KAMBULI WAXAAN KU IRI

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

Post by foolxume2005 »

Xooga I did look at the emoticons , I want you to break it down for me,
I mean ma caataa? may buurantahay, may madawtahay? Deos she look like inay tire dhexda gashatay? I need more info. Holla @ you Boi
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Foolka,

Walaahay waad ka jaftay golaha boodhkii.... Laughing Maaweeladiina waad heshay....

Bal soo daa waxa aad isla hayso Laughing Laughing 100kii halaad iyo baarqabkii ma haysaa?

Teeda labaad, ninkan Luggooyo ah ee aad dusha iga saartey, sheeg waxa aad kaga fiican tahay ee aan kaaga doorto ee aan ka ahayn inuu isagu iminka u jeedo dhinacaa iyo The Lady... Laughing

Xoogsade,

Gabdhahan meesha kuugu xareysan ee aad nin walba siineydsid, anana wax naga sii, inleyn wiilal baa nala dhashay eh Laughing
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

kambuli

gabar gabar soo doonaneeysa walle tanina weey ii dhineeyd Laughing Laughing

intaasu waa iga kaftan walaal, haa gabdho badan baa meel iigu xareeysan marka dhalinyarada kula dhalatay hadeey guurdoon yihiin dhinaceeyga usoo dir anigaa la xaajoone Smile
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Xoog,

Oo maadaba adduun og? We are always on the wacth.... When we see a nice girl we want her for our brothers... Laughing Qof walba wixii fiican naftiisa iyo inta uu jecel yahay ayuu la rabaa...
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

Kambuli



Oo maa anigana LadyQac ii raadisid intaan aabahaa ku maqnahay?
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Lady Qac is my friend, waxba isla waayi meyno ee soo diyaar garow Laughing

Maxaad su'aashii aan gaarka kuusoo weydiiyey ugasoo jawaabi weydey Question
User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

Post by foolxume2005 »

ala necbiyaa markay kambuli iyo sir lugooyo meel isugu yomaadaan, halkaa wadnaha i go'a
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Foolka,

Soo bandhig waxa aad meesha ku hayso, intaad hadalka badan iska deyso Laughing Mese waxbaba islama haysid aan ka ahayn Foolxumo Exclamation
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

[quote="kambuli"] Mese waxbaba islama haysid aan ka ahayn Foolxumo Exclamation[/quote]

Shocked Shocked Shocked

kambuli soowtaad oran jirtay "anigu abuursita alle qofna kuma caayo" iyo " waxaa foolxun cidii faan badan iyo waxii dhaqan xun" maxaad maskiinkan ku jecel saas ugu kajameeysaa Sad
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="kambuli"]Lady Qac is my friend, waxba isla waayi meyno ee soo diyaar garow Laughing

Maxaad su'aashii aan gaarka kuusoo weydiiyey ugasoo jawaabi weydey Question[/quote]

Oo maxay ahayd su'aashaasi walaal?
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Sir, quote "Oo maxay ahayd su'aashaasi walaal? "

OO hadda ma waxaad leedahay maan arag su'aasha? Exclamation
User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

Post by foolxume2005 »

Okey Kambuli this is what's going on I dont know what it is but
Baryahandanbe aduunbaan kaa fakiraa, oo waxaan ka baqayaa inaan xaaskayga ugu yeerro Kambuli

IMINKAY GURIGA SOO GASHEE ANAA HADHOW KUGU SOO CELINDOONA BYE
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Foolka,

Haddaba maad mukurka joojisid walaal? Dee ilaahay ka baq oo iga qallee,
Adna waad ogtahay anna waan ogahay inaad ciyaareyside, wax kale ku kaftan... Maaha kaftankii xumaa, laakiin siyaabo kale u kaftan laakiin iga qallee dee haddaba Shocked

Xoog,

quote " kambuli soowtaad oran jirtay "anigu abuursita alle qofna kuma caayo" iyo " waxaa foolxun cidii faan badan iyo waxii dhaqan xun" maxaad maskiinkan ku jecel saas ugu kajameeysaa

To be honest with you I believe Foolxume is a handsome guy.... Simply because he wouldn't call himslef Foolxume if he was realy ugly.... That is why I joked with his ugliness.... But if I realy believed he was ugly... I swear I wouldn't joke with it... Because waa abuuris Alle....And it is wrong of me when I sometimes say " Balaayada gafuurka cad iwm" that is wrong Sad
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”