Page 8 of 9
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 2:26 am
by Byootuhful
OO kaalay, markad toogatid, maxaa kugu soo kordhaya aana khasaaro ahayn?
When it comes to land disputes, men should sit down and discuss it like men. Mid kaste ba wuu is la saxsan yahay laakiin ka gar daran Ilaahay ba arkaya, markaa hada dhulkaaga gar daro lagaaga qaato, Ilaahay ba lagu daaya.
Dadkeenu waay iiman beeleen..
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 2:37 am
by kaliil
Byootuhful wrote:OO kaalay, markaad toogatid, maxaa kugu soo kordhaya aana khasaaro ahayn?
When it comes to land disputes, men should sit down and discuss it like men. Mid kaste ba wuu is la saxsan yahay laakiin ka gar daran Ilaahay ba arkaya, markaa hada dhulkaaga gar daro lagaaga qaato, Ilaahay ba lagu daaya.
Dadkeenu waay iiman beeleen..
ina dhaca la xalaalaysto maaha.diinteenu waxay inoo ogoshahay ina qofku markuu naftiisa difaacayo iyo marka maalkiisa difaacayaba wax dili karo. labadaa mar oo keliya iyo marka jihaadku jiro ayaa la ogolyahay inuu ninka raga ahi qoriga qaato oo wax iska celiyo.
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 2:42 am
by LiQaaye_TDH
Not wonder Timo Casse is pissed, there is 3 Isxaaq people Dead, and their land taken off them also they managed to confiscate alot of weapons from them......
Laakin Ilmaaderayaal Silaanyo Noo Daaya

Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 2:47 am
by CaynabaX
^^
War ninyow Liqaaye, kubadda inoo daji... Caqli africaan wallee dad dhul isku dilaya.
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 2:52 am
by Byootuhful
Liqaaye, Siilanyo waa lagu khasaaray..
Kaliil..Xabadu xal maaha..
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 2:57 am
by LiQaaye_TDH
wallahi anigo im all against this, This happens every where, the land dispute has calmed down a bit now, but earlier man it use happen every day
Byoutiful..... Silaanyo waan Ku Noolanay

Reer Bariga Somaliland ayaan weli waxba arag laakin

Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 2:58 am
by Twist
Rabbi maslaxo dhexdooda ha dhigo, intii dhimatayna ha u naxariisto.
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 6:13 am
by HooBariiska
Sanbalolshe wrote:Kii ku dhalay baan ahaye bal ii warran aabo? In muddo ah baynu kala maqnaynoo adigoo yar baan tegee maxaa inoo kala dambeeyey?
hahhahaha very funny again
who the fok are you?

Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 6:18 am
by HooBariiska
kaliil wrote:Timo_case waa ayo ninka dawladu rabto inay dhulka ka iibiso? waa khalad iyo cadaalad darro ina qof dhulkiisa lagu qabsado oo weliba loo adeegsado ciidanka qaranka. Qoladiina isaxaaqa miskiinimada ayaa la idinku arkaye cadaalad darada ka dhiidhiya oo cidii dhulkiina idinku qabsata iska celiya. ganacsaduhu hadduu lacag haysto muxuu dhulka u iibsan waayay oo dadka u dhacayaa?

kaliil bro reerku wuu ladanyahay, dee dad degan baanu iska ahayn weligayaba, but yesterday seems things have changed 4 nin baa hub qaatay, whole ciidankii oo dhan baa loo yeedhay, couple hundred soljiers ayaa soo baxay, soldiers not police.
we shall defend dhulka anaka noo gaar ah, the government are trying to sell dhul masakiin iska leedahay, the government are the once to blame, ayagaa wada dhul boobka, hoping cashed up business ppl like dahabshiil will take advantage.
The news i am hearing manta, he no longer wants to but the land

