Caaqil Maxamed Jamac Axmed Shire
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Xinahanaad sheegayso waa figure of speach ee rag Reer Cawl Muuse Ismaaciil ah hada waa ragii Cumar Camay oo ahaa madaxi Dhulbahante dharaar cad ku dhex toogtay badhtamaha magaalada Burco labo Cali isma weydiin ragaa kibirka wax ku tooganayaa timo u xineeyey labo oday oo Dhulka ah cidi kaa ismici mayso
Ku raaxayso gabayadan soo socda from Yawle
Maxamed Aadan Caws "Yawle" (HY)
Yawle ayaa ceelka Caynaba tegey isaga iyo ergo uu ku jiro oo Dhulmahante mag ka doonaysa.
Yawle wuxuu arkay xamaasadii ka dhex aloosnayd Dhulmahante iyo habr jeclo . Isagoo ka
digaya cawaaqibxumida ay leedahay colaaddu ayuu ku geeraaray
Haddii aan la heshiininoo Hagaag loo wada daaqin
Oo annagaa Habarwaayiyo Harttiyeeyda la deeynin
Isaaq waa isku hayboo Waysku hooyiyo aabbe
Hayaaydaa kordhi doonta Arabbaa hirka jiidhi
Awalbaa hubka qaadan Habar Yoonis galbeediyo
Hargeesaa iman doonta Habeen lays miri maayo
heelka Caynaba weeyn Ya hadhka laysu badhedhi
Qoluunbaa ka hagaagi Dabedna hawdka dhexaa
Harraad loogu idlaane Toloow maa la heshiiyo
Waxyar ka dibba waxaa dhacay dagaalkii Caynaba ay isku muquuniyeen Habarjeclo iyo Dhulmahante. Yawle gabaygan caanka ah ayuu ka tirshey xiisaddaas isagoo dhanna uga dhigayey Samatar Baxnaan oo gabay tirshey ka dib markay dileen dhawr nin oo Muuse Ismail ah. Wuxu yidhi Yawle; Sidii oday malluugaha bartiyo moorada iyo faalka
Bal aan mariyo maansada anay igu majeertaane
Maskan iyo Cagaar Habar Jeclo mooyo tumanaysa
Oo midhaha dooggiyo ka badan maadha iyo ciidda
Masaakiin la dhaco waydinkii moodey reerahae
Marraaq lagu gubto iyo bay noqdeen muriyo waabaye
Muusiyo Qudeer uga aroor maalki reer Hagare
Imikay ku meermeerayaan Miilo iyo Laase
Madda kama helaan inamadii magaca waynaaye
MadaxGaallo iyo Toommo iyo Magan Xawaalkiisa
Maatadu haraad Samataroow waa ku madhataaye
Moqorraysta waataad arliga madhax u diiddeene
Kana macaasha waataad in badan maya lahaydeene
Malatari cadhoodaa lafbuu malaw ka siiyaaye
Maroodiguba soo jeesigaan maaro loo heline
Malyoon lagu dhinto bay dhigeen marinkii ceelkiiye
Ragse hadu magliga soo rogtoo kala maqnaan waayo
Muslin iyo kufriba waa inay maalin diriraane
maatada rasaas lala dhacaa malaha maamuuse
Makhrib reero degey tuugag baa mira habeenkiiye
Marjaf lama ammaanee baqii magane yuu raacay
Misir iyo Madheedh iyo Galgalo maye ragi joogay
Mataanaha gobka le Kahinaw waa lagama marmaane
Maryo Dhiig le baa lagu furtay iyo mayd la qawracaye
Iminkaan masqaro loo dilayn meel nin jiifsadaye
Mudo aan yarayn baan Nugaal muranto taagnayde
Ay qoloba qolo maaganayd inay maquunshaane
Allaylehe Isaaq baa mulkiyey maaxdi Caynaba'e

Maxamed Aadan Caws "Yawle", HY
Gabaygan wuxuu ka mid ahaa silsiladdii Daarood-ku-xaar.
Toorrida kuwii lala dhiciyo teerigii waranka
Kuwii shiihska lagu taagayee jaaha laga toogtay
Tusbax go'ay sidiisii kuwii tarabka loo laayey
Tafaariiqda nimankii guryaha lagu tadcaaraayey
Toddobaatan iyo dhawr kalaan teella loo dhigane
Waa tii ay tasoobeen sidii tiradi xoolaaye
Tumbushooda waatii la dhigay teedki Gumarroode
Daaroodka lagu taamayaa tacaddi weeyaane
Toddobaatan Geeliyo ninkii tira laxaad dhiibey
oo midab Tiriigleey arkoo tahan ku faallooday
Oo Guga aroos loo turqiyo tanafas eegaayey
oo xaajadiisii tognayd wiil ka kala tuuray
Oo gabayga loo tirinayaa tacaddi weeyaane
Quruumaha tartamayee u kacay tab iyo leexleexa
Nin waliba wixii uu tabcaday taw la soo yidhiye
Tumaal buu ahaa Muuse Dhiil taajna loo xidhaye
Waatay dhammaan taabaceen tala-xumaaliiye
Talyaaniga Triipoli haddii maalin laga taabay
Tagoogada waxaa looga xidhay tacaddi weeyaane
Tanac-tanacdu waa inan-gumeed tamaradiisiiye
Tol haddii u lee yahay waxbay tari lahaayeene
Marna haddanu dhawr tooganayn tookha haw miyine?
Tiiraanyadiisa ha qabo ee ha u tiraabina'e
Hana toosin waa gama'sanyay tuugga Habarwaaye

