5 reasons why I support for secession from the Union

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: 5 reasons why I support for secession from the Union

Post by The`Republic »

Xooriyad maahan shay reer keliya hamigiisu ku jirto. Inaad tiraahdid ixtiraam iyo walaaltinimo iyo is fahan haynaga dhex abuuranto waa arrin soo dhawayn mudan blase waa inaad ogaato keygana aan mudnaando kaagana aan caburiyo aarin la waafaqi karo maahan. Ina adeer lilaahi baan kugu dhaariyaye sidee ayaad ku oran kartaa anigu xoriyadayda waxay ku dhagan tahay hala aqoonsado lakin umaadaad kale ee Soomaaliyaad oo badan koodana aan ciribtiro? Waa xaqiiq taagan oo aan indhahana laga tirin karin inay jiraan dad aad doonaysid inaad Jamhuuriyadaadu waxay ka dhigan tahay inay maamasho balse iyagoon dooqoodu ku jirin eena ka doorteen inay gunta kaga dhagaan qowmiyadaha Soomaaliya ka tolan tahay. Taada muran ka taagan tahay anigu caqli taam ah umalayn maayo inuu tu kale iswaydaarsado. Bal adigu halagu aqoonsado teeraad ku kale la bixi lahayd.
Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: 5 reasons why I support for secession from the Union

Post by Coldoon »

Rightwing wrote:
Bro. waxa aduunka ugu qaalisan waa xuriyad, Xuriyadii haday marlabaad gacanta iisoo gashay maxaan u luminayaa? anoo is maamulaya maxaan nin xamar jooga isugu dhiibi?
Waxaa ugu fiican inaan la is xagxagan oo lays qadariyo si loo abuuro jawi wada noolaansho ah.
Rightwingow, sxb, miyee kula qumantahay iinee Somaliland ama Isaaq ku soo duulaan Samaroon iyo Dhullos/Warsans o yidhaahdan dhulkaan Dhulbahante/Warsangeli wuxuu ka tirsanyahay wax la yidhaahdo "Somaliland". Suaasha iisweydeenda muudan waxaa weyee, ya Somaliland la oodhan jiray gumaystihii ka hor? Wakhtigii gumaystuhu joogay, Dhulbahante/Warsangeli iyo Isaaq ma hal dawlad ba ka dhexeesay waligood, before Colonialism? Wa maya. Isaaq, wala Dhulbahante, wala Samaroon wala Ciise, wala Warsangeli, nin oodhan kara British-Somaliland Protectorate baan uu hadliya ma jiro lagana yeelimayo.

Dulmigu ma wanaagsana. Ruunta iin la iska indhatiirana ma wanaagsana. Anigaykan kula hadliya, boqolkiiba boqol waxaan jeclaanlaha iin Reer Isaaq wadan go'aan la siiyo oo dhulka Reer Isaaq deego la gooyo at the same time, Beelaha Dhulbahate iyo Warsangeli, maadama e ka mid yihin qoomiiyada Daarodna loo daayo, dhulkooda, taladooda iyo iine la mid noqdaan walalahooda Daarod.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”