CEELGABO...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
CEELGABO...
reer adeeraday deegaankoodu aad magaceedu wadatid dhig nayaa 
Re: CEELGABO...
[quote="DawladSade"]reer adeeraday deegaankoodu aad magaceedu wadatid dhig nayaa
[/quote]
"Nayaa"... Send your sister to find out whether is I'm nayaa or Waryaa...

- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
[quote="QansaGabeyle"]Where is ceelgaabo, dawlada? That name sounds familiar but I got not clue what it is. Is it like a village somewhere in Somalia? I know Ceeljaale though.....some people on somalinet were raised there.[/quote]
its not in somalia..its in the HAWD...wardheer iyo qabri dahare bay u daxeesaa.
naagtaan yaa magaca iiga fujiya..nostalgia iyo caano geelki bey isoo xasuusisay dee

Last edited by DawladSade on Thu Aug 10, 2006 1:02 am, edited 2 times in total.
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
ma ogaadeen baa Ceelgaabkaas dega?
get outta here with that b.s. dhawr jeer bay ogaadeen damceen inay qabsadaan lakin niman la yidhaa REER SIYAAD IYO REER WARSAMAH ee reer diiniga mareexaan baa ka guulaystay
here is cabdi galayax after a fight involving reer siyaad/reer warsame (Mareexaan) vs. bah-geri/makaahiil (Ogaadeen) after mareexaan walked off with a large sum of habar gidir geel from mudug and went to back to their land in ogaadeenya. ogaadeen tried to steal the loot from mareexaan so this fight took place cabdi galayax is describing:
Gabayga: Ceelgaab
Gabyagaa waxaa tirshay abwaanka Ween ee Cabdi maxamed aw magan Oo kumagac dheer Cabdi Galayax Waxuu Abwanku gabygaan tirshay 1957 waxuu yiri sidaan
Ogaadeen hunguri baa diliyo, haabo meel kora'e
Hindisaha Cismaan qaalli baa, hodey naftoodiiye
Ayagoo xaqay naga hayeen, lagu hitaynaayey
Heshiis iyo walaalinimo waxaa, looga heli waaye
Geelaas Hiraab laga dhacoo, hogorka waaweyn leh
Oo uunka qoladii hoshaba, lagu halaagaayo
Oo uu kor ugu heedaaman yahay , haybkyaga Diini
Hawadooda Eebaa baa ku ridey , hoorka qaysada'e
Goorteey haleelada arkeen, hilada qaadaysa
Haruubgaallada u cule siday ,hoomo leedahaye
Waa niman haddoodii gashoo , hibo ulaabneen'e
Waa niman habar lagu ridoo haatuf baa wadaye
Iyagoo higlaaliyo ka yimi iyo wabiga hoostiisa
Oo hilibka soo qalanahyay halbadii saadka
Oo aytahay himada loo socdaa hadimadaan doonan
Waatay horweynnada galeen, hiirta waabariye
Cidoo huruda waatii lay imi hiilimow baxe'eh
Hanfaraare oo weerarkii, habalba meel aadye
Hantidii qabilkeey dhaciyo hororo malkii,
Hashii joogtey baa laga qabsaday, tan iyo Hawdaye,
Hal saac iyo halsaac bay xeryaha ,Harac ku oodeene
Gabagabada hiisha leh markay , Halab ka reemaysey
Harraadkay qabeen aqalladii lagu halaabeeye
Habkii yiilay iyo oodkacii, hooshka lagu qaadye
Waatii hurdada loola baxay, heeladkaa sare'
Huuriga Ogaadeen ka daran,hugun rasaaseed'e
Hablahay qabteen baa la faray hadallo waaweyne'
Haweenkiyo carruuraha markii , lala hadaaqaaye
Heellada cayaareed ku tume, hoga tuskoodiiye
Dabadeedna Hoobaan ku ride, hilintii dheerayde
Annaguna hulkaan ula galniyo, hogobka Caalweyne
Markuu fuleygu yareheetiyoo, dib u haraayoobey
Habar wacadja waatuu ka yiri, : " Heybo yaa dhaqaye
Sideen uga harnaa geelyaga, la isku haaraanye
Markaasuu ninkii hagar ku jirey, soo hinbaabacay'e
Ayadoo Hadaafey nirgaha loo hitiqinaayo
Oo uu heeggankii daba socdoo , higil la moodaayo
Horaa lagala soo galay dabkuu dabkii halwgu saarnaay'e
Markeey heeganaga firiyeen harad soo garay'e
Waa niman halaqoo lixlah haawo lasoo dhaho
Habaas nagag shide sandii hoobiska aheed'
Anaguna halilkaan qabnaa loola hoorsaday'e
Hanaadka shiisha yaa tolkeey hab uyaqanaa'
Hareerah kolkii lagaga riday haligaan sidanay'e
Dhalfadii hareriga aheed beey lahunbaleyeen'
Hanqarkii kusoo dhacahayay u hakan wayeene'
Waa tii hirkii lagu eryay iyo harihii kor'e
Watii hulkii lagu ceshaday hogoga dheraa
Waatii hudii Ulasmeed haadka loo waray'e
Waatii hungah baar magoog horini tiiltiil'e
Waataan halyegii dilniyo huriyihii door ah'
Waataan halbowlah kujaray handkii dheraay'e
Waataan harkii tabo galnoo loo habensaday'e
Waataan hanbada raadsaniyo, haadufkii tagaye
Waa tay haftadu laysay, ey wada haftoobeene
Waataan horjoogsi ugu iil , habaqla hoodiiye
Waataan midkoodii la helay, soo hogaansadaye
Waa tii hunuudii la dhigay, heelka loo baari
Waataan haraatiyay ,afkay hirro ku maaleene
Hunufkii ismaan baali , baa hogofsan meeshiiye
Intii kale hufbaa laga dhigoo, hollac la leefsiiye
Waxse maanta hoog lagu jirabay, habar saleebane
Halakoodi ina yuusuf dacar ,heeshidan dhigaye
Hagoogaha xun sow adan dhagax haybi kuma taalo,
http://www.golkhatumo.com/Ceelg.htm

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 573 Views
-
Last post by Asraa
-
- 47 Replies
- 3661 Views
-
Last post by KIYAN IS BACK!
-
- 3 Replies
- 329 Views
-
Last post by SAIFULLAH_1
-
- 16 Replies
- 1558 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 50 Replies
- 2199 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 5 Replies
- 367 Views
-
Last post by Ceelgabo