puntland and somaliland to unite against uic
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
puntland and somaliland to unite against uic
Puntland Iyo Somaliland Oo Laguwado Inay Isu bahaystaan Maxaakiimta
(Laascaanood}21.10-06
dhaq dhaqaaqa kooxaha Maxkamaduhu ay ka wadaan Goboladda Koonfurta Dalka Soomaaliya ayaa waxay siweyn u gil gileen maamulada puntland iyo somaliland kuwaas oo sababay dhaqa dhaqaaqyo xoogan waxaana laga dareemayaa Goboladda Dalka Soomaaliya oo dhan waxaana laga cabsi qabaa marka aad fiiriso dareenka dadka soomaaliyeed in halmar dalka uu xukunkaasi ka hirgalo,.........................................................
Midowga Maxkamadaha ee dhawaan gacanta ku dhigay Caasimadda Dalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah Goboladda Koonfureed ayaa si weyn u gilgilaya Goboladda Puntland iyo Somaliland.
Waxaa laga dareemayaa Magaalooyinka Puntland iyo Somaliland hadal haynta Midowga Maxkamadaha ee magaalda muqdisho.
waxaaa jira hadalo adag oo kasoo yeedhaya Masuuliyiinta labadaasi Gobol ee puntland iyo somaliland iyo waliba hanjabaado aadka maqlayso kuna wajahan dadka ay is leeyihiin wey taageersan yihiin Maxkamadaha.
Dhanka Somaliland waxaa si weyn looga cabsi qabaa in kacdoon la mid ah kii ka dhacay Magaaladda Muqdisho oo kale uu ka dhaco, kadib Markii Sheekh Cali Warsame oo ka mid ah Culimada Gobolka Togdheer iyo Cullimo kale ay aadeen dhanka Magaaladda Muqdisho.
Socdaalka Culimadan reer Burco ayaa la sheegay in ay ka dambaysay Martiqaad ay ka heleen Golaha Maxaakiimta ee Muqdisho.
Sidoo kale, waxaa wararku sheegayaan in Culimo badan ay ka baxeen Goboladda Puntland kuwaas oo u kicitimay dhanka Deegaamada ay ka taliyaan Midowga Maxkamaduhu.
Si kastaba ha ahaatee, dhaq dhaqaaqa kooxa Maxkamaduhu ay ka wadaan Goboladda Koonfurta Dalka Soomaaliya ayaa la odhan karaa waxaa laga dareemayaa Goboladda Dalka Soomaaliya oo dhan waxaana laga cabsi qabaa marka aad fiiriso dareenka dadka soomaaliyeed in halmar dalka uu xukunkaasi ka hirgalo
Balse labada maamul ee gulufka colaadeed uu ka dhexeeyo ee puntland iyo somaliland ayay dowlada itoobiya ugu baaqday xiligan inay heshiiyan ayna kala qaadaan ciidamada isku horfadhiya duleedka magaalada laascaanood si ay meel uga soo wada jeestaan cadowga kusii fidaya dalka taas oo ay ula jeeday kooxaha maxkamadaha somalia
Liibaan Jordan
http://www.widhwidh.com/html/modules.ph ... e&sid=5917

- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
- CrazySommies
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2880
- Joined: Fri Feb 13, 2004 7:00 pm
- Location: www.Zoomaliawatch.org
LOL! I call that Doofaar dreams!
They thought hutus will be their soldiers once again before the hutus embarked upon a new project.
and now they are dreaming of idoor becoming their soldiers.
Did the habashis put you down?
Atleast doofaars are fighting for their dowlad, what will the idoor be fighting for?

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
- LionHeart-112
- SomaliNet Super

- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
- LionHeart-112
- SomaliNet Super

- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
[quote="LionHeart-112"]I support the UIC and wha they are doing in the south but i don't think it's necessary to attack puntland or somaliland, two states with relative calm and order. If i were them, i'd put extra efforts into toppling the TNG then try and unite all of somalia under the Sharicah.[/quote]
no but whats the reason that somaliland and putland are uniting their forces as one, i see it this just like mengistu wanted, unite ssdf with snm
no but whats the reason that somaliland and putland are uniting their forces as one, i see it this just like mengistu wanted, unite ssdf with snm
- LionHeart-112
- SomaliNet Super

- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
[quote="LionHeart-112"]fk-i didn't say somaliland and puntland should remain separate. I just think the uic should keep their focus on the TNG now. Once they have won the entire country, then it's time to give sland and puntland an ultimatum-join the uic or die![/quote]
and what if they make peace with the tfg
and what if they make peace with the tfg
- LionHeart-112
- SomaliNet Super

- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 691 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 40 Replies
- 2578 Views
-
Last post by barakaboy10
-
- 14 Replies
- 1421 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 16 Replies
- 1692 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 24 Replies
- 2581 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 524 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 31 Replies
- 1358 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 1 Replies
- 417 Views
-
Last post by Coeus
-
- 11 Replies
- 993 Views
-
Last post by gurey25