[quote="DawladSade"][quote="Dhaga Bacayl"][quote="DawladSade"]Dhaga, good luck Somaliland yaan wallahi taaganahay. Wish us goodluck Jubbaland also, danteenu waa inaan ka fakirnaa

[/quote]
Why not...good luck to you bro.[/quote]
Sidaas ayaa laydin ka rabaa ragiinaan kale Somaliland, cuqdada iyo xaasidnimada iska daaye waan tagnay soona laaban mayno, Jamhuuriyada Kenya maahe wax kaloo naga horayso absolutely majirto.

Abdiwahab, marna ma ohio baan deganahy marna meel kale, marna ma sodon baa jiraa marna 16, war ninyaho mawqif adag yeelo ragu waa ka gacan bir ku qabto wax alaale waxa jira macaa fikradayadu.

[/quote]
I heard you but why don't you do the same for Abdi Wahab? I mean. don't you think they have rights to self govern too?