Nin kamid ah dadka loo yaqaan JAREER (Timo Adag) ayaa shaqo loogu badalay Woqooyi, Maalin maalmaha ka mid ah ayuu galay Masaajid Hargaysa ku yaalay, maadaama uu ka soo dib dhacay jamaacada ayuu keligii iska xirtay. Xogaa kadib ayuu gadaashiisa ka maqlay "Usalii, Usaliii.....Faradal.... ..................."
Wuxuu dareemay in lagu soo daba xirtay faataxadii ayuu dabadeed kor u qaaday markuu dhammeeyay halkii uu ka filayay AAMIIN ayaa mid khaldaamiinta kamid ah ku yiri kuwii kale " Car waa ninkii Ju' yiraahda mahadday JADHIIDH-NA noo keeneen oo yiraahdeen iimaan noqo".
Ninkii odayga ahaa makuu intaa maqlay ayuu khalkhalay, naxdin darteed markii uu faataxadii dhameeyay halkii laga rabay in uu suurad ku xijiyo, ayuu Ataxiyaatkii dabada u qabtay. Qoladii mid ka mid ah ayaa haddana yiri " Gaw, Waar waaxay dee ? oo markuu fariisato muxuu akhrin?".
QALDAAN VS JAREER
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 1120 Views
-
Last post by BushMan
-
- 19 Replies
- 2733 Views
-
Last post by DEVINE
-
- 2 Replies
- 1089 Views
-
Last post by Raven_Sky
-
- 42 Replies
- 3980 Views
-
Last post by maria from west side
-
- 73 Replies
- 5862 Views
-
Last post by Anarchist
-
- 4 Replies
- 471 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 19 Replies
- 1263 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 11 Replies
- 865 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 13 Replies
- 887 Views
-
Last post by Newboy