How Inbred are you ?

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: How Inbred are you ?

Post by Ureysoo »

gemini07 wrote:Mukulaal madoow Waa qolodee :lol:
Lol, Wa Ciyaal Digir aka Iljeex Uun Oo Dharka Iska So Badalay, Lol.....
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: How Inbred are you ?

Post by yunis09 »

gemini07 wrote:Wax Royalty la yiraahdo majirto
Midgaanka iyo boqorka 9 bilood beey ku wada dhasheen.

Waa Quraafaad ,Somalida Waa isku qolo whether we like it or not ...
some1 finally figured it out....exactly ....that was my point....well done :up:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: How Inbred are you ?

Post by gemini07 »

Ureysoo wrote:
gemini07 wrote:Mukulaal madoow Waa qolodee :lol:
Lol, Wa Ciyaal Digir aka Iljeex Uun Oo Dharka Iska So Badalay, Lol.....

Waa is Iri magacaan Foosha Xun ineey iyaga ahaayeen :lol: :lol: :lol:

Edo ,wlc back :up:

Adiga noo sheeg qoloda ku dhalay ,misse ukun baa kasoo baxday
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: How Inbred are you ?

Post by siren »

Ureysoo wrote:
gemini07 wrote:Mukulaal madoow Waa qolodee :lol:
Lol, Wa Ciyaal Digir aka Iljeex Uun Oo Dharka Iska So Badalay, Lol.....
Waa saas :clap: :clap:


Nayaa xagee baad ka dhacadaay these days? I missed you. :mrgreen:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: How Inbred are you ?

Post by Advo »

very inbred

:lol:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: How Inbred are you ?

Post by gemini07 »

Advo wrote:very inbred

:lol:
let me guess

Dad -Mx ,Wagerdhac
Mom -MX
Maternal grandmother -Mjay(reer xersi)
Paternal Grandmother -Mjay (reer bicidyahan)

Sax
:lol:
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: How Inbred are you ?

Post by Ureysoo »

gemini07 wrote:
Ureysoo wrote:
gemini07 wrote:Mukulaal madoow Waa qolodee :lol:
Lol, Wa Ciyaal Digir aka Iljeex Uun Oo Dharka Iska So Badalay, Lol.....

Waa is Iri magacaan Foosha Xun ineey iyaga ahaayeen :lol: :lol: :lol:

Edo ,wlc back :up:

Adiga noo sheeg qoloda ku dhalay ,misse ukun baa kasoo baxday
Looool, Ukun Kama So Bixin, Cirkana Kama So Dhicin, Caleen Cagaaran Ma Ahi Sida Qaadka Eedo...

Kuligood Wa MJ (Omar Maxmoud) --- my great grandmother (from mom's side) Uun Ba Lealkase Aheeyd Oo Ayadana Reer Mudug Ah....

Siren....

Salama Darling. Naagti Qoor Sagaarada Laheeyd, Sanka Yara Oo Dhuubna, Iyo So-Jeedka Iyo Sii-Jeedka Ba Qalanjo Ka Aheeyd, Loool.....
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: How Inbred are you ?

Post by gemini07 »

Ureysoo wrote:
Looool, Ukun Kama So Bixin, Cirkana Kama So Dhicin, Caleen Cagaaran Ma Ahi Sida Qaadka Eedo...

Kuligood Wa MJ (Omar Maxmoud) --- my great grandmother (from mom's side) Uun Ba Lealkase Aheeyd Oo Ayadana Reer Mudug Ah....

Bisinka

Adiga Cumar Maxamuud ha isku Guursan Edo.Waa hadaadan Rabin Caruur two toes haystaa..
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: How Inbred are you ?

Post by Advo »

gemini07 wrote:
Advo wrote:very inbred

:lol:
let me guess

Dad -Mx ,Wagerdhac
Mom -MX
Maternal grandmother -Mjay(reer xersi)
Paternal Grandmother -Mjay (reer bicidyahan)

Sax
:lol:
:lol:

close

Mom-MR (Wagardhac)
Dad-MR (Reer Diini)
Maternal Grandma -Mjay(Reer mahad)
Paternal Grandma -Mjay(RB--reer xaamid)
Than Dhulos and Issaq come in the picture
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: How Inbred are you ?

Post by gemini07 »

You're not inbred marka ,Inbred waxaa ah ppl whose great great grandparents isku Qabiil ah

coughShiribcough :mrgreen:
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: How Inbred are you ?

Post by Ureysoo »

gemini07 wrote:
Ureysoo wrote:
Looool, Ukun Kama So Bixin, Cirkana Kama So Dhicin, Caleen Cagaaran Ma Ahi Sida Qaadka Eedo...

Kuligood Wa MJ (Omar Maxmoud) --- my great grandmother (from mom's side) Uun Ba Lealkase Aheeyd Oo Ayadana Reer Mudug Ah....

Bisinka

Adiga Cumar Maxamuud ha isku Guursan Edo.Waa hadaadan Rabin Caruur two toes haystaa..
Loool, Aniga Line-kaas Kuma Socdo Eedo, Outcast Baan Ahay, Meel Ii Cida Gaarin Ba Iska Tura, Lol....


Laakin Gabaygan Iga Maqal Eedo...

Nin Cagdheer Ha Isku Doonan --- Baafka Qabeeyska Intu Sonkor Kugu Daro Bu Dhaha, Caleenta Shaaha Ba Tahay -- Agah....

