Dagaxbuur,Aware,Gunagado,Dagaxmadow- Ogadeen
Gashamo- Idoor. Gashamo laba guri baa ku yaala walee.

ina aadan wrote:Queen
iska daa yarka waa kuwii biyaha intay milix ku daraa odhan jiray markay tagaan hargysa bulaale banu ka soo shubnaye
hanqadh wrote:ina aadan wrote:Queen
iska daa yarka waa kuwii biyaha intay milix ku daraa odhan jiray markay tagaan hargysa bulaale banu ka soo shubnaye![]()
![]()
The_Emperior5 wrote:Emperior wa ninka kaliyaa Eh intu ceelka bulaale istaagay Gabay ka soo tiriyey
Oo yidhi
Ana Sayidu Ismacil Xayd muduriow aflow. Ismacuww yaa qabilatul Absame , Min fadli kum
Cukur iyo dhegeedba ku galay caraadii hore eh
Konkaaan cududa weynow ratiqa caynka hore gooyey
Eeh adhi camuudas dhacay cidii ma ku sheegtay
Colki Xigeyna wataan qabsaday Cuurka reer dalale
Rimeydii cagaagtay iyo nirgiihi caga gubyoonaye
Cartan ololkiii goorti ay sidii culmo eedaantay
Cara dhiciya maantaan laha cidi ma ku sheegtay
Niman baanu caadh go ahayn caliyo haarun eh
Cabdilaaha alla naga ridiyo cumar rugtiisiyee
Hadaan awrku noo ciidan geliin camar ma gaadheene