Waryaa Qudhac

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

Looooooooooooooooooooool@waan aqaanoo waxaan feedh jilib ahayn ooy ku nafistaa ma jiro.. Laughing Laughing

U heartless, ruthless frigging savage..Wale waan oga inanaad saaxi ahyn..wa laga dhix hadliya, War ma islanti hoyaada ahayd baa igu ka dirtaay? waxani wax kabadani...

This time wa khalaas..finiiiito..alahey ka ala.. dib dambe shaqo shaqadeed ha igu darsan..afar fataxo iyo afartaan kuuna so dir and HIT THE ROAD JACK!!! Twisted Evil
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Gogo,

Wixii aad sheegeysey waxbaa ka jira. Maanta dhinacaaga iga day. Islaanta soddohdaa ah waxba ha marmarin, iyadu waa hooyo oo wanaag uumbey jeceshahay.

Xaska ayaa balaayo kale ku jirtaa Laughing Gododle ninku hadduu noqdana looma taag helo.

Bal arag balanta uu qaaday ee haddana uu kabaxay;

quote, Sir "Yes waan ku qancaa Kambuli xukunkii ay gooyso laakiin waa in sheekada oo dhan loo sheego ee aan qaar kaliya la soo qaadin."

Adigu xukunkii waadigii aqbalay. Laakiin isagii ayaa marba geed isku qaadaya. Alleylehe albaabka ka xidho; Laughing
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

Kambuli,

Wan ku yidhi, Ninkan balu aya ka hug leh..Wa nin meel kale isku huuba dee, Maxan kafili lahayn ee kale?? Rolling Eyes

Xidhay albabki..oo handaraabna kadaba geyaay.. Very Happy
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

Naayaa fur albaabka. Waad furiye fur albaabka
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Post by Cawar »

[quote="Sir-Luggoyo"]Naayaa fur albaabka. Waad furiye fur albaabka[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Post by Ureysoo »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

*HogeeYe HoogeY Film Hindi Baa Meesha Ka Socoday U Inaa Dhaafay*... Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

*Much Esteem and Reverence*

*Bless*
Mowhawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2755
Joined: Fri Jun 27, 2003 7:00 pm

Post by Mowhawk »

wow, saaxibiyaal, anigoo goor dhow dhammeeyn doona (course) ahaa murtida iyo luqadda soomaaliga, waxaad aad iyo aad u adag qoritaanka gabayada/murti soomaaliyeed. Are there different schools of poetry? Can anyone post the differences between geeraar and gabay. bal waxbaan isku jaburiyee, ma gabey baa, mise geeraar, mise buraanbur? Laughing iga dhageeysta.

mudanayaal iyo marwooyin mahad allee sidaad murtida u soo mariseen.
Mirqaan meygaag, baan maalmahaan tebeyoo, meeyey maad mafrishka ka soo kicisaan.

Mirqaan meygaag, ma ogee in miirowga maalaa yacniiga ah, iyo marwo aan kugu mehersaneeyn, iney mijimaha ku goysee. Laughing

Musiibo la yidhaahdo Mr Lionheart baa maantana masibtee, magacaa ba’ayee mafrishka ka soo kac. Laughing Laughing

Ratings?
User avatar
Mataan_Ciideed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1963
Joined: Sun Apr 10, 2005 11:24 pm

Post by Mataan_Ciideed »

Samatar

Mataan Ciideed baad adigu sheegeysaayee, Ina Baxar baa sheekadii la wareegay!. Laughing

Ina Baxar

Abti, maxaa kugu dhacay, waadigan seef la bood noqdayee?!. Laughing

Lady Qac and Chrissy

Please don't be rude to my nephew Ina Baxar!. He's like your older brother, and he's just worried about you, as he sees something you don't!.

Micheal

Did you ever have a confrontational sitiuation with a Somali dude with regards to a Xaliimo, or Xaliimos?.

Okay, let me try to asses the Luggooyo Gogarad sitiuation!.

Gogarad waa gabadh aad u jilicsan xaga raga, oo haday nin jeclaato, dhulka isugu masaxaysa oo waxkasta ka yeeleysa!. Luggooyana wuxuu is yidhi: "war Islaantii jeebkay iigu jirtaa oo waxaan rabaan samayn karaa!."

I know many divorced Somalis, and it pains me to see Sir and Gogo going thru this!. Please get your shitt together!.

