wadaniweyn,
ma h/y ayaad uga hiilin ogaadeen?
waxaad kala saartaa h/y iyo dawlada somaliland, dawlada somaliland waa ku khaldaneed in ay u dhiibto nimankaa ethiopia.nfd waa ku khaldantay in ay dad shicib ah afduubaan
Mida kale ciilkan aad qabtaa waamaxay hadaad h/j tahay ileyn taariikhda kuma hayno meel lagu ciilayee. Haddii h/j la caayo bal la garey in aad is difaacdo laakiin ninyow dadkan aad iska cayeysid adigoo magaca h/j ku hadlaya waad ku khaldan tahay ee jooji waxaaa sharaftii ayaad naga qaadee
question mark ayaa walee ku saaran umaleyn maayo in aad tahay reerka
aad iyo aad baad uga khaldantay dadka
ONLF captures 55 " somalilanders"
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: ONLF captures 55 " somalilanders"
[quote="XidigtaJSL"]
Saaxiib u missed my location and where I came from, in case you did, am from Ceerigaabo, Sanaag, my family and clan live within the borders of Somaliland and what happens in remote Kililka 5'naad is nothing to do with me, having said that, you need to fight the Ogaadeen or shut up, they burned more than 50 cars and you still thinking about what to do waar raga iska dhici inlayn waadigan Ciidagalahaba u xinoweyne and dont give me this Ogaadeen baa na baryey
Or just move to Somaliland like everybody else[/quote]
sxb locationkaaga kuma weydiin,waxa kilinka 5:aad ka dhacayaa haddaanay ku khusayna maxaad uga hadlaysaa?waxa kilinka 5:aad ka dhacayaa ima khuseeyaan baad leedahay haddana afkaad lasoo gelaysaa oo ONLF waa terrorist baad leedahay.Nin walba oo HY ah ama Garxajis ah way khuseeyaan waxa kilinka 5:aad iyo Ceerigaaboba ka dhacayaa.Teeda kale, Taariikhda Habar Yoonista iyo dagaaladaad Daaroodka ugu faanto "reer Hawd" baa dhigay oo anaga la`aantayaday HY baan ahay oo waxan baanu samaynay ma odhan kartid.Bal car haddaad nin tahay dagaal HY ku guulaysatay oon Hawd ka dhicin ii sheeg?Warsengeliga idinka idiin faana hal Reer oo reer Hawd ah baa ku fillaan lahaa oon biyo u kobadeen.
ONLF waa rag geesiyaal ah oo Ethiopia oo adigu ilaahay moodayso ayay la dagaalamaan oo sidaada uma nacamleeyaan, taa waan u qirayaa.Dhulka waxba kama taqaanide dhulka waa la kala degaa oo wax "front" la yidhaa baa jira markaa qolana deegaankeeda lama galo daka frontka u dhowna aad bay u hubaysanyihiin oo marwalba dagaal waa u diyaar onlfna kuma dhacdo inay cid soo weeraraan laakiin dadka businesska wata ee xuduudaha dhaafa ayay wadooyinka u galaan.Ogaden waan intaasoo goor waanu la dagaalanay inta badana anagaa guulaysana laakiin onlf ogaden oo dhan maaha oo waa jabhade xagaa loogu hagaagi haddaad caqli leedahay?hadday beel beel noqoto oo dadka wada degaa islaayaan waa la dagaalami laakiin jabhad sidaad ula dagaalami.Waa siduu Maroodijeex sheegaye arrintan somaliland ayaa ka danbaysay oo waxaa la rabaa inaa Ogaden iyo Garxajis la isku diro waana inaa laga fiirsado, hadday somaliland waxaa joojinweydana onlf jidkaanu u bannayn somaliland hasoo galaane illeen weligayagay anagaa ka horjoognaye.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: ONLF captures 55 " somalilanders"
horta kaliilow waad iska hadashay ma ogaden baa geesiyo ku noqday ilay ghawaadida isaaqa gubaan ama haba yidhaho gawaadhida garxajiska
ama markay arabka hay la dagaalamaan in dhagaxbuur
adeer waxa yalaga maqlin onlf iyo abohood ba wala gumeynaya
ama markay arabka hay la dagaalamaan in dhagaxbuur
adeer waxa yalaga maqlin onlf iyo abohood ba wala gumeynaya
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: ONLF captures 55 " somalilanders"
Emperor,
adeer haa onlf waa geesiyo oo ragga diraca iyo googaradaha xidhan ee itoobiya u nacamleeya ayay dhaamaan.ONLF iyo Ogaden waa rag jira saaxiib, sidaanu doono aanu isu layno laakiin inay geesiyaal yihiin waan i qirayaa.Gaadhiyaasha waxay u gubayaan way ku ciilbaxayaan markay Hargeysa oo anagu ka horjoogno soo gaadhiwaayeen.Anagu ninka Ogadenka ah ee aanu dagaalamayno masoo qabano itoobiyana ma siino ee qoortaanu ka jarnaa

