Adigu magcan waalan aad sidata wa maxay....long time kuma arkin iwaran huuno?
waan fiicnay.....sow lama fiicna?
salol reminds me of galol.
my name shows i'm proud camel shagger.
Re: Only somali videos
Posted: Sat Nov 26, 2011 4:35 pm
by salool
Ina-Geel_Wase wrote:
salool wrote:Sak
Adigu magcan waalan aad sidata wa maxay....long time kuma arkin iwaran huuno?
waan fiicnay.....sow lama fiicna?
salol reminds me of galol.
my name shows i'm proud camel shagger.
Alxamdulilah wa ilaahy mahdi, wax kasta wa jamjam.
Adigu wali ma dhaladi ba la saaxib tahay mise ilaahy ba ku hadeyeey...xaalkaga bal ka waran?
Re: Only somali videos
Posted: Sat Nov 26, 2011 5:00 pm
by Ina-Geel_Wase
walaahi waligay afka ma saarin khamri., waxaaso dhan waxay iga ahayd ciyaar iyo qalqaalinmo.
its was all an act.
Re: Only somali videos
Posted: Sun Nov 27, 2011 4:37 pm
by NoAngst.
Does anyone have the complete lyrics for this song? It starts (I think) doobigii aan culay. Doobi is vessel used for storing milk and Culay is ancient Somali pasteurization where the Culay tree is burned allowing the smoke to adhere to the inner walls of the vessel.
Re: Only somali videos
Posted: Mon Nov 28, 2011 5:47 pm
by ManD333q
Allahayow dhib badanaa qof ka tagay dhulkiisi
[youtube]tl7qXs3Xsk4&feature[/youtube]
Re: Only somali videos
Posted: Tue Dec 13, 2011 1:41 pm
by ManD333q
Maryan mursal used to be a hottie..
[youtube]lTwluEjoydo&feature[/youtube]
waxaad la buktee la bogsan weeydey bishaaradada banaanka u soo saar