ISMAACIIL BUUBAA: “in ay gurmad Ciidan ku imaan karaan Ciidamada Dalalka Safka hore waxaa ansixiyay Baarlamaanka, mana jiraan wax la yiraahdo faragelin Shisheeye”
Axad, July 23, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaare ku xigeenka, ahna Wasiirka Iskaashiga Gobolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa ayaa sheegay in aaney jirin faragelin shisheeye oo ay Dowalddu ka warqabto oo lagu soo sameeyay gudaha Soomaaliya, marka laga reebo in Maxaakiimta Islaamiga ay dalka soo geliyeen dagaalyahanno shisheeye.
“IGAD ama dalalka safka hore in ay gurmad ciidan ku imaan karaan waxaa ansixiyay Baarlamaanka, mana jiraan wax la yiraahdo faragelin shisheeye”ayuu yiri Ismaaciil Buubaa oo ka warcelinayay su'aal ahayd in ay ciidamo shisheeye soo farageliyeen gudaha Soomaaliya.
“Anigu ma aqaano sida ay dadku wax u fahmaan, malaha waxaysan aqrisan qorshihii ammaanka ee uu baarlamaanka ansixiyay oo si cad u sheegayay in ciidamada dalalka safka hore ay seddex weji ku imaan karaan dalka, kuwaasi oo kala ah in ay tababarayaan ciidamadeena, in ay qeyb ka yihiin howlgallada nabad sugidda iyo in ay xaalad deg deg ah noogu imaan karaan”ayuu sidoo kale yiri Md. Buubaa.
Ra'iisal Wasaare ku xigeenka waxaa uu ka gaabsaday in ay haatan Baydhabo la joogaan ciidamo Itoobiyaan ah, balse waxaa uu sheegay in Maleeshiyada Maxaakiimta ay yihiin kuwo haatan duulaan ku soo ah Magaalada Baydhabo.
Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Mogadishu, Somalia
Cutting Down The Branch Too Close Where U Sit On? !!!!!!!!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1205 Views
-
Last post by Edna69
-
- 5 Replies
- 588 Views
-
Last post by Basra-
-
- 20 Replies
- 2476 Views
-
Last post by Bibaaye6828
-
- 9 Replies
- 785 Views
-
Last post by Ni Hao
-
- 8 Replies
- 780 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 8 Replies
- 1022 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 20 Replies
- 993 Views
-
Last post by XKeyse_
-
- 0 Replies
- 247 Views
-
Last post by Amirsade
-
- 4 Replies
- 641 Views
-
Last post by Garvey
-
- 1 Replies
- 412 Views
-
Last post by sahal80
