Page 8 of 8

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Tue Jan 24, 2012 4:37 pm
by Twist
BanadirBeauty wrote:
Twist wrote:It's this is-garabyaac & 'anaa amiir anta amiir' mentality why a lot of families are breaking down. There is no denial that our culture had some ills when it comes to the husband/wife relationship but just because we are in the West now the solution is not to go to the extreme opposite. "Sidee xeero loo xagtaa ilkana ku nabad galaan!" PS: If some people in this thread are serious and not joking, and hoping that dream of theirs will come true, they better wake up before it's too late. :idea:
Xiliigii la dhaha jire heblaayo waa raaliya raaliya dhashay waala dhaafi ma u jeedaa. :lol:
Hence why I am 69 and still single. :D

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Tue Jan 24, 2012 4:39 pm
by greenday
Twist can i ask something personal :lol:

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Tue Jan 24, 2012 4:40 pm
by PrinceDaadi
Macalin: ha rajo dhigin wali gabdho fiican baaa dhooban, sida aad dooda ka aragtay hablo wali dhaqanka haysta ayaa jira.

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Tue Jan 24, 2012 7:34 pm
by Twist
greenday wrote:Twist can i ask something personal :lol:
No! It's better be safe than sorry. :lol: @Daadi, sxb rajada way sii xumaaneysaa maalinba maalinka ka dambeysa. :(

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Wed Jan 25, 2012 5:39 am
by PrinceDaadi
Macalin: Sxbow hablihina sidaa bey u cabanayaan ee maxaa la suubiyaa? Si kastaba ha noqateee Waxaa jira hablo badan oo wanaagsan oo iyana raadinaa nin macquul ah oo ey nolasha la qeybsadaan. dhibaatada taaagan waa isku aad qaldan oo dhacaa.

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Wed Jan 25, 2012 5:51 am
by Twist
Daadiyow, sidaan goor horeba dhowr goor u iri, "Markaan tabar hayay talo ma hayn ( i.e. when being in Mogadishu & back home with lots of fine Xaliimos to choose from but being penniless & living with the family) haddoo aan tabar hayana talo ma hayo (i.e. and now living in the West & being capable of having a family financial-wise you don't have like the choices you had back home due to the small number of potential Xaliimos as well as compatibility issues).

Sxb intaad Geeska Afrika joogtid howlaha kala hagaaji (that's if you didn't do it yet) haddii kale Wallee in aad madaxa xoq-xoqan sida in badanoo asaageena ah.

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Wed Jan 25, 2012 6:06 am
by PrinceDaadi
Macalin Aad baan ku fahmay, waana dareemi karaa in potential candidates ey scarce yihiin oo usii dheertahay eyadoo cid waliba dan gooni ah guurka u geleyso.

Geeska Africa Allah ayaa barakeeyay, lately ayaan suuqa ku jiray some times waxaa lagu keenaa 20 jir college islam ah kasoo baxday oo xishoodka iyo akhlaaqda ka muuqato aad yaabee, adaaba is dhahaa tollow amaadan u qalmin.

Ani hada shaqada ayaan break ka qaadan rabaa hadii Alla idmo. jst for guur iyo in aan soo war wareego.

:D
btw hada xamar nabad bey noqatay waad soo laaban kartaa laakin waa in ey meeshada joogto si ey marwo u noqato.

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Wed Jan 25, 2012 6:13 am
by Twist
Ninyahow qarastaad igu kicineysaa ee iga dhaaf yaanan depression geline.
usii dheertahay eyadoo cid waliba dan gooni ah guurka u geleyso.
Aaheey! That's one of the greatest problems. :down:

Plus, waxaan ka mid ahay dadka ka soo horjeeda in Africa loogu laabto in laga soo guursado oo kaliya, marka laga celiyo qof ay qof kale wada socdeen oo beer uu horay u abuurtay soo goosanayo.

Mushkilada guurka dibada laga soo guursado, khaasatan caalam thaalithka waxay tahay in sababta qofka xagga laga soo guursanaayo ay dantiisa tahay visa uu halkan ku yimaado oo kaliya, guurka noociisa ahna boqolkiiba sagaashan bur-bur ayuu ku dhamaadaa. Midda kalena, in aan hadda dalkii ku laabto oo xagga dego iima qorshaysna marka waan kuu soo duceynaa ee markaad mid yaroo subag ah Bakaaraha iyo meelahaas ku aragto ii soo niyoo, "odaygoo Alla ha gaarsiiyo" ii soo dheh aniga meeshan ayaan barkinta bogga ku heynaaye! :(

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Wed Jan 25, 2012 6:18 am
by PrinceDaadi
Sure, wixii fiican waxaan leeyahay Macalinka Allah gaarsiiyo.

Laakin sow macquul ma ahan inta halkaan ku guursato aad meeesheeda ku dhaafto oo every 6 month hal bil fasax ah soo qaadato, i know it is not an ideal one but Somalidu waxaa ey tiraa saad rabto hadii aaad weyso saad ka badin weyso ayaaa la yeeelaa!

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Wed Jan 25, 2012 6:22 am
by salool
PrinceDaadi wrote:Sure, wixii fiican waxaan leeyahay Macalinka Allah gaarsiiyo.

Laakin sow macquul ma ahan inta halkaan ku guursato aad meeesheeda ku dhaafto oo every 6 month hal bil fasax ah soo qaadato, i know it is not an ideal one but Somalidu waxaa ey tiraa saad rabto hadii aaad weyso saad ka badin weyso ayaaa la yeeelaa!

Not a good idea! :down:

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Wed Jan 25, 2012 6:26 am
by PrinceDaadi
Salool: sii akhri, i pointed out it is not an ideal one.

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Wed Jan 25, 2012 6:49 am
by Twist
Daadiyow, taa waa "Kud ka guur oo qanjo u guur".

But things are not as bad as I made them sound ee soo niyaysiga ma xuma e' markaad mid isku dhacaysa isha ku dhufataba, "Odayga Alla ha gaarsiiyo" ii soo dheh! :)

Re: "Pleasing your husband"

Posted: Wed Jan 25, 2012 8:01 pm
by MrSinister
Pleasing your husband is the woman's number one purpose in life.

These are my expectations for my future wife:

You should always smell nice and put on something sexy when I come home from work, have the dinner ready(don't cook the same thing all the time) and the tv turned on my favorite channel. At night, get yourself ready for love making, during which you are expected to moan even if you're not enjoying it. In the morning, wake up two hours before I do, get yourself ready, wear something nice and put on make up so i dont see any ugly pimples. Once you have gotten ready, you will wake me up with a BJ(no kissing afterwards). Once I'm finished and awake, you will get breakfast ready and turn the tv on to my favorite news channel. While am away at work, you will clean the home and get yourself ready for my arrival.

And one more important thing, do not ever fart in my presence, that is grounds for divorce.