Gogarad,
Naa ii waran bal. Long time ehh macaanto. Naa bal ii sheeg, how does being single AGAIN feels like.

Axlan cadey, I am doing well sweets and you? maxa haysa? maxa kugu cusuub?
Loooooool..na it feels like a million bucks..kanna seeb kanna saar ayaan ku jira..same route my other odayaal mareeen ayuu maraaay.


Adigona ma sidi ayaad meshaadi yururtaa? how is ur current victim doing? lol