DawdarFalan
Maxamed Aadan Caws "Yawle"
Ninka La odhan jirey Maxamed Cumar Dage oo guubaabainayey Dhulmahante ayaa dhawr gabay iska danabaysiiyey. Gabaygan wuxuu ku guubabinayaa
Dhulmahante inay dilaan niman cuqaal ah oo reer Burco ah. Guubaabadan wuxuu Ina Cumar Dage kaga jawaabayay tii Cali dhuux. waxaa ka mid ahaa gabaygiisaa
Sheybiyo haddii aan la layn ina shiraa Jaamac
Haddaan shiqiga colujoog ka tegey loogu shalax siinin
Ararsame shafkii maaha iyo shuunki reer boqore
Hanasheeganina waxaydin dhalay beliyo shaydaane
Sanadkaasuu misana soo gabyoo tirshey gabay kaloo guubaabo ah oo ku kicinayo dhulmahante kuna tilmaamayo guulo uu leeyahay waxay u soo hoydeen ogaadeen. Wuxu ka mid ahaa gabayga
danbe ee Maxamed Cumar dage
Ogaadeen Dannood iyo dig iyo durugsey ceelkii dheh
Deegaanka Xagarreyna waa degel Makaahiil dheh
Daaftii Garaad Faaraxbaa daad ka soo galay dheh
Halkaa markay marayso ayaa Cali dhuux ugu jawaabay Ina Cumar Dage sidan;
Gunbaan ahay ganbocad ban xidhnay iyo garnaagode
gashaantida sidedoo kalaan guur u sugayaaye
Anigiyo hablaha loo galmoon waa gudboonahay
Jeer oon ganboorka iska rogo guudka iga saaran
Godobtaydu HabarYoonis waa lagama goostaane
Ugaadeenka noo soo gabyow waa gar xaajaduye.
Yawle oo ka jawaabaya gabaygaa Maxamed Cumar Dage iyo calaacalka Cali dhuux wuxu yidhi. wuxuu yidhi:
In dhaweydba doodiisa gabay daayayoo dhigaye
Dahrigayga waataan ka jaray dihashadiisiiye
Marba aniga oo daayey baa mid i danqaabaaye
Caawana digbaa igaga timi Haradi Doolloode
Hadba dawdar falan baa ka kaca nimanka Daaroode
Wixii Daarufley laga samray bay dibada keenaane
Dadka oo nabad isaga joogabay dacar ku oogaaye
Ina Cumar Dagoow waxa la yidhi diidde nabadiiye
Dekenada Isaaq waa beryaba waad dewerisaaye
Docmo nimanka yaalbaad intaa duula leedahaye
Dadka kama xishootaan markaa dili karaysaane
Siday dawladuu ugu kulmeen dunida hoosteeda
Anagu deyney Dibisyoonadii nimanka Daaroode
Denbi kama shaqayniyo colkii diiqanlayn jiraye
Dullinimo sidaa nooma gelin daacadda Ilaahe
Dabci gobannimaan leenihiyo dul iyo misaane
Daratoole iyo Caado oo wada diraabaaya
Danbar kulule daahyaalihii Deero laga qaaday
Markii udubkayagu daadsanaa Daaqatiyo Faafan
Ee geelayagu diisha dheer daaqa ka idleeyey
Goortuu dubbuu nagaga dhacay Dalalna ooyaayey
Duqa Cali ogaadeen markuu diradiraynaayey
Daa'ima caruura iyo markuu doqon ku sheegaayey
Dorraad hadalku waakii ahaa Doollo laga qaadye
Ma dabkii Talyaanigu qubaa daafad kugu biirshey
Ma dibbaa naloo tumay raggii dilayey sow miihin
Dalkan laysku haystaaba waa degeladiiniiye
Xagaa durugsateen gabaygu waa idinku deelqaafe

Ina Cumar Camay ka carar meesha laan la toogan sidii odaygii adeerkaa e
Iga daa Maxmuud Garaadkan Reer Cawlku xalaalaystaye waxaad iiga waranta ragii aad ilaamdeerka ahydeene Naageeye Axmed oops Naaleeye Axmed xagay ku dambeeyeen, waxaa igu war ah sidii Muuse Ismaaciilka waaweyna ilaah baa weyne Gadhweyn uuga saareen magaalada Ceerigaabo iyo agagaarka Sanaagba uuga safeeyeen waxay isaga guureen xagaa ilo Laas Canood magana waxay u hiin Faarax Garaad
Iskaga soo noqda magaalda ku dheh hadaad aragto Warsangeliba waakan soo laabtaye

