4&q=somali
User avatar
ciloow
Posts: 211
Joined: Thu May 11, 2006 2:10 am
Location: Dhuusa Mareeb

Post by ciloow »

Aniga kuu fasiraayo ee si fiican u faham:-

Qof kasto oo kasoo jeedo Gobolka Gedo waa in uu iska dhigaa baaquliga uu ku tuugsanaayo ee uu bada iska xaadiriyaa, markab baa halkaa idiin taagan oo idiin kuugu diyaara meel allaale meesha aad aduunka ka doonaysaan in uu idiin geeyo, marka haka daahin is qoristu wali waa socotaa, awalba wax gedo ka yimid faa'iido malahayn Laughing
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Post by Gedo_Boy »

wee kaa jajabantahay saaxib........

adeer isbaaradiis waa la burburiyey ee maxaad ka damacsantahay daqaalada Laughing
User avatar
ciloow
Posts: 211
Joined: Thu May 11, 2006 2:10 am
Location: Dhuusa Mareeb

Post by ciloow »

doqon aan dantiisa aqoon baad tahay, hadii xitaa af Dutch lagu qoro Somalie ma reer gedo oo idil in loo yeedhay baad mooday Laughing
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Post by Gedo_Boy »

[quote="ciloow"]doqon aan dantiisa aqoon baad tahay, hadii xitaa af Dutch lagu qoro Somalie ma reer gedo oo idil in loo yeedhay baad mooday Laughing[/quote]


Dhuusa Mareeb xagee wayee? kuwi malayda ayako qaawan bada ka guri jiray ba dego miya?
User avatar
ciloow
Posts: 211
Joined: Thu May 11, 2006 2:10 am
Location: Dhuusa Mareeb

Post by ciloow »

nacasyahoow i dhagayso, malaayga isaga oo gaajo kasoo cararay oo dhankaa iyo gedo ka yimid buu inoo yimaadaa, markaas baan dhib la'aan dabnaa deedna dabka galinaa, doqon adiga oo kale markaan aragnana waanu ku daac daacsannaa Laughing
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Post by Gedo_Boy »

gaajadeena hadde lilaahi kaaga tahay inaad na caawisid.......cambuulada of afar iyo labaatan saac Dhuusa Mareeb lagu quraacdo, qadeeyo, iyo lagu casheeyo maad wax naga siisid? Laughing
User avatar
ciloow
Posts: 211
Joined: Thu May 11, 2006 2:10 am
Location: Dhuusa Mareeb

Post by ciloow »

Soomaali in aad adinka kaliya tihiin baad isku haysateen, kadib baa ilaaheey ciqaab idin kaga dhigay, cambuulo yaa ka fiican waaba brotine lugo iyo indho lehe, soo lugeey from Gedo to Dhuusa Mareeb iyada oo wali fresh ayaad u imaanee Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”