the government of Col. Qadafi is truly earning my respect for sending all this humintarian assistanceand delegation to mogadishu and strengthening the brotherly relations between our people, who have much in common.
As the first Free Government of Somalia rises and prepares to defend its land and people who are currently underattack my the evil habashi and their puppet faggs,
we see
over 100 truckloads of medicine and food arrive
check these pictures
http://www.qaadisiya.com/2006/July/sawi ... iibiya.htm
WHO IS YOUR FRIEND OR WHO IS YOUR ENEMY!!!!!!!!!!
--------------------------------------------------------------------
Dowladda Liibiya oo Deeq soo gaarsiisay Shacbiga Soomaaliyeed una soo marsiisay Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed.
Muqdisho, 28-July-06 ( Qaadisiya.com) Dowladda Jamaahiriyadda Liibiya ayaa markii ugu horey Maalintii shalay gelinkiisa Dambe ku wareejisay Mas'uuliyiinta Golaha Maxaakimta Soomaaliyeed Deeq Dhowaan ay ka keeneen Wadanka Liibiya iyadoo Xafladdii kala wareegitaanka Deeqdaasina ay ka dhacday Gelinkii dambe ee Maalintii shalay Barxadda Agagaarka Xarunta Golaha Maxaakimta Soomaaliyeed oo kudhaw Hotelka Ramadaan ee Magaalada Muqdisho.
Ka Daawo Halkani Sawirada wareejinta Deeqda Dowladda Liibiya.
Ugu horeyn waxaa halkaasi kasoo xaadiray Wafdigii kayimid Wadanka Liibiya iyo Safiirka Liibiya u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Idriis Abuu Dayib, waxaana halkaasi sidoo kale ugu horeyntii ka hadlay Safiirka Liibiya u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Abuu Dayib, wuxuuna Sheegay in deeqdani ay tahay mid katimid Dowladda Liibiya ayna ugu talagaleen Shacbiga Soomaaliyeed.
Safiirka oo la hadlayay Gelinkii dambe ee Maalintii shalay Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya.com ayaa waxa uu sheegay in Kaalmadani aytahay tii ugu horeysay oo Dowladda Liibiya ay Shacbiga Soomaaliyeed soo gaarsiiso Shacbiga Soomaaliyeed isla markaasina u soo marsiiyo Golaha Maxaakimta Soomaaliyeed wuxuuna intaasi ku daray in aysan noqon doonin tii ugu dambeysay oo dhowaan ayaan deeqo kale idin soo wadnaa ayuu yiri Abuu Dayib.
Dhinaca kale waxaa halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Maxaakimta Soomaaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuuna Sheegay in ay aad iyo aad ugu mahadcelinayaan Deeqdani ay Dowladda Liibiya soo gaarsiisay Shacbiga Soomaaliyeed isagoona ugu baaqay Dowladaha kale in ay ku dayaraan Dowladda liibiya oo aysan ku fiirsan Dhibaatada Shacbiga Soomaaliyeed ay kujiraan, wuxuuna sidoo kale Sheekh Shariif ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed in Deeqdaha Dibadda Keliya aanan laga sugin oo loo baahan yahay in Shacbiga Soomaaliyeed ay iyagu wax isku qabtaan sidaasina ay tahay qaabka keliya ee ugu wanaagsan ee Shacbiga wax isku tari karo.
Guddoomiyaha Golaha Maxaakimta Soomaaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa intii goobtaasi lagu sugan yahay waxa uu durba Deeqda ku wareejiyay Golaha Soomaaliyeed ee Samafalka iyo Horumarinta oo wakiil ahaan uu u joogay Axmed C/llaahi kuwaasi oo uu sheegay Sheekh Shariif in ay yihiin Dadkii horey uga soo shaqeeyay Abaarihii Dalka kajiray, wuxuuna intaasi kusii daray in uu Allaah ka rajeynayo in ay gaarto Ciddii loogu talagalay Dhammaan Deeqda Dowladda Liibiya ay ugu talagashay Shacabka Soomaaliyeed.
Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay Axmed C/llaahi oo wakiil ka ahaa Golaha Soomaaliyeed ee Samafalka iyo Horumarinta, wuxuuna Sheegay in ay aad iyo aad ugu mahadcelinayaan Kaalmada Degdega ah ee ay Dowladda Liibiya u soo dirtay Shacbiga Soomaaliyeed, wuxuuna ugu baaqay Bulshada Caalamka in ay Soomaaliya kasoo gaaraan oo ay u soo diraan Deeqaha Ceykani oo kale ah, wuxuu sidoo kale Ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in aysan isku haleynin Deeq Shisheeye oo ay isku dayaan in ay wax u qabtaan Bulshadooda Soomaaliyeed.
Axmed C/llaahi Waxa uu sheegay in Deeqdani ay gaarsiin doonaan Golahooda Goonta ku habboon oo looga baahan yahay, wuxuuna u mahadceliyay Golaha Maxaakimta Soomaaliyeed sida ay Deeqdaasi ugu soo wareejiyeen.
Deeqda lasoo gaarsiiyay Shacbiga Soomaaliyeed ee lasoo marsiiyay Golaha Maxaakimta Soomaaliyeed ayaa waxa ay kakoobneyd Bur,Sokor,Bariis,Daawooyin,Baasto iyo Saliid, waxaana dhowaan loo qeybin doonaan Goobaha looga baahan yahay sida Mas'uuliyiinta Golaha Soomaaliyeed ee Samafalka iyo Horumarinta ay u xaqiijiyeen Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya.
Duco.
Adkaarta la Akhristo Subaxda Hore marka Hurdada laga soo tooso.
Dhageyso. | Keydso.
Muxaadaro Digniin.
Muxaadaro kadigeysa ka qeyb galka Ciidda Gaalada (Sh.Nuur Macallin C/raxmaan).
Dhageyso. | Keydso.
Xushmadda Xajka
Muxaadaro ku saabsan Xushmadda Xajka, Dr.Cumar Iimaan Abuubakar.
Dhageyso. | Keydso
© Copyright Qaadisiya.com ® All rights
PICTURES: Libya sending assistance to Somalia
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 582 Views
-
Last post by hey-loser
-
- 10 Replies
- 809 Views
-
Last post by Basra-
-
- 3 Replies
- 478 Views
-
Last post by Dawlad Qule
-
- 0 Replies
- 554 Views
-
Last post by newsbot
-
- 3 Replies
- 856 Views
-
Last post by Rebelxx22
-
- 5 Replies
- 724 Views
-
Last post by Murax
-
- 19 Replies
- 2411 Views
-
Last post by Rooble90
-
- 6 Replies
- 36 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 0 Replies
- 865 Views
-
Last post by Coeus
-
- 18 Replies
- 1687 Views
-
Last post by Mondey

