Dhoobley: War Deg deg ah: Dagaal faraha laga gubtay ayaa ka
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Dhoobley: War Deg deg ah: Dagaal faraha laga gubtay ayaa ka
Dhoobley: War Deg deg ah: Dagaal faraha laga gubtay ayaa ka socda agagaarka tuulada Hoosingow oo wax yar u jirta magaalada Dhoobley oo ku taala xuduudka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya...
(Dhoobley: 17 Sep 2006 somaliwide.net) War hadadan na soo gaaray ayaa xaqiijinaya in halkaasi uu hadadan ka socdo dagaal qaraar oo ay iksu haleeleen ciidamo u daacad ah Kornayl Barre Hiiraale iyo Ciidanka ilaalada Deegaanka Dhoobley.
Dagaalkan ayaa ka danbeeyey sida warku nagu soo gaarayo ka dib markii malayshiyo hubaysan oo ka amar qaadata Kornal Barre Hiiraale la sheegay in ay rabeen in ay ka gudbaan halkaas iyagoo ku sii jeeday dhinaca gobolka Gedo, iyadoo qurshuna ahaa in ay halkaasi kasoo gudbiyaan Hub uga imaan lahaa dhinaca Itoobiya.
Ciidankan duulaanka ahaa ayaa waxaa nalooga xaqiijiyey in ay wateen labo nin oo lagu kala magacaabo Cabdi Shire, oo Barre Hiiraale adeer u ah iyo Deeq Caabi oo ay Kornaylka isku hayb yihiin. Wuxuuna warku intaas ku darayaa in la dilay Barre adeerkii, halka Deeq Caabina la qabtay isagoo dhaawac ah, waloow xaqiiqda warkan dhimashada iyo qabashada labadan nin wax ka dhiman yahay hadana ilo wareed oo ku sugan Dhoobley iyo Kismaayo sidaas ayey sheegayaan.
Ciidanka Kornayl Barre ayaa naloo xaqiijiyey in ay wateen 5 gawaarida dagaalka ah iyo mid caadi ah. Waxaa kaloo warku intaas ku darayaa in kooxdani la socdo qof u dhashay deegaanka kana aga dhow Dowlada Federalka KMG ah ee fadhigeedu yahay Baydhabo, hasae ahaatee waanu soo xaqiijin doonaa xaalada masuulkaas la sheegayo.
Warkan oo illa hada xaqiiqda laga hayaayi tahay in dagaal jiro, dhimasho iyo dhaawacna jirto, lana sheegayo in ay ku gacan sareeyaan ciidanka deegaanka ayaan wixii faahfaahin ah gadaal idiinka soo gudbin doonaa inshaa Allaah.
Publish Date: 9/17/2006
Last Updated: 9/17/2006 2:35:47 AM
Source: Somaliwide +

- Posts: 161
- Joined: Thu Dec 01, 2005 2:06 pm
- Location: Hidden in a Spider Hole
- Kalashnikov
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2006
- Joined: Wed Aug 17, 2005 4:32 pm
- Location: CHILLING AT KAALMOYS YARD IN GEDO
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Dagaal ka dhacay degmada Dhoobaley ee gobalka Jubbada Hoose
Last Updated::2006-09-17 18:20:24
Kismaayo:- Warar kasoo baxaya degmada Dhoobley ee koonfurta Gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu iska horimaad ka dhacay.
Iska horimaadka maanta ayaa u dhaxeeye maleeshiyooyin taabacsan Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo maleeshiyooyinka Sheekh Xassan Turki.
Labada dhinac oo kala taageersan Maxkamadaha Islaamiga oo uu hormuudka u yahay Xassan Turki iyo dhinaca Xildhibaan Cabdirashiid oo kamid ah Dowlada Federaalka ayaa la sheegay in iska horimaadkooda uu ka dhashay weerar lagu qaaday Xildhibaanka oo deegaankaasi u joogay hawlo la xariira maamul u sameynta gobalada ee Juballand.
Deegaanka Jubooyinka ayey maalmihii lasoo dhaafay kusii qul qulayeen maleeshiyooyin kamid ah kuwa Maxkamadaha Muqdisho oo taageersan Xassan Turki, kuwaasi oo sheegay in ay ka hortagayaan in xuduudaha Kenya ay kasoo galaan ciidamo la sheegay in dalka Soomaaliya la keenayo.
Illaa iyo hada tafaasiil dhab ah lagama hayo sida ay wax u dhaceen balse waxaa soo baxaya warar sheegaya in hal illaa 2 qofood ay ku geeriyoodeen, ayadoo ay sidoo kale dhaawacyo jiraan.
Xildhibaan Cabdirashiid Xidig ayaa in muddo ah ku sugnaa magaalada Kismaayo wuxuuna kamid ahaa xubno xiriir hoose uu ka dhaxeeyo Col.Bare Hiiraale Wasiirka Gaashaandhiga oo u ololeenayey in la dhiso maamul Jubbaland la yiraaho.
Xassan Turki oo horey xarun ku lahaan jiray deegaanka Raaskambooni ee gobalka Jubbada Hoose, ayaa todobaadkan dhaq dhaqaaq ka bilaabay magaalada Bu'aale ee jubbada dhexe.
Xassan turki oo sheegay inuu kasoo horjeedo ciidamo dalka Soomaaliya la keeno ayaa sheegay inuu gacanta ku dhigayo deegaanada Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan Jubooyinka si halkaasi aan looga soo dejin ciidamada IGADSOM.
Ma jiraan illaa iyo hada wax warbixino rasmi ah oo kasoo baxay IGAD oo sheegaya in gobalada Jubooyinka ay kasoo dejin doonaan ciidamo ka socda, IGAD oo ay horey u ansixiyeen IGAD iyo midowga Afrika.
Maxamed Cabdi

- Posts: 2123
- Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
- Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
[quote="Lacageylacag"]These fighting is nightmare.
They should be stopped soonest. The maxkamado will be the main losers.
Mareexaan and ogadeen are both very important for the islamic courts.
These clans are at the centre of the future.
We cannot afford these fighting.[/quote]
there is no maxkamado hawiye shaar diimeed noosan gashan maayaan.
marehan and ogaadeen will free sheebalas.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 1745 Views
-
Last post by Kees70
-
- 1 Replies
- 482 Views
-
Last post by ahmed yey
-
- 3 Replies
- 492 Views
-
Last post by ruralboy
-
- 0 Replies
- 261 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 820 Views
-
Last post by whitewell
-
- 18 Replies
- 1232 Views
-
Last post by Ganjaweed
-
- 0 Replies
- 458 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 6 Replies
- 556 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 329 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 3 Replies
- 823 Views
-
Last post by juzme123