Page 8 of 9
Posted: Fri Jan 20, 2006 3:50 pm
by Gogarad
Looooooooooooooooooooool@waan aqaanoo waxaan feedh jilib ahayn ooy ku nafistaa ma jiro..
U heartless, ruthless frigging savage..Wale waan oga inanaad saaxi ahyn..wa laga dhix hadliya, War ma islanti hoyaada ahayd baa igu ka dirtaay? waxani wax kabadani...
This time wa khalaas..finiiiito..alahey ka ala.. dib dambe shaqo shaqadeed ha igu darsan..afar fataxo iyo afartaan kuuna so dir and HIT THE ROAD JACK!!!

Posted: Fri Jan 20, 2006 4:28 pm
by kambuli
Gogo,
Wixii aad sheegeysey waxbaa ka jira. Maanta dhinacaaga iga day. Islaanta soddohdaa ah waxba ha marmarin, iyadu waa hooyo oo wanaag uumbey jeceshahay.
Xaska ayaa balaayo kale ku jirtaa

Gododle ninku hadduu noqdana looma taag helo.
Bal arag balanta uu qaaday ee haddana uu kabaxay;
quote, Sir "Yes waan ku qancaa Kambuli xukunkii ay gooyso laakiin waa in sheekada oo dhan loo sheego ee aan qaar kaliya la soo qaadin."
Adigu xukunkii waadigii aqbalay. Laakiin isagii ayaa marba geed isku qaadaya. Alleylehe albaabka ka xidho;

Posted: Fri Jan 20, 2006 4:35 pm
by Gogarad
Kambuli,
Wan ku yidhi, Ninkan balu aya ka hug leh..Wa nin meel kale isku huuba dee, Maxan kafili lahayn ee kale??
Xidhay albabki..oo handaraabna kadaba geyaay..

Posted: Fri Jan 20, 2006 4:38 pm
by Sir-Luggoyo
Naayaa fur albaabka. Waad furiye fur albaabka
Posted: Fri Jan 20, 2006 4:56 pm
by Cawar
Posted: Fri Jan 20, 2006 5:27 pm
by Ureysoo
Posted: Fri Jan 20, 2006 8:42 pm
by Mowhawk
wow, saaxibiyaal, anigoo goor dhow dhammeeyn doona (course) ahaa murtida iyo luqadda soomaaliga, waxaad aad iyo aad u adag qoritaanka gabayada/murti soomaaliyeed. Are there different schools of poetry? Can anyone post the differences between geeraar and gabay. bal waxbaan isku jaburiyee, ma gabey baa, mise geeraar, mise buraanbur?

iga dhageeysta.
mudanayaal iyo marwooyin mahad allee sidaad murtida u soo mariseen.
Mirqaan meygaag, baan maalmahaan tebeyoo, meeyey maad mafrishka ka soo kicisaan.
Mirqaan meygaag, ma ogee in miirowga maalaa yacniiga ah, iyo marwo aan kugu mehersaneeyn, iney mijimaha ku goysee.
Musiibo la yidhaahdo Mr Lionheart baa maantana masibtee, magacaa ba’ayee mafrishka ka soo kac.
Ratings?
Posted: Sat Jan 21, 2006 8:07 am
by Mataan_Ciideed
Samatar
Mataan Ciideed baad adigu sheegeysaayee, Ina Baxar baa sheekadii la wareegay!.

Ina Baxar
Abti, maxaa kugu dhacay, waadigan seef la bood noqdayee?!.
Lady Qac and Chrissy
Please don't be rude to my nephew Ina Baxar!. He's like your older brother, and he's just worried about you, as he sees something you don't!.
Micheal
Did you ever have a confrontational sitiuation with a Somali dude with regards to a Xaliimo, or Xaliimos?.
Okay, let me try to asses the Luggooyo Gogarad sitiuation!.
Gogarad waa gabadh aad u jilicsan xaga raga, oo haday nin jeclaato, dhulka isugu masaxaysa oo waxkasta ka yeeleysa!. Luggooyana wuxuu is yidhi: "war Islaantii jeebkay iigu jirtaa oo waxaan rabaan samayn karaa!."
I know many divorced Somalis, and it pains me to see Sir and Gogo going thru this!. Please get your shitt together!.
If not, Gogarad should tell us what subclan of Faqash Luggooyo hails from!.