ilma Dooro iyo ilma doqon,
Dhawr gaadhi oo la gubay ku farxa intaad wakhti haysataan.Waxaan idiinku ballanqaaday maalintaanu idiinsoo jeedsano(HY)inaanu si fiican idiin karbaashno oo wixii 80skii dagaalkii quusato dhacay wax ka daran dhacaan
Dulqaadkoodu Habar Yoonis waa dawlad oo kale e
Diblomacy bay kula socdaan nimay dilaayaane e
Degdeg uma xanaaqaane way daajiyaan nabade
maalintayse diiraan wax uunbay damug ka siiyaane
Duqii waagii hore soo baxaye daaimada boobay
Daraawiishba iyagaa jabshoo loogu daw galaye
Abidkoodba duul ay qabteen dib uma dhaantayne
berigii Ogaadeen iyo jabhado daallinku hub siiyay
intoo laskusoo daray col weyn soo diyaarsade e
saddex goor markii la hafiyay ayay dan u hadaafeene
dibna inay rogaal ugu ceshaan waa habeen dumaye
deris lama ilaawaana bay doqontii siiyeene
ha isdulyaalo meydkoodu waa doqon abaalkeede
dawgii dhabada rooble iyo xodayo duudiisa
iyo dooxa Ceelbaxay lafaha daadsan laga yaabye
Diridii Libaax Qawdhanaa iyo dagalka Gaaroodi
dadabtii afmeerka iyo ilaa dabada Qoolceele
Udubkii Dauudka ayaa laga digniin helay col uu Gaani soo diraye
inay dacar qadhaadh iyo sunyihiin oon la degahaynin
oo aanay diircad mooyee madowgu doonyada u furanin
oo ay dunida hore usoo liqeen daranba loo seegin
Baasuukaa sidii danab qarxa ee dilaya baybayga
griinofka danayaaya iyo diiradlaa afjeexa
darandoori bay ugu rideen bad iyo baaruude

dilkii horeba dhawr gaadhi bay dib uga yaaceene
markay dhaladkii Koodbuur maqleen baqe dhamaantoode
intay hubkii daadiyeen bay dabada jeedsheene
galalawsinkii bay eryeen bixida weynaaye
diilintii xuduuda iyo duuda dhinaciisa
siidii ayax diyaaradi suntii dooga ugu saydhay
intaasay raqdii daadsantahay duulka reer faqashe
dugaaga iyo haadkii ka dhereg dara rag waaweyne
ha is dulyaalo maydkoodu waa doqon abaalkeede

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: ONLF captures 55 " somalilanders"
Kaliil
Anigu hadaan ahay nin HY oo ka sii ah Muuse Ismaaciil Gahdweyn walaa adiga walaa HY kale walaa Isaaq kalaan aqaanaa saaxiib, dagaaladii ka dhacay gobolkan aan dagno inay guushu xagayaga ahayd ilaa hadana tahay cidi iskuma haysato afar xaboo Warsangeli ah internet iyo maqaaxiyaha ha ka cabaadaan waligood walee anaa u taliya from Ceerigaabo ilaa Las Qorey what I say goes, wax gurmad ah oo HY Hawd iiga yimid 1990s ma jirin ee anaa is difaacey dhulkaygana cadowga ka saarey hadh cad anigoon aan cid kale kaashanynin ee bal intaad is badh qabtaan qoladiinan reer Hawd ee faanka badan raga iska dhiciya ilayn waatan maalin walba baaruurtiina la gubaye anaa geesi ahaan jiray oo Hawd libaax ah socon mayso 2007 ee hubka qaata oo Ogaadeenkan kibrey iska celiya waa hadaad wax islahaysaan ogowna Somaliland adigana waa kuu dan Isaaq oo dhana waw dan ee ONLF waxba kuuma aha ee jabhad Darod at the end of the day

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 39 Replies
- 2535 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 5 Replies
- 561 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 1 Replies
- 419 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 18 Replies
- 1062 Views
-
Last post by Boodh iyo Torre
-
- 5 Replies
- 1095 Views
-
Last post by formidable
-
- 31 Replies
- 1833 Views
-
Last post by al ghazi
-
- 6 Replies
- 1168 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 14 Replies
- 1925 Views
-
Last post by Kismaayo21