[quote="Samatr"]Its like this (Ismaciil) Garxajis Sheekh Isaxaaq had two sons Daauud Garxajis (Ciidagale) and Saciid Garxajis (HY).
Sacaiid Gaxajiis (HY) had two sons Cali Saciid (HY) and Carre Saciid (HY)
Carre Saciid had
Muuse, Ismaciil, Isaxaaq, Makaahiil and Dandaan.
Ismaciil Carre are the largest HY, there are too many name from his descendants the more notable descendants are Xirsi Cismaan, Muuse Ismaacill, Muuse Cabdalle.
Isaxaaq Carre are second largest, I am not too familiar with Isaxaaq.
Muuse Carre are the smallest of the HY, basically the brains of HY. :lol
his more know descendants are Jibriil the most numerous,Muxumed Adan least numerous, Muuse Adan, Damal Muuse, Cali Aadan.
Makaahiil and Dandaan are extinct I believe.
[/quote]
''I am not too familiar with Isaxaaq''
I used live among the Isaxaaqs in Xaargeysa, and they don't consider themselves as Habar Yuusto . Anyway Isaxaaqs are > Abdalle , Qaasin and Kaliil Isaxaaq
SAKHRAAN,SEEKER OF TRUTH & JUSTICE

Xidigta
Welcome back. Long time no see. You are a Master in Gabay. I love Yawle because he goes straight to the point (like I must admit Ismaaciil Mire) without the pompous preludes of supposedly bigger poets than both of them.
The fact that Habr Yonis defeated Daarood clans in the North and West is beyond historical doubt - they admitted it and nothing is better than your foe accepting defeat. Habr Yonis are the warriors of the North while Dhulos and habr Jeclo fistfight about petty wells, Habr Yonis fought strategically pushing both Ogadeen and Dhulbahante all over the region, gaining land and watering wells.

-
Cilmiile
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
War ninyow gabdhihiina gabay bay nagu bareen. Xidigta, sister relax this is not your thing. If you are Muuse Ismaaciil, you can justifiably be proud of Yawle: he was a great poet and fighter.
But in all honesty Dhulbahante and Isaaq cannot be compared when it comes to courage and fighting spirit. Dhulbahante were the overlords and masters of northern Somalia.
" waa ragii Cumar Camay oo ahaa madaxi Dhulbahante dharaar cad ku dhex toogtay badhtamaha magaalada Burco"
Is this really anything to brag about? Camey was killed in revenge of the 13 Habar Yoonis English soldiers commanded by Nuur Guun who were killed at Harawaati by Reer Hagar, after they attempted to disarm Reer Hagar, in accordance with a British colonial edict. Thereafter Muuse Ismaaciil took revenge on a widely respected cleric and tribal elder who was an honoured guest in an Isaaq town.
Imagine a Dhulbahante man killing ina Kaahin at Garaad Jaamac's investiture in revenge for all the Dhulbahante killed by Kaahin when he was in SNM, some in cold blood as at Haye. No Credit, No honour will accrue to Dhulbahante. And most certainly no Dhulbahante man would boast about it.
My favourite Yawle lines I will share with u.
Hagar Aadankiyo Khaalidkaan Hawd u mari waayay
and
Cabdalleba waxa igaga kulul kiiska reer Hagare
Ragga Kibirka lagu laynayaa igaga kaar weyne
This after Reer Hagar started killing off the Muuse Ismaaciil. Close to 30 Muuse Ismaaciil were killed in revenge.
Samatr,
I respected your wish to keep this thread free of tribal bashing but I just want to teach some history lesson to this young lady from the Muuse Ismaaciil Hairdresser family lol
Btw, One of these Chief Caaqils mentioned by Ina Cumar Dage was unmentioned by Xaarplaya
Ina Muruqliqe was a Cabdi Xirsi chief caaqil and he was married to a Muuse Carre lady from a famous family(Ina maxamed Warsame). Some of my relatives are related to that family by marriage.
Galool,
Habar Yoonis were one of the biggest losers in the aftermath of the conflicts that raged in Somalia. By the time all was said and done, they lost huge tracts of land to the Habar Jeclo and they were forced to withdraw from all the land they grabbed from the Ogaadeen in the early twenties. By the forties their only dry season water wells were oodweyne or begging the Ogaadeens in the Hara Doollo bore wells. If it were not the advent of Berket digging, they probably would have died of thirst and starvation. A lot of Berkedo were dug in Gaashaamo region.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1142 Views
-
Last post by Ismail_Boss
-
- 12 Replies
- 1264 Views
-
Last post by Voltage
-
- 5 Replies
- 687 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 754 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 1 Replies
- 1559 Views
-
Last post by Eaglehawk
-
- 9 Replies
- 1561 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 0 Replies
- 3869 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH