salool wrote:Alwayslove, forumkan wax yaalaha hadaad so hadal qaadid freak ba lagu qoraya.Soomalida waxa ka dhaadhacsan inay naagto dareen laheyn and sex is all about the mans needs.
We're supposed just lay there, spread our legs and say tafadal ya cami.And when he is finish with his one second of action waa just shower and iska seexo.If you start demanding things he start thiniking you slept with the whole town.waxa laga hor keenaya..hayaay naa wax yaalahan ya ka baray...so tii aad laheyd virgin baan ahey.Then the xoolo goes to baadiya looking for a virgin thinking with his irbad G with one second action the poor girl wont look down on him...he will feel like a king few months...tills the boy next door take over his job.
Nin somali ah maxa dhib haysta..wax kasta dadkeeno ceeb bay ka dhigaan.

@ hayaay naa waxyaalahan ya ku baray. Salooley, we both know you're into that romantic boolshid. Illahay baan ku dhaarshe ma bouquet of roses iyo shukulaado yaryar ayaad ninkaaga ka sugi doonta? Na wa 2015, romance iyo sheekadaas iska ilow. Odey kaniinki buluug ahaa u soo iibi, adigu jimicsi kegels la yidhaahdo samee, dee wa ku kaa! 1 minute iyo waxaas laga maqli maayo.