the numbers are exaggerated, i have been dira dawa is mutch bigger than hargeysa or boosaaso.
if diradawa gott 250 000 population.....,hargeysa aad ayey uga yar tahay diradawa, hargeysa markaa qiyaastii waxay noqoneysaa dadka deggan
150 000...
soomaalida koox waliba exaggaration ayey ku sameeyeen magaalada
ay qof waliba ka timid
. about 3 weeks ago on BBC somali service BERBERA waxay tiri dadka deggan waa only 2000(laba kun)
haddii aad crryzommer weydiisid berbera meeqaa deggan ,wuxuu kuugu
jawaabayaa berbera waxaa deggan(2000*10=200 000)
hargeysa waa sidaa oo kale waxaa deggan 150 kun..not 150 000*10 whichs 1,500 000.
somaliya magaalada kaliya ee ONE MILLION deggan yihiin waa XAMAR..
EVEN XAMAR hadii la baaro waxaa laga yaabaa inay deggan yihiin less then million laga yaabee 900 000..
lets not forget soomalis still more than 60% waxay deggan yihiin baadiyaha waa xoolo dhaqato...
google earth soo download gareeyso somali towns sattelite pictures bal fiiriya..
http://earth.google.com/waa meel aad u yar yar hargeysa boosaaso burco . dhamaantood
ma dhama xaafada wardhiigleeey xamar ayaa ka weeyn..