Page 8 of 8

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 11:16 am
by hanqadh
war ina aadan nimankan rag dhulka wax ka garan ma'aha...hadal raqiiisa bay meesha wadaan.

Dagaxbuur,Aware,Gunagado,Dagaxmadow- Ogadeen

Gashamo- Idoor. Gashamo laba guri baa ku yaala walee. :lol:

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 11:17 am
by hanqadh
ina aadan wrote:Queen
iska daa yarka waa kuwii biyaha intay milix ku daraa odhan jiray markay tagaan hargysa bulaale banu ka soo shubnaye
:lol: :lol: :lol:

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 11:19 am
by Siciid85
Hanqhad, soo anagii ku heeshiinay ini Awaare labo qaybt tahay ee miid ciidagala koonfuurta deegmaada , waqooyi deegmaadana reer isaaq. :lol: ogadenku wa funny.

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 1:02 pm
by hargaysaay
hanqadh wrote:
ina aadan wrote:Queen
iska daa yarka waa kuwii biyaha intay milix ku daraa odhan jiray markay tagaan hargysa bulaale banu ka soo shubnaye
:lol: :lol: :lol:

that is funny walaahi, atleast those guys are smart

but still bulaale waa meesha geela ciidagale ka cabaan , geel jire pkm wata wuu ilaaliyaa

queen, walaahi Iam sory the topic is more importanta then that is our land this is our land
when hanqadh intered the topic I though we were going to have nice argument but wuxuu hadalkiiba iiga bilaabay awaare anagaa leh

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 1:51 pm
by The_Emperior5
Emperior wa ninka kaliyaa Eh intu ceelka bulaale istaagay Gabay ka soo tiriyey
Oo yidhi

Ana Sayidu Ismacil Xayd muduriow aflow. Ismacuww yaa qabilatul Absame , Min fadli kum

Cukur iyo dhegeedba ku galay caraadii hore eh
Konkaaan cududa weynow ratiqa caynka hore gooyey
Eeh adhi camuudas dhacay cidii ma ku sheegtay

Colki Xigeyna wataan qabsaday Cuurka reer dalale
Rimeydii cagaagtay iyo nirgiihi caga gubyoonaye
Cartan ololkiii goorti ay sidii culmo eedaantay
Cara dhiciya maantaan laha cidi ma ku sheegtay

Niman baanu caadh go ahayn caliyo haarun eh
Cabdilaaha alla naga ridiyo cumar rugtiisiyee
Hadaan awrku noo ciidan geliin camar ma gaadheene

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 2:39 pm
by hanqadh
Waryaa hargeisa, I answered the topic question then you and Saciid started running your mouths talking all that gibberish. Specially this handicap Duceysane who under his new name Saciid continues to flood this section with this failed and debunked "Hawd" Issue at every opportuniy, I mean sad fella really. :down: :lol:

There is more civilised topics to debate but as long as you continue to misconstrue the facts, we are here to keep you honest.8-)

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 4:23 pm
by Siciid85
hanqhad when you lost the debate you started accusing me of being other members? your pathetic walahi and remember everytime you lie about Gaashaamo & Aware subzones i will put you in your place. :D

Suldaan Siciid :sland:

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 4:40 pm
by Siciid85
The_Emperior5 wrote:Emperior wa ninka kaliyaa Eh intu ceelka bulaale istaagay Gabay ka soo tiriyey
Oo yidhi

Ana Sayidu Ismacil Xayd muduriow aflow. Ismacuww yaa qabilatul Absame , Min fadli kum

Cukur iyo dhegeedba ku galay caraadii hore eh
Konkaaan cududa weynow ratiqa caynka hore gooyey
Eeh adhi camuudas dhacay cidii ma ku sheegtay

Colki Xigeyna wataan qabsaday Cuurka reer dalale
Rimeydii cagaagtay iyo nirgiihi caga gubyoonaye
Cartan ololkiii goorti ay sidii culmo eedaantay
Cara dhiciya maantaan laha cidi ma ku sheegtay

Niman baanu caadh go ahayn caliyo haarun eh
Cabdilaaha alla naga ridiyo cumar rugtiisiyee
Hadaan awrku noo ciidan geliin camar ma gaadheene

was a Ismacil Xayd muduriow aflow a H.A?

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Fri Apr 09, 2010 6:53 am
by The_Emperior5
Yes :mrgreen:

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Sat Apr 10, 2010 3:29 am
by Murax
Its a sharaf actually, a whole zone of a huge Country named after a clan

Image