Page 8 of 8

Posted: Fri Dec 16, 2005 10:57 am
by Gogarad
[quote="Axlaan"]

Gogarad,
Naa ii waran bal. Long time ehh macaanto. Naa bal ii sheeg, how does being single AGAIN feels like. Wink Duqii rentiga kaa bixin jirayna waatuu kaa tagaye. lol[/quote]

Axlan cadey, I am doing well sweets and you? maxa haysa? maxa kugu cusuub?

Loooooool..na it feels like a million bucks..kanna seeb kanna saar ayaan ku jira..same route my other odayaal mareeen ayuu maraaay. Wink Very Happy

Adigona ma sidi ayaad meshaadi yururtaa? how is ur current victim doing? lol