Xamar Hawiye ba iska leh

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by DR-YALAXOOW »

Gobolka Banaaadir has already Maamul tayo leh oo wax baddan u qabtay shacabka deggan gobolka Banaaadir..
Image

odayaashaas waa qaldan yihiin.. haddii ay hawiye u rabaan wanaag. waa inay dawlada Somaliya ka danbeeyaan..
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by JSL3000 »

DR-YALAXOOW wrote:reer banaaadir maaha vioceless. gobolka banaadir waa maamulka ugu xooga weeyn dhamaan somaliya. dhinac waliba. xag dhaqaale iyo xaq waxqabad... qabiilka hawiye ?? fiiri hawiye dhulkiisa maaha xamar kaliya.. hawiye soomaaliya oo dhan ayuu degaaa.. dekado haka sameeystaan from hobyo to kismaayo haddii ay doonaan.. laakiin caasimada dalka Somaliya waa caasimada dalka Somaliya.. waa ceeb inuu qabiiil sheegto... nimankaas xasan xaad iyo odayga saleeymaanka ah waa in ciidanka NISA ay xabsiga u dhaadhicyaan . waa qaran dumis.. dawlad diid.. waligaa ma maqashay isaaq ku qaylinaya HARGEYSA ISAAQ AYAA LEH ??? waa maya. ama ciiise ku qaylinaya jabuuti anagaa leh... odayaashaas waa is ceebeeyeen. Waxay ceebeeyeen Hawiye....
:damn: :pac: you got a point there first time I seen a tribe claim a shared city for themselves. :MJ:
Last edited by JSL3000 on Wed Mar 30, 2016 6:01 pm, edited 4 times in total.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by AbkoowDhiblaawe »

DR-YALAXOOW wrote:reer banaaadir maaha vioceless. gobolka banaadir waa maamulka ugu xooga weeyn dhamaan somaliya. dhinac waliba. xag dhaqaale iyo xaq waxqabad... qabiilka hawiye ?? fiiri hawiye dhulkiisa maaha xamar kaliya.. hawiye soomaaliya oo dhan ayuu degaaa.. dekado haka sameeystaan from hobyo to kismaayo haddii ay doonaan.. laakiin caasimada dalka Somaliya waa caasimada dalka Somaliya.. waa ceeb inuu qabiiil sheegto... nimankaas xasan xaad iyo odayga saleeymaanka ah waa in ciidanka NISA ay xabsiga u dhaadhicyaan . waa qaran dumis.. dawlad diid.. waligaa ma maqashay isaaq ku qaylinaya HARGEYSA ISAAQ AYAA LEH ??? waa maya. ama ciiise ku qaylinaya jabuuti anagaa leh... odayaashaas waa is ceebeeyeen. Waxay ceebeeyeen Hawiye....

What is hawiye without xamar? Kalay jinni maa qabtaa? Dekadaha kismayo iyo boosaso ma iyaka dhistay mise dowlada dhexe??? Ma waxaa raali ka tahay dekadahaas iney masmushtan siday doonan. Anagana waxa na leedahay dekad kale dhista :lol: :lol:

Isaaq iyo iyo ciise iney qayliyaan uma baahno sababto cidii ku haysata ayaaban jirin..

Anigu waan ku sheegay hore hadaana waan kugu celin. Xaad iyo diiriye waa mooryan nabad-diid ah they don't represent us. Yaa doortay? Yaase warkooda maqla?

Ditoore dhul walba somalia maanta dad baa sheegta. Hade anigo ah Nin abgaal iskaba daaye mataan Cabdulle ah sidee leygu diidi karaa inaa gobolka sheegto. Banaadir waaba meesha kaliya aan dego markii laga rabo balcad iyo warsheekh.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by Togdeer »

Everyone had their hometown.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by DR-YALAXOOW »

warsheekh daqliga ka soo baxa dekada xamar waliba 90% of the income of the federal goverment waxaa lagu dhisaa kuna baxdaa inta baddan caasimada xamar.... most of funs that Somalia gets waxaa lagu dhisaa gobolka banaadir.. Most of bussinies in located xamar waxaa hadaba lagu qarash gareeyaa Banaaadir... banaadir does not need money from dekada boosaaso or kismaayo..

Banaaadir region has already Maamul who done lot of things.. Maamulka banaaadir waa maamulka kaliya ee mushahar siiya shaqaale gaaraya ilaaa 3000 qafood. of course next coming federal goverment waa in daqliga dawlada ka yimaadaa also Boosaaso iyo kismaayo iyo hargeysa too.. Laakiin banaadir is the power house of Somalia...Diiriye iyo xaabsade iyo 5ta oday ee kale Kuma hadli karaan magaca hawiye... Magaca Hawiye MAGACA GOBOLKA BANAAADIR IYO DADKA DEGGA waxaa u hadli kara Maamulka hadda ka jira gobolka banaadir ee uu hogaamiye duqa magaalada xamar ahna gudoomiya gobolka banaaadir..
ReerMudug2
Posts: 18
Joined: Thu Aug 16, 2012 7:01 pm

