xulashada haweenkii
xaqiiqdii mid kula mida
wali lama xambaarine
xuural cayn la moodii
xaragada u dhalataay
gacmaahaga xaada leh
markaan soo xasuustab
xadantoodayeey
xidigyahay anoo nool
xabaal baan dul aala
iga dul qaad hadii aad inaxaysid xidigeey.
Nabz

