[quote]Isaaq dhan kama hadli karo laakin kuwa Snet members ka ah iyagoo is qabanayo weligeey ma arag. Wadaadka ilaa kafiirka weey isla safan haduu midkood khaladsanyahay xitaa. Anyway adigu waxaad u modaa qabiilada loo xoog sheegto inay dhaamaan kuwa waa weeyn laakin ma is dhaamaan. Anigu waxay ila tahay kuwa "minority" ah inay ka cuqdad badan yihiin kuwa kale.
[/quote]
Lool@ kuwa loo xoog sheegto,
qansa,
War niyow aniga meeshaan intaan joogey darood iyo isaaq wax isdhaama ma arkin, laakiin kuwa loo xoog sheegto oo si joogto ah wax u caynaayo, waa yartahaan u maleeynaa. Hadday cuqdad badanyiina waa ku saxsanyihiin because as you said sxb waa loo xoog sheegtaa

. Kuwa waaweyn laakiin ayaga inaan beeraha kaga shaqeyno waaye atleast waddanka hadday faa'iido kale kusoo kordhin karin.
[quote]ps. u sound like mohawk.......ma ila ahan mohawk shaati cusub inuu soo xiran ee walaalkiis kale oo law26 ka aheen miyaa tahay?
[/quote]
Maya saxibow aniga labadaan nin ee walaalaha ah midna ma ihi

.