:lol welcome to new hargeisa mate
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 6:19 am
by HooBariiska
LiQaaye_TDH wrote:Not wonder Timo Casse is pissed, there is 3 Isxaaq people Dead, and their land taken off them also they managed to confiscate alot of weapons from them......
Laakin Ilmaaderayaal Silaanyo Noo Daaya

dont lie 2 shacab, 4 soljiers
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 7:41 am
by samatar133
Timocase
Why are you defending these criminal thugs who attacked and killed innocent Somaliland soldiers?
I dont believe these criminals have a legitimate case on that disputed land, laakiin bal, for the argument sake, kaba soo qaad in laga gardarnaa oo dhulkoodii dawladu si aan sharci ahayd ku haysatay. Hadiiba ay go'aansadeen in ay sharciga gacantooda ku qaataan, ma gar baa in ay weeraraan ciidan qaran oo aan wax shaqo ah ku lahayn muranka dhulkan? Ugu yaraan, waxbaa laga fahmi lahaa hadii ay abaari lahaayeen shakhsiyaad gaara oo ka tirsan dawlada ama hay'adaha cadaalada, kuwaas oo ay ku tuhmayeen in cadaalad darada ay sheeganayaan ay iyagu ka danbeeyeen. Laakiin salaada subax ayaan ku kalahayaa askar masaakiin oo aan muranka arinkan iyagu shaqoba ku lahayd, oo lagana yaabo askartaa ay dileen inay qaarkood ahayaan the only breadwinners of a large and poor families waa arin ayaan daro ah. Anigu lama yaabani those stupid thugs waxaa sayeeyay sababtoo ah fal dambiyeedku meel kasta uu ka dhacaa caalamka, dabiilayaashana waa la soo qabtaa lana ciqaabaa. Laakiin waxaan la yaabanahay dad ku nool wadamo ilbaxay sida wadama galbeedka, dadkan oo arkay wanaaga ay leedahay cadaaladu iyo in sharcigu qabto kana sareeyo qof walba, in ay hadana dadkani difaacaan dad gaystay fal danbiyeed foolxun oo aan qof maskax caafimaad qabtaa ku jirto aanu sinaba u difaaci karin.
I wouldn't be surprised if those criminals turn out to be one those people who a year and half ago used to burn their own houses in New Hargiesa area and then protest on the steets saying dawlada ayaa waxan ka danbaysa

Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 9:08 am
by gobdoon
We told you so SOMALINIMADA IYO mUSLIMNIMADA USOO NOQDA.
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 11:22 am
by LiQaaye_TDH
all the soldiers killed were Sacad Muse............JB to be Precise
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 1:05 pm
by samatar133
LiQaaye_TDH wrote:all the soldiers killed were Sacad Muse............JB to be Precise

this guy's mind work mind works only when clans are concerned. I remember a while back tiiyoo laga hadlayo contraagii dhismaha ee airport ka Hargiesa iyo shirkadaha ku guulaystay ayuu wuxuu mesha soo dhex galiyay sheeko aan lagaba hadlayn iyo Adan Madoobe guy baa share ku leh company ga chinese ka ah ee ku guulaystay and little bit of childish clan boasting:lol: . This Liqaaye dude is funny guy runtii.
Anyway the clan identity of those dead somaliland soldiers does not matter, what matters is that they were killed by criminal thugs that need to apprehended. Dhimashada waxa ka daran sumcad xumada ay Somaliland iyo gaar ahaan caasimadii S u soo jiideen danbilayaashaasi.
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 1:10 pm
by Madelina
samatar133 wrote:LiQaaye_TDH wrote:all the soldiers killed were Sacad Muse............JB to be Precise

this guy's mind work mind works only when clans are concerned. I remember a while back tiiyoo laga hadlayo contraagii dhismaha ee airport ka Hargiesa iyo shirkadaha ku guulaystay ayuu wuxuu mesha soo dhex galiyay sheeko aan lagaba hadlayn iyo Adan Madoobe guy baa share ku leh company ga chinese ka ah ee ku guulaystay and little bit of childish clan boasting:lol: . This Liqaaye dude is funny guy runtii.
Anyway the clan identity of those dead somaliland soldiers does not matter, what matters is that they were killed by criminal thugs that need to apprehended. Dhimashada waxa ka daran sumcad xumada ay Somaliland iyo gaar ahaan caasimadii S u soo jiideen danbilayaashaasi.
Here here
