80 year old CIBAAD BULXAN maxuu Caydiid ku yidhi..?

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

80 year old CIBAAD BULXAN maxuu Caydiid ku yidhi..?

Post by DawladSade »

Radamiir taariikhda saad u xafidsantahay bal na bar..?
User avatar
raadamiir
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 768
Joined: Sun Jun 19, 2005 3:55 am

Post by raadamiir »

Anigu markaad sida raga ay wax u weydiiyaan nin-rag ah, ayaan wax kuu bilaabi karaa.
Laakin intaad UGAAS-DIINI caydiisu ay meesha ku qoran tahay...........wacadalaan nabad na dhex oo lin .
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Post by DawladSade »

almiino maad tiraahdid garan mayo waxuu CIBAAD BULXAN oo reer Ahmed ahaa yidhi..?
User avatar
raadamiir
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 768
Joined: Sun Jun 19, 2005 3:55 am

Post by raadamiir »

naga tag shilaa ku dhashaye.......?
adna caana lulid baa ku dishaye...?
war raga baro sida loola hadlo...?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”