If not, Gogarad should tell us what subclan of Faqash Luggooyo hails from!. Laughing
LaDy-Qac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1725
Joined: Thu Nov 20, 2003 7:00 pm
Location: AWDAL

Post by LaDy-Qac »

"Lady Qac and Chrissy

Please don't be rude to my nephew Ina Baxar!. He's like your older brother, and he's just worried about you, as he sees something you don't!"

We do not appreciate being called names by a filthy jabutiyaan Evil or Very Mad


*HogeeYe HoogeY Film Hindi Baa Meesha Ka Socoday U Inaa Dhaafay*...


Laughing OMG...I'm catching up on it now
User avatar
Mataan_Ciideed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1963
Joined: Sun Apr 10, 2005 11:24 pm

Post by Mataan_Ciideed »

Lady Qac

Jabuutiyaanka maxaad ka caayaysaa?. Don't you know that Gadabuursi are the second most numerous Somali clan in Jabuuti?!. Laughing
LaDy-Qac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1725
Joined: Thu Nov 20, 2003 7:00 pm
Location: AWDAL

Post by LaDy-Qac »

Laughing..there are more canfar in Djibouti then there are Gadabursi people. And Jibril yooniska ba dhega meesha qudhunka badan. Me being reer nuur we look down upon most Jibril yonis subclans for being isaaq wannabe's Rolling Eyes. Jabutiyaan people are bila dhaqan iyo edeb. Ciise wa our enemy. If they hear the name gadabuursi wadnaha ba dilacaa Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Mowhawk , very impressive saxib up
Afar are not a clan , but a different group of people altogether. Somalis { cise+samaroon+Isaaq+ 4-ta darood ee meesha ku nool} are greater in number than Afar. No census has been done beyond that to determine the different % of people from different clans within the somalis since the French era. WHY? Simply because under the French authority the natives were registred under their tribal denomination.Djibouti is primary Issa{somali} and Afar territory , but to my mataan cideed abti ,though I concur they may be more samaroon in Djibouti-ville than Boroma , never have their number surpassed ours .
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Mo

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Markaad ka gabyi karto
Sh, dh, N, example

Nuhda hadal
Naasaca dabnaha
Nuuska dhagayhayga (mataan ciided car gabaygaa dhamee gabayaa baad iska dhigtaa).
Sir

War walee xaaji xumaatayoo xanaaq buu xaalku joogaa ma suldaanka dhan baad golxob u soo qaadan, miyaanad ogayn inaanad u soo gali karin adoo fara madhan mooyee

Suldaan qudhac warwareegayeey waxaan ka baqayaa AFLAYDA ay sheegeene maygaag
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

Mo,

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

That was classified as Buraanbur, specifically resembles one composed by Cawrala Uurdoox from Qardho, so try again and put your stuff together this time like a genuine camel-fukker and start talking about Dhaan, Sahan, Geel, Dhijaan, Man iyo Ubax or else, you will be persecuted by the Guurti of Somalinet.

Mataan,

Garaad, waa maxay khashifaadu, war ninyahow islaanta ha igu dirin waa inagii heshiiska ahayne.

Qudhac,

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Awoow ama warwarageyso ama reeraha laga maqanyahay u tarris, golxobkaasu aduu kuu afayusanyahay



Mo. This is an example of Gabay.

Mowow madal rag joogaad is tiri meeris ka higgaadi
Miinkii aad ka billowday murtidaada iyo mas'aladaba
Sidii biri ma gaydho musanaabi baad muhatay laabtaada
Murtidaada kuma arag wax masiir gabay lagu matalo
Ee aan ku mihiibsiiyo masha-Alle sidii mowjad xoog badan
Aan kuu dhiibo majarihiisa iyo miinka uu kaga arooro
Muquunis ma aha gabay ee muunad Eebe bixiyee
Intaasi mataal kuugu filan iyo meeris ambaqaad
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Mow, quote"mudanayaal iyo marwooyin mahad allee sidaad murtida u soo mariseen.
Mirqaan meygaag, baan maalmahaan tebeyoo, meeyey maad mafrishka ka soo kicisaan.

Mirqaan meygaag, ma ogee in miirowga maalaa yacniiga ah, iyo marwo aan kugu mehersaneeyn, iney mijimaha ku goysee.

Musiibo la yidhaahdo Mr Lionheart baa maantana masibtee, magacaa ba’ayee mafrishka ka soo kac.

Ratings?


up I am not an expert, laakiin waa inataasoo aad sii yare wadday Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”