Nin Ilkoyar Ha Isku Qaadan --- Siyad Barre Ba Adeerke Ah Bu Kaaga Sheekeyna, Kudafo Meel Ka Daran Bu Ku Dajina (Hadu Ii Masroof Kugu Dhehin, Ama Lacagta Hagbada Intu "Niqaabkaga Xirtu" La Cararin) -- Weger....

Nin Dhuloz Iska Jir --- Maalin Walba Dariiq Bu Ku Socda, Ula Jeedadiisna Ma Fahmeeysid, Taasi Hadu Ku Indho Tirin Weeye, Oo Adigu "Xaar-Geeso" Istaagan Saqda-Dhaxe Is Arkin -- Hayaay....

Nin Lealkase Kuma Rabo --- Suuqa Adigu Istaagan Oo Nin Kawaanle Ah Hilibka Oo Heyo Baad Is Arkeeysa -- Balanbaleeye...

Nin Majerteen Ka Carar --- Naago Jaceelkod Ba Lugu Yiqiin, Sidaad Oo Socotidna Mid Sadax Kale Qabo Ba Gurgiisa Ku Biireeysa. Faankood Yu Ku Sirin --- Hogeeye Hoogey....

Awratable, Dashiishle, Iyo Inta Kale, Sideey Oo Fiican Yihiin Ba, Meel Ba Laga Sita, Warkoodna Ma Cadda. Iska Ilaali Eedo Macaan --- (Do I really have 2 mention them!!!) Baloo Ba Ka Dhacday....

*** Nin Warsangeli Baan Ku Raba, In Kasta Farcigood Yar Yahay. Odaga Aabahood (Oday War-Zone-Geli) Wuxu Sameeyn Weeye, Ninkaaga Ha Sii Dhameestiro. Keliga 33 Cunog Oo Dhal, Laangabnimada Kaso Bixi Walaalaha --- Habar Majerteen Ha Ku Duceeyso....

Hawiyo, Isaaq Iyo Digil&Marifile Hadaan Kugu Arkana --- Jiis Baan Ka Dhiga, Inkaarqabto Yahay --- Nacala Sheydaan Ku Yaal, Lol....



--- Meeye Reer Shushumow Iyo Baladi Kale --- Cuntada Ha Ku Dadaalan ---

:lol:
Last edited by Ureysoo on Thu Apr 16, 2009 3:57 pm, edited 1 time in total.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: How Inbred are you ?

Post by gemini07 »

Nin Cagdheer Ha Isku Doonan --- Baafka Qabeeyska Intu Sonkor Kugu Daro Bu Dhaha, Caleenta Shaaha Ba Tahay -- Agah....

Nin Ilkoyar Ha Isku Qaadan --- Siyad Barre Ba Adeerke Ah Bu Kaaga Sheekeyna, Kudafo Meel Ka Daran Bu Ku Dajina (Hadu Ii Masroof Kugu Dhehin, Ama Lacagta Hagbada Intu "Niqaabkaga Xirtu" La Cararin) -- Weger....

Nin Dhuloz Iska Jir --- Maalin Walba Dariiq Bu Ku Socda, Ula Jeedadiisna Ma Fahmeeysid, Taasi Hadu Ku Indho Tirin Weeye, Oo Adigu "Xaar-Geeso" Istaagan Saqda-Dhaxe Is Arkin -- Hayaay....

Nin Lealkase Kuma Rabo --- Suuqa Adigu Istaagan Oo Nin Kawaanle Ah Hilibka Oo Heyo Baad Is Arkeeysa -- Balanbaleeye...

Nin Majerteen Ka Carar --- Naago Jaceelkod Ba Lugu Yiqiin, Sidaad Oo Socotidna Mid Sadax Kale Qabo Ba Gurgiisa Ku Biireeysa. Faankood Yu Ku Sirin --- Hogeeye Hoogey....

Awratable, Dashiishle, Iyo Inta Kale, Sideey Oo Fiican Yihiin Ba, Meel Ba Laga Sita, Warkoodna Ma Cadda. Iska Ilaali Eedo Macaan --- (Do I really have 2 mention them!!!) Baloo Ba Ka Dhacday....

*** Nin Warsangeli Baan Ku Raba, In Kasta Farcigood Yar Yahay. Odaga Aabahood (Oday War-Zone-Geli) Wuxu Sameeyn Weeye, Ninkaaga Ha Sii Dhameestiro. Keliga 33 Cunog Oo Dhal, Laangabnimada Kaso Bixi Walaalaha --- Habar Majerteen Ha Ku Duceeyso....

Hawiyo, Isaaq Iyo Digil&Marifile Hadaan Kugu Arkana --- Jiis Baan Ka Dhiga, Inkaarqabto Yahay --- Nacala Sheydaan Ku Yaal, Lol....




:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

That's the funniest Gabay EVER ,classic :clap:


i'm in tears
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: How Inbred are you ?

Post by Shirib »

gemini07 wrote:You're not inbred marka ,Inbred waxaa ah ppl whose great great grandparents isku Qabiil ah

coughShiribcough :mrgreen:
My great grandma the Hadame one her mom is Goobroon 8-)
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: How Inbred are you ?

Post by gemini07 »

Shirib wrote:
gemini07 wrote:You're not inbred marka ,Inbred waxaa ah ppl whose great great grandparents isku Qabiil ah

coughShiribcough :mrgreen:
My great grandma the Hadame one her mom is Goobroon 8-)

Image
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: How Inbred are you ?

Post by Shirib »

^^^LOOL, that's crazy cadaan and whatever kinda incest and balaayo they do
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”