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by ReerMudug2 »

Hawiye General Gabre ayaa iska leh.
:mrgreen:
User avatar
BlueBlood
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1897
Joined: Sat Dec 06, 2014 11:28 am

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by BlueBlood »

DR-YALAXOOW wrote: warsheekh daqliga ka soo baxa dekada xamar waliba 90% of the income of the federal goverment waxaa lagu dhisaa kuna baxdaa inta baddan caasimada xamar....
most of funs that Somalia gets waxaa lagu dhisaa gobolka banaadir.. Most of bussinies in located xamar waxaa hadaba lagu qarash gareeyaa Banaaadir... banaadir does not need money from dekada boosaaso or kismaayo..
This !!!

idk why people r throwing terms like "taada kuu kali, teenana dadkoo dhan"
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by DR-YALAXOOW »

BlueBlood wrote:

fiiiri Most of money that Somalia gets from internationaly actually inta baddan gobolka banaadir ma dhaafto . dhinac waliba gobolka banaadir ayaa ka faaiido baddan dadka deggan gobolada..xamar waxaa u soo shaqo taga dadka ka yimaada HARGEYSA ,BOOSAASO. BAYDHABO. everywhere xamar ayey shaqo u soo doontaan oo ay ka dibna lacag uga diraan familadooda.. Marka maaha in gobolka banaadir laga dhigo in lacagtii laga qaado lagu dhiso boosaaso.. boosaasana aysan lacag u soo dirin xamar... xamar wuxuu already qaataa lacaga dawlada ee ka yimaada dunida inta baddan...
User avatar
BlueBlood
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1897
Joined: Sat Dec 06, 2014 11:28 am

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by BlueBlood »

DR-YALAXOOW wrote:
BlueBlood wrote:
DR-YALAXOOW wrote: warsheekh daqliga ka soo baxa dekada xamar waliba 90% of the income of the federal goverment waxaa lagu dhisaa kuna baxdaa inta baddan caasimada xamar....
most of funs that Somalia gets waxaa lagu dhisaa gobolka banaadir.. Most of bussinies in located xamar waxaa hadaba lagu qarash gareeyaa Banaaadir... banaadir does not need money from dekada boosaaso or kismaayo..
This !!!

idk why people r throwing terms like "taada kuu kali, teenana dadkoo dhan"
fiiiri Most of money that Somalia gets from internationaly actually inta baddan gobolka banaadir ma dhaafto . dhinac waliba gobolka banaadir ayaa ka faaiido baddan dadka deggan gobolada..xamar waxaa u soo shaqo taga dadka ka yimaada HARGEYSA ,BOOSAASO. BAYDHABO. everywhere xamar ayey shaqo u soo doontaan oo ay ka dibna lacag uga diraan familadooda.. Marka maaha in gobolka banaadir laga dhigo in lacagtii laga qaado lagu dhiso boosaaso.. boosaasana aysan lacag u soo dirin xamar... xamar wuxuu already qaataa lacaga dawlada ee ka yimaada dunida inta baddan...
sxb dee isku aragti baan nahay :up:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by DR-YALAXOOW »

thanks brother :up:
User avatar
TJcombo
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 490
Joined: Sat Jan 09, 2016 3:31 pm

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by TJcombo »

Those Odayaal from Ceelbuur, Baraxley, Cadaado and the central somali Wastelands need to shut their mouths and ask permition to squat on illegal stolen property from their Amisom occupiers. They know no life but Mooryaanimo and to top it off they act like Muqdisho is theirs and everybody else is a guest LMAO......

Don't worry Odayaal when the Jareer outbreed you and take Xamar from you in the near future you won't have anybody to cry to. Just look at any picture or video from Xamar now and all you see is Bantus everywhere from the beaches to the anywhere in the city. If you want to keep it up to date Muqdisho is a Bantu city now :mrgreen:
User avatar
Snailland12
Posts: 217
Joined: Tue Mar 01, 2016 10:37 am

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by Snailland12 »

hawiyeland will soon be bantuland, while the hutus killed fellow somalis, the bantu rapidly expanded, its all their fault, for thousands of years somalis had stopped a bantu expansion, but the hutu freaks failed us
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by TheblueNwhite »

Hawiye caravan ayaa la saaran yahay beryahan. Markabyo ayaa loo baahan yahay oo fans ka lagu guro. Hayaa yaa Hawiye fans, scream louder.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by AbdiWahab252 »

BlueNwhite - Let them have their fun. We need more conservative leadership who pursue HAG interests above all. It is panderers like HSM who allow these kinds of calacaal inside our beloved city. One thing I admired about Maxamed Dheere (AUN) was that he never allowed such shenanigans in his midst when he ran Jowhar.
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Xamar Hawiye ba iska leh

Post by skywalker25 »

Hawiye waa xoloo. We should have put you in ship containers without fans and sold you to the arabs. It would have saved us alot of problems. Look at you all today. Killing your future for either AMISOM or Alshabab. No shame whats so ever...
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”