Posted: Sat Jan 21, 2006 8:18 am
by LaDy-Qac
"Lady Qac and Chrissy
Please don't be rude to my nephew Ina Baxar!. He's like your older brother, and he's just worried about you, as he sees something you don't!"
We do not appreciate being called names by a filthy jabutiyaan
*HogeeYe HoogeY Film Hindi Baa Meesha Ka Socoday U Inaa Dhaafay*...

OMG...I'm catching up on it now
Posted: Sat Jan 21, 2006 8:22 am
by Mataan_Ciideed
Lady Qac
Jabuutiyaanka maxaad ka caayaysaa?. Don't you know that Gadabuursi are the second most numerous Somali clan in Jabuuti?!.

Posted: Sat Jan 21, 2006 8:33 am
by LaDy-Qac

..there are more canfar in Djibouti then there are Gadabursi people. And Jibril yooniska ba dhega meesha qudhunka badan. Me being reer nuur we look down upon most Jibril yonis subclans for being isaaq wannabe's

. Jabutiyaan people are bila dhaqan iyo edeb. Ciise wa our enemy. If they hear the name gadabuursi wadnaha ba dilacaa

Posted: Sat Jan 21, 2006 11:19 am
by Ina Baxar
Mowhawk , very impressive saxib
Afar are not a clan , but a different group of people altogether. Somalis { cise+samaroon+Isaaq+ 4-ta darood ee meesha ku nool} are greater in number than Afar. No census has been done beyond that to determine the different % of people from different clans within the somalis since the French era. WHY? Simply because under the French authority the natives were registred under their tribal denomination.Djibouti is primary Issa{somali} and Afar territory , but to my mataan cideed abti ,though I concur they may be more samaroon in Djibouti-ville than Boroma , never have their number surpassed ours .
Posted: Sat Jan 21, 2006 12:22 pm
by qudhac-m
Mo
Markaad ka gabyi karto
Sh, dh, N, example
Nuhda hadal
Naasaca dabnaha
Nuuska dhagayhayga (mataan ciided car gabaygaa dhamee gabayaa baad iska dhigtaa).
Sir
War walee xaaji xumaatayoo xanaaq buu xaalku joogaa ma suldaanka dhan baad golxob u soo qaadan, miyaanad ogayn inaanad u soo gali karin adoo fara madhan mooyee
Suldaan qudhac warwareegayeey waxaan ka baqayaa AFLAYDA ay sheegeene maygaag
Posted: Mon Jan 23, 2006 9:14 am
by Sir-Luggoyo
Mo,
That was classified as Buraanbur, specifically resembles one composed by Cawrala Uurdoox from Qardho, so try again and put your stuff together this time like a genuine camel-fukker and start talking about Dhaan, Sahan, Geel, Dhijaan, Man iyo Ubax or else, you will be persecuted by the Guurti of Somalinet.
Mataan,
Garaad, waa maxay khashifaadu, war ninyahow islaanta ha igu dirin waa inagii heshiiska ahayne.
Qudhac,
Awoow ama warwarageyso ama reeraha laga maqanyahay u tarris, golxobkaasu aduu kuu afayusanyahay
Mo. This is an example of Gabay.
Mowow madal rag joogaad is tiri meeris ka higgaadi
Miinkii aad ka billowday murtidaada iyo mas'aladaba
Sidii biri ma gaydho musanaabi baad muhatay laabtaada
Murtidaada kuma arag wax masiir gabay lagu matalo
Ee aan ku mihiibsiiyo masha-Alle sidii mowjad xoog badan
Aan kuu dhiibo majarihiisa iyo miinka uu kaga arooro
Muquunis ma aha gabay ee muunad Eebe bixiyee
Intaasi mataal kuugu filan iyo meeris ambaqaad
Posted: Mon Jan 23, 2006 10:37 am
by kambuli
Mow, quote"mudanayaal iyo marwooyin mahad allee sidaad murtida u soo mariseen.
Mirqaan meygaag, baan maalmahaan tebeyoo, meeyey maad mafrishka ka soo kicisaan.
Mirqaan meygaag, ma ogee in miirowga maalaa yacniiga ah, iyo marwo aan kugu mehersaneeyn, iney mijimaha ku goysee.
Musiibo la yidhaahdo Mr Lionheart baa maantana masibtee, magacaa ba’ayee mafrishka ka soo kac.
Ratings?

I am not an expert, laakiin waa inataasoo aad sii yare wadday
