islamic courts will not go to puntland:

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

islamic courts will not go to puntland:

Post by Somaliman% »

for those of you who think they want to occupy puntland.
read this it says they wont go to where they're not needed. and where the public dont call them for.
and in puntland they're not wanted. simple as that.



Muqdisho: " Magaaladii aan noo baahnayn tagi mayno" Xasan Daahir Uways.
Wednesday, August 02, 2006

APL
Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email


--------------------------------------------------------------------------------

Print This Article | Daabaco warkaan

Muqdisho(AllPuntland)- Hogaamiyaha maxkamadaha Islaamiga Sheekh Xasan Daahir Uways ayaa sheegay in dalka Soomaaliya aysan jirin meel aan laga xigin meel walbana ay tagi karaan.

Wuxuu sheegay in dadka Soomaaliyeed meelihii ay la wareegeen oo dhan ay aad u soo dhaweeyeen , asagoo sheegay in dadkuna ay guul iyo baraare heleen.

Idaacadda IQRA ee ka furan Gaalkacyo oo waydiisay in mar haddii gobollada dalka Soomaaliya ay ka marayaan degmada Cadaado inay u socdaan gobollada Mudug iyo Jubbooyinka ayuu sheegay in magaalo aan looga baahnayn aysan u soconin , ee ay taasi baddalkeeda tagayaan magaaladii looga yeerto.Wuxuu sheegay inaysan jirin magaalo ay qabsadeen ee dadku ay u yeerteen .

Mar kale ayuu Uways ku celiyay inaysan shirka Khartoum u soconin , asagoo sheegay inay qaar kamid ah ciidanka Itoobiya ay bexeen hase ahaatee ay wali harsan yihiin, wuxuuna arintaasi ku tilmaamay Taatig dagaal iyo wax uu ugu yeeray boor isku qarin.

Xasan Daahir ayaa dadka magaalada Cadaado la hadlay , ayadoo dadka deegaankaasi ay isugu jiraan dad soo dhaweeyay iyo dad diiddan itanaba.

Wuxuu kaloo beeniyay in ciidamo Ereteria u dhashay ay joogaan gudaha magaalada Muqdisho iyo in hub fara badan ay ka heleen dawladda Ereteria.

Hadalkan Xasan Daahir Uways ayaa kusoo beegmaya isla saacado maxkamadaha Islaamigu shir ay ku qabteen magaalada Muqdisho ay ku qaaddeceen shirka Khartoum.

CCC Farayaamo
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”